|
|
Muhammad Ali, the magnificent heavyweight champion whose fast fists and irrepressible personality transcended sports and captivated the world, has died. He was 74.
|
· abdi on June 04 2016 ·
Read More · 1210 Reads
·
|
|
|
Maxkamad ku Taalla MN oo ku Heshay Dambiyo Saddex Wiil oo Soomaali-American ah.
Sedex wiil oo Somali ah oo ku eedeysanaa inay doonayeen inay ku biiraan Kooxda ISIS ama Daacish,
|
· abdi on June 04 2016 ·
Read More · 824 Reads
·
|
|
|
Ciidamadda Amniga oo maanta qabtay koox looga shakiyey inay qaraxyo ka fulinaysay Maxkamadda sare ee Somaliland.
Ciidamadda Amniga Somaliland ayaa maanta xarunta Maxkamadda sare ku qabtay sadex nin oo looga shakiyey inay qarxinayeen Maxkamadda saree e Somaliland.
|
· abdi on June 04 2016 ·
Read More · 862 Reads
·
|
|
|
La jaanqaadka maalgashiyada caalami iyo xeerarka dhaqan dhaqaale ee bulshadeena.
Marxaladahan isdaba taxan ee nolosha ayaa maalinba waaya cusub furra waa dacar iyo malab meel wada yaal talladuna waa sahay oo mar waad toosin.
|
· ifraax on June 04 2016 ·
Read More · 855 Reads
·
|
|
|
Musuq Maasuq Baahsan iyo Qabyaalad Hadhaysay Hay, Ada MIino Saarka Kashaqaysa Somaliland (HALO-TRUST).
Somaliland intii lasoo noqotay goono isku taageeda ee ay kala soo noqotay dawladii Somalia 1991 dii mudadaa oo hada gaadhaysa 25 sanadood.
|
· ifraax on June 04 2016 ·
Read More · 812 Reads
·
|
|
|
He's accused of war crimes in Somalia. Now he works security at a U.S. airport.
(CNN)An accused war criminal living in the United States is now working as a security guard at Dulles International Airport near Washington, DC.
|
· xaaji on June 03 2016 ·
Read More · 1014 Reads
·
|
|
|
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka hadlay Hankiisa iyo Asxaabta Siyaasada Somaliland.
Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa khudbad uu xalay ka jeediyay xarunta dhaqanka iyo hidaha ee Hargeysa ku taala, wuxuu kaga hadlay amuuro badan.
|
· abdi on June 01 2016 ·
Read More · 1024 Reads
·
|
|
|
Jeneral Subagle oo Noqonaya Taliyaha Guud ee Ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.
Sida laga soo Xigtay Wakaalada Wararka Dalka Jabuuti, Jen. Cismaan Nuur Subagle ayaa lagu wadaa in Dhawaan la Wareego Taliska Ciidammada Hawl-galka Midowga Afrika.
|
· abdi on June 01 2016 ·
Read More · 828 Reads
·
|
|
|
Qarax Is-miidaamin ahaa oo Goor-dhaweyd lagu Weeraray Hoteelka AMBASSADOR ee Muqdisho.
Qarax Culus oo Is-miidaamin ah, si weyna looga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa Goor-dhaw ka dhacay albaabka dambe ee Hoteelka Ambassador.
|
· abdi on June 01 2016 ·
Read More · 882 Reads
·
|
|
|
Somaliland Run Aan Weli La Isu Sheegin.
Muddo iminka qiyaastii laga joogo 3 sandood, ayaa waxa fariin email ah ii soo dirtey gabadh joogta magaalada London, waxaana ay igu tidhi,
|
· ifraax on June 01 2016 ·
Read More · 982 Reads
·
|
|
|
Ku Dhawaad Kun Qof oo isugu soo baxay taageerada Murashax Ilhan Omar.
