Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Siilaanyo oo Taageeray Kuraasta Kootada ah ee Haweenka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku taliyay  in Golaha Wakiiladdu ansixiyaan qorshe kuraasi gaar ah.

· ifraax on March 09 2016 · Read More · 916 Reads ·Print

Marka Coladi Dhacdo, AF – Soomaaliga Waa La Iloobaa.

Maalintii uu qarxey dagaalkii sokeeye 1994, waxa an tababar ku bixinayey meel ka danbeysa Hotel Maaweel. Saldhigga dhexe ee Hargeisa.

· abdi on March 06 2016 · Read More · 766 Reads ·Print

Anaa yaaban!!!!! Qalinkii maxamed yaasiin maxamed

anaa yaaban dawladi waa qaran,waana hanyi lawada leeyahay cidna aanay gaar u lahayn,aa jaamacad ama iskuul ina bara dad badan.

· abdi on March 06 2016 · Read More · 778 Reads ·Print

Salaaddiin loo Xir-xiray Dilka Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil oo la Toogtay.

Taliska ciidanka Booliiska ayaa sheegay inay ku daba-jiraan kooxihii dilay Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil ee Somaliland.

· abdi on March 02 2016 · Read More · 878 Reads ·Print

Magaalada Dhuusamareeb oo uu Dagaal qadhaah ay ka socdaan.

Wararka ka imaanaya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal ba’an uu ka socda magaalada Dhuusamareeb.

· abdi on March 02 2016 · Read More · 801 Reads ·Print

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Baajiyay Safar uu ku Tegi lahaa Sweden.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa baajiyay Safar uu ku tegi lahaa Dalka Sweden, kaddib shirkii Waddamada Ciidamadu.

· ifraax on March 01 2016 · Read More · 853 Reads ·Print

Dallada SSE waxay soo dhawaynaysaa Guddiga heer Qaran ee Ictiraaf raadinta Somaliland.

Dallada kulmisa ururada iyo bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) ayaa idinla wadaageysa dareenka.

· ifraax on March 01 2016 · Read More · 740 Reads ·Print

QALBIGII AAN XUDUUDDA LAHEYN – Maxamed cabdiraxmaan Gadhyare.

Iminka ayaan heley warka sheegaya in Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare Ilaahii lahaa qaatey. Ilaahow u naxariiso.

· ifraax on March 01 2016 · Read More · 875 Reads ·Print

14 qof ayaa ku dhigtay tiro kalena way ku dhaawacmeen Shil ka dhacay Gabiley iyo kala baydh dhexdoda.

14 qof ayaa ku dhintay Shil foolxun oo ka dhacay duleedka Gabiley ee dhica kala baydh ka xigta, sila lagu soo waramayo laba gaadhi oo mid ka mid ahi.

· abdi on February 26 2016 · Read More · 1244 Reads ·Print

Baaq boogaadin iyo taageero ah.

Dallada SSE oo ay ku bahoobeen Jaaliyadaha ama ururada reer Somaliland ee Yurub ayaa si kal iyo laab ah markale u soo dhoweynaysa.

· abdi on February 26 2016 · Read More · 791 Reads ·Print

Sannad Olole ah, 5 Sandood oo Cabasho Ah.

Wuxu yidhi “waa inaan hebel dooranaa”. Waxan ku idhi “waayo?”. Wuxu yidhi “haddaa ma hebelkaa kale ee aan nafta laheyn ayaan dooranaa?”. 

· abdi on February 26 2016 · Read More · 846 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Gudida Ictiraaf raadinta iyo Gudida Xuska 18 may.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3855/022016.

· abdi on February 20 2016 · Read More · 991 Reads ·Print

QABYAALADDA Eed Aaney Laheyn Yaan La Saarin.

ka fikir adiga ama dad kale oo tegey magaalada Ceynabo ama Lughaya oo la kulmey dadkii magaalada degenaa oo khudbad u jeediyey.

· abdi on February 20 2016 · Read More · 732 Reads ·Print

Taliyaha Ciidan Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Weerarkii Ka Dhacay Xarunta Diwaan-galinta Ee Deegaanka Lughaya.

Taliyaha Ciidan Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Weerarkii Ka Dhacay Xarunta Diwaan-galinta Ee Deegaanka Lughaya.

· ifraax on February 18 2016 · Read More · 892 Reads ·Print

Go’aamadii ay Guurtidu ka soo saartay Deegaanka Diiriye Guuleed oo laga dayriyey.

Aqoonyahan Cabdilaahi Sheekh Aadan oo ka mida aqoonyahanada gobolka togdheer ayaa naqdiyay kulan ay la yeesheen madaxwayne siilaanyo wakhtigii.

· xaaji on February 14 2016 · Read More · 812 Reads ·Print

Al-shabaab oo Maanta Sheegtay inay Mas'uul ka ahayd Weerarkii Qarax ee Diyaaraddii DAALLO.

Al-shabaab ayaa maanta si Rasmi ah u sheegtay inay mas’uul ka ahayd Weerarkii Qarax ee ka dhex-dhacay Diyaaraddii DAALLO Airlines 02-dii.

· xaaji on February 13 2016 · Read More · 812 Reads ·Print

Turkish Airlines oo joojisey Duullimaadyadeedii Xamar ay ku tagi jirtey.

Shirkiadda Turkish Airlines oo ka mid ahayd kuwa Caalamiga ah ee Garoonka Muqdisho ku tegi jiray duullimaadyada joogtada ah..

· ifraax on February 10 2016 · Read More · 778 Reads ·Print

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China.

Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China.

· ifraax on February 10 2016 · Read More · 874 Reads ·Print

Dallada SSE way dhiirinaysaa in si buuxda loo dhaqan geliyo sharciga socdaalka Jamhuuriyadda Somaliland (JSL).

Dallada ay ku bahoobeen jaaliyadaha reer Somaliland ee dalalka Yurub (Europe), magaceeduna yahay SSE (Somaliland Societies in Europe)

· abdi on February 05 2016 · Read More · 767 Reads ·Print

Somaliland iyo Somaliya oo Xisaad Siyaasadeed oo Cakirani ka dhex Bilaabantay.

Warqad ka soo baxdey xafiiska Agaasimaha Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Gen. Cabdullaahi Gaafow ayaa lagu sheegay in Dowladda.

· abdi on February 02 2016 · Read More · 838 Reads ·Print

Diyaarad ay leedahay Daallo oo uu Gudaheeda Qarax ka dhacay Maray ka duushay Muqdisho.

Sadex ruux rakaab ah ayaa ku dhawaacmay  diyaarad ka duushay  garoonka magaalada Muqdisho  ka dib markii gudaha diyaarada laga maqlay qarax.

· abdi on February 02 2016 · Read More · 860 Reads ·Print

Jaaliyadii Somaliland Ee Dalka Belgium oo Hog Dheer Ku Dhacday 23/01/2016.

Markii  aan aad  ugu kuur galay arimaha jaaliyada somaliland ee dalka belguim ka dhisan waxaa isoo baxdey in shirkii lagu qabtey  brussels.

· abdi on January 31 2016 · Read More · 1051 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>