Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

ALLE U NAXARIISAY MARXUUM DR.CABDI AW DAAHIR CALI GUULEED 1956 _2016 WAA LA XUSUUSNAAN DOONAA.

Alle haw naxariistee waxaan saaka ku waabariistay geërida Mujahid Dr, cabdi aw daahir cali oo ku geeriyooday MagaaLada burco.

· ifraax on April 09 2016 · Read More · 879 Reads ·Print

Deg Deg: Wasiirkii hore ee Arimaha Bulshada Dr Cabdi Aw-daahir oo Geeriyooday

Allah ha u naxariistee Waxa saaka ku geeriyooday magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Wasiirkii hore ee Wasaraada.

· abdi on April 06 2016 · Read More · 760 Reads ·Print

Baaq taageero buuxda dibudhigidda diiwaangelinta codbixinta oo ay soo saareen qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaciil (Ciidagale)

Annaga oo ah jaalliyadda qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaciil (Ciidagale) ee ku dhaqan dalka Ingiriiska,  waxaanu taageero buuxda la garab taagannay.

· abdi on April 01 2016 · Read More · 740 Reads ·Print

Dawlada Hooose ee Borama Albaabadu uma xidhnee Albaabada Ayaa u furmay.

Mudo sadex sanadood iyo  dhawr bilood mu dadaasi  sadexda sanadood  iyo badhka ah ee kazoo wareegtay intii ladoortay  golayaasha deegaanada   Somaliland.

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 894 Reads ·Print

Waa Markeenii Ogaysiis Muhiim ah Khasnadaada Aakhiro Deposit garayso.

Waxaan Dhammaan Dhalinayarada Gobolka Togdheer Ogaysiinayaa in Habeen Taariikhdu Tahay 1/04/2016 Kuna Beegan Habeenka Jimce ah Waxaa Jira Kulan.

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 720 Reads ·Print

Taageerayaasha UCID ee GUULSAMEEYAYAASHA ahaa, Maxaa u Bannaan! .

Xisbiga UCID halka xaalkiisu marayo laba dhinac ayaan ka eegey. Waa mar ee “Xarafkii Alif Lagu Sixi Waayey, Waakaa AlBaqra Kaga Daba Yimi.

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 862 Reads ·Print

Tacsi Ku socota Reer Axmed Good.

INAALILAAAHI  WA INAA ILEEHI RAAJICUUN   GEERIDU  XAQ WEEYAAN    QOFNA  SEEGI  MAYSO  ,ANIGA OO KU HADLAYA  MAGACAYGA IYO  MAGACA  DHALINYARTA  G/AWDAL.

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 775 Reads ·Print

Press Release: SSE 2016 Annual Conference goes to Stockholm.

Somaliland Society in Europe (SSE) and The Umbrella Association of Somaliland Community Organisations in Sweden (SLRF)

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 861 Reads ·Print

Qasnada wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo lacag laga jabsaday iyo Booliiska oo baadhaya.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland ayaa caddeeyey in Qasnada Wasaaradda la jabsaday isla markaana lagala baxay lacagtii shaqaalaha.

· abdi on March 20 2016 · Read More · 930 Reads ·Print

Dagaal u dhaxeeya Laba kooxood ku dhex maragay degmada Oodweyne.

Wararka hada soo gaadhaya Warbaahinta  ayaa sheegaya in duleedka  magaalada Oodweyne ee xurunta gobolka Daad-madheedh uu ka dhacay iska  iska hor’imaad sababay khasaraha.

· abdi on March 20 2016 · Read More · 872 Reads ·Print

Kenya oo sheegay in 34 Al-shabaab ah ay ku Dileen Dagaallo ka dhacay Gudaha Somalia.

Kenya ayaa sheegay maanta inay 34 ka mid ah xoogagga Al-shabaab ay ku dileen laba dagaal oo ay shalay iyo xalay xoogag taabacsan Al-shabaab.

· abdi on March 20 2016 · Read More · 846 Reads ·Print

Dagaal oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo ka socda Dulleeedka Garacad.

Dagaal culus oo ciidanka Puntland iyo kuwa Al-shabaab u dhexeeya ayaa ka socda Maanta deegaan 18-km u jira deegaanka Gara-cad.

· abdi on March 20 2016 · Read More · 926 Reads ·Print

Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Danbaysiisay !!

Waxaan Videogan Kaga Dareen Celinayaa Halkangii SNM Ee Somaliland Lagu Asaasay Iyo Maanta Somaliland 2016 Marxaladaha Qaawan.

· ifraax on March 20 2016 · Read More · 991 Reads ·Print

Hal qof oo ku dhintay Is-rasaaseyn ka dhacday Xalay Bartamaha Magaalada Boosaaso, Puntland.

Mid ka mid ah ilaalada guddoomiyihii hore ee laanta Canshuuraha beriga gobolka Bari, Ibrahim Maxamed Jige, ayaa ku dhintay labo qof oo kalena.

· abdi on March 19 2016 · Read More · 802 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Is-rasaaseyn dhexmartay ciidamada Badda Somalilnad iyo kuwo Jabuuti.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Is-rasaasayntii dhawaan dhexmartay ciidamada Ilaaladda xeebaha Somalilnad.

  

· abdi on March 19 2016 · Read More · 881 Reads ·Print

Gudoomiyaha Wakaalada Qurba Jooga S/Land Oo Hambalyeeyay Gudida Ictiraaf Raadinta.

Gudoomiyaha Wakaalada Qurab Jooga Somaliland Md Cabdi Cabdilaahi Xirsi Oo  Hambalyeeyay Gudida Ictiraaf Raadinta Dalka Denmark Oo Ay Magacabeen Gudi Lag Soo Xulay.

· abdi on March 17 2016 · Read More · 759 Reads ·Print

Dawladda Turkiga oo Sahamin Maal-gashi ku Samaynaysa Madaarka Hargeysa iyo Dekedda Berbera.

Dawladda Turkiga ayaa usoo dirtay madaarka Hargeysa iyo Dekedda Berbera khubaro ku samaynaysa qiimayn si ay Maal-galin ugu sameeyaan.

· abdi on March 12 2016 · Read More · 850 Reads ·Print

Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in Cunno-qabateynta Hubka laga Qaado Soomaaliya.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa ku baaqay in cunno-qabateynta hubka laga Somalia, waxayna soo dhaweeyeen hormarka amni, dhaqaale.

· abdi on March 12 2016 · Read More · 639 Reads ·Print

Weligay Maan Arag Nin Madaxtinimo U Tartamaya Oo Xoolahii Ummadda Xoog Ku Haysta.

Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xusen ayaa si kulul u naqdiyey Maamulka Madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay in shacabka aanu waxba u qaban.

· abdi on March 12 2016 · Read More · 812 Reads ·Print

Warancade oo Amar ku Joojiyey Diwaangalintii Madaniga ahayd iyo Shacabka oo Cabasho ka Muujiyey.

Wasaarada Arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa  xidhay goobtii kali ahayd ee laga qaadanayey kaadhka Diwaangalintii Madaniga ahayd.

· abdi on March 12 2016 · Read More · 802 Reads ·Print

Al shabaab oo xalay xaga cirka laga weeraray saldhig ay ku lahaayeen degmada aw-dheegle.

Ciidammo Ajnabi ah oo watay laba diyaaradood oo ah kuwa Qummaatiga u kaca ee Helicopters-ka ayaa xalay weeraray saldhig ay Al-shabaab.

· ifraax on March 09 2016 · Read More · 793 Reads ·Print

La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid oo ka qeybgashay martiqaad.

Waxaa Maanta Sharaf Wayen Ii Ahayed Inaan Ka Qayeb Galo Martiqaadka Madaxweynihi Hore Ee Dalka Finland Marwo Tarja Halonen (2000-2012).

· ifraax on March 09 2016 · Read More · 800 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>