Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Khawaarijta cir iyo dhul ayaa laga duqeyn doonaa meel kasta oo ay joogaan ee halaga iska jiro.

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale si adag uga hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda gudaha dalka.

 

 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadka Soomaaliyeed ka dalbaday iney isaga fogaadaan ay meel kasta oo ay joogaan kooxda Al-shabaab, islamarkaana laga fulin doono duqeymo cir iyo dhul ah.

"Dadka Soomaaliyeed waxaan leeyahay ka fogaada Meel kasta oo ay Khawaarijtu joogaan, cir iyo dhul ayaa laga duqeyn doonaa ee kasii fogaada yaysan dhibaato idin ka soo gaarine" ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in haatan ay dhawdahay guul ka gaarista kooxda Al-shabaab, wuxuuna uga digay muwaadiniinta Soomaaliyeed iney macaamil la sameystaan kooxda.

"Muwaadinka Soomaaliyeed ee sharafta lahow waxaa  ku leeyahay Shabaab hala dagin, hala darsin, guri haka kireyn oo ka dheeroow, Cadawga waxaa looga guuleysan karo waa midnimo ee aan u midowno oo aan garab isgaatga geesiyaasha Qaranka ee xiran tuutaha ama Macwiista ee u taagan ciribtirka Al-shabaab" ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.

Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kusoo aadaya, iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay gobolka Shabeellaha Dhexe ka wadaan howlgalada lagu doonayo in kooxda looga xureynayo dalka.

Hargeysa Online

· ifraax on March 08 2025 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>