Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Aqalka Cad oo sheegay in qabashada markabka Marinera ay ahayd amar maxkamadeed.

Saacadihii ugu dambeeyey waxa aan soo tebineenay wararkii ugu dambeeyey Markabkii uu Maraykanka ka qabsaday Badweynta Waqooyiga Atlaantik, Leavitt oo ah afahayeenka Aqalka Cad ayaa sheegtay in markabka Marinera markii hore la dhihi jiray Bella 1, waxa uuna ku lug lahaa jebinta cunaqabataynta Maraykanka, isla markaana in la soo qabto uu ahaa amar maxkamadeed oo ay oggolaatay maxkamad Maraykan ah, inkasta oo aysan faahfaahin ka bixin.


Waxay mar kale ku celisay mowqifka dowladda ee ah 'in siyaasadaha cunaqabataynta si buuxda loo dhaqan gelin doono markasta, waxa ayna tilmaantay markabka inuu ka mid ahaa "shadow fleet" oo ay leedahay Venezuela, laguna daabuli jiray saliidaha cunaqabatayna lagu sameeyey.
Leavitt waxay intaas ku dartay in amarka maxkamadda uu ogolaanayey qabashada markabka uu sidoo kale shaqaalaha la socda markabka, taas oo micnaheedu yahay in la keeni doono Maraykanka, iyaga oo maxaabiis ah, lana hor keeni karo maxkamad.
Afhayeenka Aqalka Cad, Karoline Leavitt, ayaa intii uu socday warsaxaafadeedka sheegtay in uu jiro "qorshe fog oo halkaas ka jira" oo ku saabsan tallaabooyinka Maraykanku ka qaadayo Venezuela, isla markaana warbaahintu ay hadda arkayaan 30 ilaa 50 milyan oo foosto oo saliid ah oo ah"tallaabadii ugu horreysay ee aad hadda arkaysaan".
Markii wax laga weydiiyay sida Maraykanku u xaqiijin doono badbaadada shaqaalaha ku sugan Venezuela, Leavitt waxay tiri Trump waxa uu xaq u leeyahay inuu adeegsado awood ciidan haddii loo baahdo, isla markaana uu samayn doono wax allaale iyo waxii dan ugu jirto shacabka Maraykanka.
Waxay intaas ku dartay in Maraykanku isku dayay inuu si diblomaasiyadeed ula macaamilo Maduro, ka hor uusan dhicin weerarkii lagu qaaday, balse waxa ay ku tilmaantay "kaligii-taliye aan sharci lahayn", iyadoo sheegtay inuu hadda ku jiro xabsi ku yaalla New York.Karoline ayaa tallaabadan ku sharaxday in ay tahay heshiis shidaal oo ay wada galeen madaxweynaha (Trump) iyo mas'uuliyiinta ku meel gaarka ah ee Venezuela talada ka haya, waxayna sheegtay inay "faa'iido u yeelan doonto dadka Mareykanka iyo dadka Venezuela labadaba".
Waxay sheegtay in saliidda dhawaan la soo saari doono Maraykan " sida ugu dhaqsaha badanna ay soo gaari doonto halkan guriga".

· abdi on January 07 2026 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>