Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xaalada magaalada Buhoodle iyo Wasiir Xaglatoosiye oo ka Hadlay.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye oo weli ku gudo jira socdaalkiisii hawleed ee uu ku joogay Magaalada Buuhoodle.

· ifraax on January 26 2016 · Read More · 787 Reads ·Print

Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon oo lagu AASAY Muqdisho.

ALLAHA u naxariistee marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon ayaa Barqonimadii Maanta lagu Aasay Qubuuraha Isbitaalka Madiina ee Muqdisho.

· ifraax on January 26 2016 · Read More · 818 Reads ·Print

Shucaacii Hawada ka saaray Telefishanada iyo VOA-da oo la Helay.

Hay’adaha xukuumadda u qaabilsan warbaahinta iyo Isgaadhsiinta ayaa shalay ogaaday sababta keentay inay Telefishanada Af-somaliga ku hadla.

· abdi on January 25 2016 · Read More · 960 Reads ·Print

Somaliland oo ka Arinsanaya sidii xal looga gaari lahaa qiimo dhaca Shilinka Somaliland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Kulan la yeeshay masuliyiinta kala duwan ee dawladda si wax looga qabto qiimo jabka ku yimid Shiling Somaliland.

· abdi on January 22 2016 · Read More · 901 Reads ·Print

Dallada SSE waxay diiwaangelinta codbixiyayaasha u aragtaa waajib ina saarnaa oo hadda fulintiisii lagu dhaqaaqay.

Dallada SSE oo ay ka bahoobeen ururada Somaliland ee Yurub waxa ay baaqan kooban ku muujinayaan dareenka togan ee ka dhashay fulinta hawsha diiwaangelinta.

· ifraax on January 22 2016 · Read More · 845 Reads ·Print

Gudoomiyaha jaaliyada somaliland ee Belguim miyaa lala shaqeeyey mise waa laga shaqeeyey.

waan idin salaamayaa dhamaanba shacabwaynaha jamhuuriyada somaliland meel kastoo aad ku dhaqan tihiin gaar ahaan jaaliyada reer somaliland.

· ifraax on January 22 2016 · Read More · 820 Reads ·Print

Kenya oo heelikobtaro ku weerartay ciidankii shabaabka ee Ceelcadde.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay duqeyn cirka ah ku qaaden ciidamadii Shabaabka ahaa ee weeraray xaruntii cidamada ee Ceel Cadde.

· ifraax on January 15 2016 · Read More · 738 Reads ·Print

Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga Somaliland Oo Dalka Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Rugaha Ganacsiga.

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maal-gashiga Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo uu Wehelinayay La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland.

· ifraax on January 15 2016 · Read More · 917 Reads ·Print

DIIWAAN GELINTA KAADHKA COD BIXINTA EE SABTIDA 16/01/2016 .

Waxaan Halkan Ka Bogaadinayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo shaqaalaha hawsha diiwaan gelinta u baxaya maanta u jimce ah kuna Beegan 15.01.2016 kuwaas.

· abdi on January 15 2016 · Read More · 886 Reads ·Print

Guddida Beesha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) Oo Doortay Hogaan Cusub.

Guddida Horumarinta Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) ee shirwaynihi Sadexaad ee Beeshaasi lagu doortay ayaa caawa si rasmi ah u doortay hogaan cusub.

· ifraax on January 12 2016 · Read More · 907 Reads ·Print

Saddexda Xisbi & Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo Maanta kala Saxiixday XEERKA Doorashooyinka.

Sadexda Xisbi ee Somaliland & gudiga doorashooyinka ayaa maanta kala saxiixday xeerka hab-dhaqanka (code of conduct) ee diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha iyo doorashooyinka.

· abdi on January 09 2016 · Read More · 833 Reads ·Print

Xirsi Cali X. Xasan iyo Wefti uu Hogaaminayo oo loo diiday ka qayb galka shir Caybana ka socday.

Wafti Baladhan Oo Uu Hogaminayay Wasiirkii Hore Wasaradda Madaxtoyada Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan Oo ka Mid ahayeen Xildhibano ka Tirsan Golaha Degaanka Degmada Burco.

· abdi on January 09 2016 · Read More · 793 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland oo xariga ka jaray mashaariic laga Hirgaliyey Xarunta Saraakiisha Millateriga.

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland.

· abdi on January 09 2016 · Read More · 921 Reads ·Print

Xasan sheekh oo ka qeybgaley furitaanka garoonka diyaaradaha caalamiga ee Boosaaso.

 Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galey furitaanka Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Boosaaso. 

· ifraax on January 08 2016 · Read More · 901 Reads ·Print

Xukuumadda Turkiga oo Shaaciyay inay Saldhig Millateri ka sameysanayso gudaha Soomaaliya.

Xukuumadda Turkiga ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaadday inay saldhig millateri ka sameysanayso Somalia.

· ifraax on January 08 2016 · Read More · 732 Reads ·Print

Al-shabaab oo Maanta Gobolka Jubada Dhexe ku dishay Shan ruux.

Al-shabaab ayaa maanta shan ruux oo ay sheegtay inay jawaasiis ahaayeen ku dishay fagaare ku yaalla degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe.

· abdi on January 02 2016 · Read More · 799 Reads ·Print

Qarax Is-miidaamin ahaa oo ka dhacay Maqaahi ku Dhowr Tiyaatarkii Qaranka ee MUQDISHO.

Ugu yaraan laba Ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Qofkii fuliyay qaraxa ayaa ku dhintay, afar qof oo kalena way ku dhaawacmeen.

· abdi on January 02 2016 · Read More · 838 Reads ·Print

Hambalyo Meher Wacan Wariye C/raxmaan Axmed Ilsar iyo Marwo Muna Cali.

Waxan Halkan Hambalyo Aan La Soo Koobi karayn Hawda U Marinaynaa Anagoo kala Ah  Mukhtaar Cali Madoobe iyo Xaaskiisa Kaltuun Cismaan.

 

· ifraax on December 30 2015 · Read More · 810 Reads ·Print

Madaxweyne Siiraanyo Wiil uu Sodog u yahay oo 2.5Milyan aqal ku iibsaday.

Waxa dhawaan dalka Imaaraadka ka iibsday wiilka uu madaxweyne Axmed Siilaanyo sodoga u yahay ee Baashe Cawil Omar.

· ifraax on December 29 2015 · Read More · 1194 Reads ·Print

Somaliland oo Go’aanno Adag kasoo Saartay Adkeynta Amniga iyo Ilaalinta Xuduudaheeda.

Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda ee Somaliland, ayaa Go’aammo ka soo saaray Ajanabiga Dalka joogay iyo isku socodka Somaliland iyo dalalka kale.

· ifraax on December 28 2015 · Read More · 804 Reads ·Print

Farmaajo oo Magaalada Houston kaga Qaybgalay Barnaamijka Qaaraan Qaran.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Magaalada Houston, Taxes ayaa si weyn u soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia.

· ifraax on December 28 2015 · Read More · 886 Reads ·Print

Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Dalka Mareykanka oo Xafiis ka Furatay Virginia.

Waxaa si Rasmi ah looga Furay Gobolka Virginia oo ku yaalla duleedka magaalada Washington Xafiis ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Maraykanka.

· ifraax on December 28 2015 · Read More · 950 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired