Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Midowga Afrika oo ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah iyo wada-hadal lagu xalliyo xiisadda Muqdisho.

Ururka Midowga Afrika ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku saabsan xaaladda amni ee ka soo korortay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wararka la xiriira iska horimaadyada hubeysan ee ka dhacay goobaha ay shacabka ku nool yihiin.


War-saxaafadeed uu soo saaray Midowga Afrika ayuu ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku lugta leh colaadda inay si degdeg ah u joojiyaan dagaallada, muujiyaanna is-xakameyn buuxda si loo ilaaliyo shacabka loogana hortago tallaabo kasta oo sii hurin karta xiisadda taagan.

Midowga Afrika ayaa sidoo kale ku boorriyay dhammaan saamileyda siyaasadeed ee Soomaaliya inay khilaafaadkooda ku xalliyaan wada-hadal iyo habraacyada dastuuriga ah ee dalka u yaalla.

Wuxuu dhiirrigeliyay dadaallada uu wado Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo dhammaan dhinacyada siyaasadda ee ku aaddan horumarinta wada-hadal qaran, dib-u-heshiisiin iyo dhisidda is-afgarad horseeda xasillooni siyaasadeed.

Midowga Afrika ayaa sheegay inuu si dhow ula socon doono xaaladda, isagoo caddeeyay in Ururka Midowga Afrika, iyada oo loo marayo AUSSOM , uu diyaar u yahay inuu sii wado taageerada uu ku bixinayo dib u soo celinta nabadda iyo amniga Soomaaliya.

Baaqa Midowga Afrika ayaa ku soo beegmaya xilli walaac caalami ah laga muujinayo xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan Muqdisho, iyadoo hay'ado iyo dalal dhowr ah ay ku baaqeen in la ilaaliyo nabadda, lana xoojiyo wada-hadalka siyaasadeed.

 

· xaaji on June 04 2026 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>