Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidamada ICE ee howlgallada ka wada Minnesota oo haweeney toogtay.

Askarigii toogashada gaystay oo la faahfaahiyay waxa ku kallifay falkaasWaaxda Amniga Gudaha ee Mareykanka (DHS) Mareykanka ayaa sheegtay in saraakiishu ay wadeen hawlgallo baaritaanno ah oo ka socday aagga falku ka dhacay isla markaasna “ dad rabshad wadayaal ah” ay xannibeen saraakiisha. Bayaanku wuxuu intaas ku darayaa in mid ka mid ah dadkaas lagu tilmaamay “rabshad-wadayaal” ay “hub ka dhigtay gaari ay wadatay, iyadoo isku dayday in ay jiirsiiso saraakiisha fulinta sharciga si ay u disho”.
Waaxdu waxay ku tilmaantay falkaas la sheegay in haweenaydu isku dayday inuu ahaa fal argagixiso ah.

 

 

 
DHS waxay sheegtay in sarkaalka, isagoo “u baqaya naftiisa, nolosha saaxiibadiis ee fulinta sharciga, iyo badbaadada shacabka”, uu rasaas ku furay haweeneyda.
Waaxdu waxay sidoo kale sheegtay in xaaladdu ay faraha ka baxday sababo la xiriira “weerarro joogto ah iyo cambaareyn lagu hayo” saraakiisha socdaalka ee dalka oo dhan.
DHS waxay kormeertaa waaxyo kala duwan, oo ay ku jiraan hay’adaha fulinta socdaalka sida Hay’adda Socdaalka iyo Kastamyada (ICE) iyo Ilaalada Xuduudaha iyo Kastamyada Mareykanka.

· abdi on January 07 2026 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>