|
|
Baarlamanka Cusub ee Somalia kuma biirayno Puntlandna wax nooma xuli karto.
Madaxweynaha Khaatumo, Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa sheegay in Puntland aanay wax shuqul ah ku lahayn soo xulista xildhibaannada cusub.
|
· abdi on April 24 2016 ·
Read More · 797 Reads
·
|
|
|
Maxamed Biixi Yoonis oo beeniyey inuu ka baxay Isbahaysiga kulmiye.
Siyaasi maxamed Biixi yoonis oo hore uga tirsanaan Jiray Xukuumada Siilaanyo ahaana Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arimaha Dibadda.
|
· abdi on April 23 2016 ·
Read More · 847 Reads
·
|
|
|
Dawlada Mareykanka oo Abaal Marin Kusiisay Gabar Soomaalida Kenyanka ah.
Gabadhaa oo lagu magacaabo Caasha Xassan kana soo jeeda degmada Gaarisa ayaa dawlada Mareykanku abaal marin kusiisay.
|
· abdi on April 23 2016 ·
Read More · 764 Reads
·
|
|
|
Jamhuuriyaddda Somaliland oo Addis ababa kaga qayb galay sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska.
Wefti sare oo ka socda dawladda Somaliland, ayaa ka qaybgalay dabaaldega caalamiga ee loo sameeyey sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska.
|
· abdi on April 23 2016 ·
Read More · 965 Reads
·
|
|
|
Akhri Xog Sir Ah Oo Cali Xoor Xoor Ku Saabsan Iyo Doorkii Abaal Darada Ahaa Ee Dagaalkii Sokeeye.
Akhri Xog Sir Ah Oo Cali Xoor Xoor Ku Saabsan Iyo Doorkii Abaal Darada Ahaa Ee Dagaalkii Sokeeye Dekaddii Ceel Gardi Oo La Bilaabayo Hadda.
|
· ifraax on April 22 2016 ·
Read More · 1341 Reads
·
|
|
|
Shanta Darajo ee Qaangaadhnimo ee Siyaasiga iyo Taageerihiisa.
Dadku da’da uu ka qaangaadhaa oo marka uu gaadho 15 jir waxa la yidhaa waa qaangaadh ama waa doob ama gashaanti haddey gabadh tahay.
|
· ifraax on April 22 2016 ·
Read More · 921 Reads
·
|
|
|
Hey’adda NABADSUGIDDU, Miyey Hagraneysaa Dalka, Mise Wey Habraneysaa!
Maxaa wax looga qaban waayey? Dawladdu mey arinkan wax ka qabato? Dhalinyarta shaqo haloo abuuro? Waalidkii caruurtan dhaley miyuu ceshedo?
|
· abdi on April 21 2016 ·
Read More · 939 Reads
·
|
|
|
TACSI (GEERIDA DHAALINYARADDA SOMALILAND)
Innaa Lilaahu wa Innaa Ilayhu Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magaca guddiga dallada SSE iyo ka dhammaan xubnaha Dallada SSE ee dalalka Yurub ayaa waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan dadka reer Somaliland.
|
· abdi on April 21 2016 ·
Read More · 670 Reads
·
|
|
|
Shirweynihii 12 aad ee Dallada SSE-da oo lagu soo gabogabeey magaalada Stockholm.
Dallada xidhiidhisa jaalliyadaha ama ururada reer Somaliland ee Qaarada Yurub ayaa kulnweynahoodii ku soo gabogabeeyay magaalada Stockholm ee Cariga Sweden.
|
· abdi on April 21 2016 ·
Read More · 906 Reads
·
|
|
|
Dooni ku Qaraqantay Badda u Dhaxaysa Masar Iyo Italy oo ay ku Geeriyoodeen 460 qof .
Alle ha unaxariistee Waxaa shalay ku Geeriyooday Badwaynta Mediterranean-ka ee uu Dhaxaysa Masar Iyo Italy Dad Gaadhaya 460 qof.
|
· ifraax on April 17 2016 ·
Read More · 1080 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo qaabilay Wafti ka socday hay’ada Cuntada Adduunka ee FOA.
Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Somaliland.
|
· ifraax on April 16 2016 ·
Read More · 837 Reads
·
|
|
|
Waxan Ku Boorrinaynaa Soomaaliya Inay Faraha Kala Baxdo Qaranimada Somaliland.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa soo saaray qoraal uu ugu caddaynayo dhawladda federaalka ee Soomaaliya.
|
· ifraax on April 16 2016 ·
Read More · 1084 Reads
·
|
|
|
12 APRIL 1960 Maalin milateri oon laga midaysnayn.
Waxaan u malaynayaa in aad taqaano 12 April, haa waa maalin ka mida maalmaha bishaas aan magacawnay ee ka mid ah laba iyo tobanka bilood ee sanadka.
|
· ifraax on April 16 2016 ·
Read More · 833 Reads
·
|
|
|
Horta Yaa O Wanqalay UCID !!
Waxaan Aad O Layaabay Maraxaladan Adag Ee Maanta Xisbiga UCID O Ku Dhex Jiro ? Iyada Oon Wax Gar Ah Lagu Siin Karin Cidii Maanta Khilaafkaas Ka Danbaysa.
|
· ifraax on April 16 2016 ·
Read More · 871 Reads
·
|
|
|
Saylici oo sheegay inuu Xisbiga Ucid Saaxada Siyaasada ka bixi doono.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa waxaa uu ka hadley khilaafka furka tuuray ee ka dhex taagan masuulyinta ugu sar sareysa xisbiga UCID.
|
· abdi on April 14 2016 ·
Read More · 893 Reads
·
|
|
|
Xisbiga WADDANI Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Dhimista Uu Madaxweynuhu Ku Sameeyey Miisaaniyadda.
Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ahna Guddoomiyaha Guddida Joogta ah ee golaha Wakiilada Somaliland.
|
· abdi on April 14 2016 ·
Read More · 853 Reads
·
|
|
|
Riyadaydii aan ruboobin Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed.
Waxaan galabnimadii tegay garoon aad u quruxbadan oo isugu jira noocyo badan oo loogu talo galay ciyaaraha sida kubada cagta baaskitka.
|
· ifraax on April 14 2016 ·
Read More · 678 Reads
·
|
|
|
Wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiintu miyaanay ushaqayn sida wasaaradaha kale ee Somaliland mise way ka duwantahay?
Somaliland oo hada 25 sano jirsatay iyada oo in taa ay jirtay ay is ka soo badalayeen maamulo kala duwan ,maa muladaas oo mid kastaaba siyaasadiisa uu watay.
|
· abdi on April 12 2016 ·
Read More · 737 Reads
·
|
|
|
Warsaxaafadeed Shirweynihii 12aad ee Dallada Jaaliyadaha Yurub ee Somaliland SSE.
Shirweynihii 12aad ee Dallada Jaaliyadaha Yurub ee Somaliland (SSE – da) oo si rasmiya uga furmay guriga Baarlamaanka Dalka Sweden ee Magaalada Stockholm.
|
· abdi on April 12 2016 ·
Read More · 968 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socday Dalka Ingiriiska.
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley.
|
· ifraax on April 09 2016 ·
Read More · 875 Reads
·
|
|
|
Qarax Khasaare Sababay oo Maanta lala eegtay Maqaayad ku taalla Magalada Mogdisho.
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday, shan ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, Qarax goor-dhow lala eegtay maqaayad laga cunneeyo.
|
· ifraax on April 09 2016 ·
Read More · 801 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Jabuuti oo ka Hadlay Guushii uu gaaray iyo Mucaaradka oo Cabanaya.
Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo Markii Afaraad loo doortay Xilka Madaxweynaha ee Jamhuuriyadda Jabuuti.
|
· ifraax on April 09 2016 ·
Read More · 933 Reads
·
|
|
|