Ku dhawaad 1,000 ruux oo ah Shacabka daggan Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.
|
· ifraax on May 29 2016 ·
Read More · 894 Reads
·
|
|
|
Safarkii RW Somalia uu ku Tegi lahaa Dhuuso-mareeb oo Dib u dhacay.
Iyadoo Maanta lagu waday in RW Soomaaliya iyo wafdi uu Hoggaaminayo ay safar ku tagaan Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud.
|
· abdi on May 28 2016 ·
Read More · 804 Reads
·
|
|
|
Heshiiska Dekkada Berbera waa Billad aan boqor lahayn !
Heshiiska deggada Berbera oo wali aan dhuuxa loo dhaadhicin ayaa maalmahan dhan bulsha weynta Somaliland mashqool ku tahay !
|
· abdi on May 28 2016 ·
Read More · 863 Reads
·
|
|
|
Oogada adduunyada baaqyo badan ayaa ku dul hirdama. Baaqyadaasi waxa ay isugu jiraan kuwo suubban oo samo ku yeedh ah iyo kuwo silloon oo soofdaran habaabin ah.
|
· abdi on May 28 2016 ·
Read More · 1160 Reads
·
|
|
|
Askarigii ilaalada u ahaa Maayirka Berbera oo la toogtay.
Mid ka mid ah Askarta Ilaalada u ah Maayirka Berbera ayaa saaka lagu toogtay Magaaladda, Waxaana uu u dhintay Rasaastii lala beegsaday.
|
· xaaji on May 26 2016 ·
Read More · 843 Reads
·
|
|
|
Si Ad U Garato Halka Ad Ku Socoto Wax Ka Ogow Halka Ad Ka Timid
Waxa an Hargeisa imid iyada oo dalka lagu jirey dhowr bilood 1991-kii. Waxaana an ka bilaabey shaqo mushaharkeedu yahay $400 bishii.
|
· xaaji on May 22 2016 ·
Read More · 981 Reads
·
|
|
|
Somaliland: A Unique State and Nation Spanning 3 Centuries.
On 18 May 2016, Somalilanders everywhere are marking the 25th anniversary of the re-assertion of the independence of the State of Somaliland.
|
· xaaji on May 22 2016 ·
Read More · 941 Reads
·
|
|
|
Labba Nin oo lagu Dilay Degmada Widh-widh.
Degmada Widh-widh ee Gobolka Buhoodle ayaa waxa saaka ka dhacay labba Dil oo aano ah, Wararka aanu ka helayno halkaasi ayaa sheegaya.
|
· abdi on May 21 2016 ·
Read More · 964 Reads
·
|
|
|
Millateriga Dalka Masar oo Sheegay in ay Heleen Qaybo ka mid ah Bur-burka Diyaaradii Egypt Air.
Millateriga Dalka Masar, ayaa sheegay Maanta inay Badda Mediterranean-ka ka heleen Qaar ka mid ah bur-burkii Diyaaraddii Egypt Air.
|
· ifraax on May 20 2016 ·
Read More · 846 Reads
·
|
|
|
Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Oo Gaadhay Washinton
Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Maraykanka Mudane Rashiid Gaaruf iyo Guddida Jaaliyadda Somaliland ee Washington iyo Virginia.
|
· abdi on May 19 2016 ·
Read More · 991 Reads
·
|
|
|
18 mey Qaranimada Somaliland Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed
Waxaan joogay maalintaa 18mey sanadkii dadku go'aansadeen dib ula soo noqoshada somaliland magaalada Burco.
|
· abdi on May 18 2016 ·
Read More · 824 Reads
·
|
|
|
Maxaa Sabab U ah Maamul Xumada Baahsan EE kajirta Qaybta Garsoorka EE G/Awdal?.
Tan iyo intii ay jirtay dawlada Somali land waxa jirtay inmarba maka ka danbaysa uu sii hagagayay nidaamka garsoorka Somaliland.
|
· abdi on May 18 2016 ·
Read More · 1005 Reads
·
|
|
|