|
|
Qoys Muslimiin ah oo u dhashay Dalka Britain oo loo Diiday Dhawaan inay u Safraan Mareykanka.
Qoys Muslim ah oo u dhashay dalka Britain ayaa loo diiday inay u safraan gobolka California ee dalka Mareyknaka.
|
· ifraax on December 28 2015 ·
Read More · 859 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Cusub.
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) iyo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka.
|
· ifraax on December 27 2015 ·
Read More · 756 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Puntland Oo Gaadhay Garoowe, Kana War Bixiyey Shirkii Uu Muqdisho.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiwli Maxamed Cali Gaas ayaa Saaka hiirtii waa beri kasoo jarmaaday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
|
· abdi on December 25 2015 ·
Read More · 749 Reads
·
|
|
|
Dhalashadii Nebi Muxamed NNKH oo laga Xusay Magaalada Tromsų ee dalka Norway.
Isku-imaatin lagu xusayay markii uu dhashay Nebi Muxamed [NNKH] ayaa xalay lagu qabtay Masjidka Al-Raxma ee magaalada Tromsø ee Woqooyiga dalka Norway.
|
· abdi on December 25 2015 ·
Read More · 799 Reads
·
|
|
|
Boqollaal ka tirsan Al-shabaab oo ku dhawaaqay inay ku biireen Kooxda Islaamiga ah ee ISIS.
Tiro lagu qiyaasay 200 oo ka tirsanaa Al-shabaab ee Somalia ayaa la sheegay inay ballanqaadeen inay ku biireen ISIS oo ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Suuriya.
|
· abdi on December 25 2015 ·
Read More · 855 Reads
·
|
|
|
maansadii BURCO waxay soo baxday 20.12.1984
waxaan ahaa ardaydii wax ka baraanaysay dusiga sare ee shiikh bashiir sanadihii sideetamaadkii hadaba aroor hore oo ay bishu ahayd 20.12.1984kii.
|
· abdi on December 25 2015 ·
Read More · 764 Reads
·
|
|
|
Hanbalyo ku socota musharaxa u taagan golaha baarlamaanka somaliland ee doorashada 2017ka ee gobolka maroodi jeex .
aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maanta halkan an ugu soo hanbalyeeyo anigoo ah maxamed yaasiin maxamed walaalkay ahna saaxiibkay cabdi ismaaciil abiib.
|
· abdi on December 25 2015 ·
Read More · 798 Reads
·
|
|
|
Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismaaciil oo soo saartay canbaarayn iyo digniin dagaal la iska hor keenayo laba beelood oo walaalo ah ood wadaagina ka dhaxayso..
Ujeeddo:canbaarayn iyo digniin dagaal la iska hor keenayo laba beelood oo walaalo ah ood wadaagina ka dhaxayso.
|
· abdi on December 19 2015 ·
Read More · 1047 Reads
·
|
|
|
Baaq ku wajahan shirka lagu dejinayay siyaasadda iyo qorshayaasha Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Somaliland.
Dallada SSE waxay hambalyaynaysaa talaabadan taariikhiga ah ee Wasaarada Arrimha Dibeddu ay isugu yeedhay Danjirayaasha Somaliland u fadhiya dalalka dibedda.
|
· abdi on December 19 2015 ·
Read More · 851 Reads
·
|
|
|
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyay In Uu U Sharraxanyahay Murashaxnimada Xisbiga UCID iyo Beeshiisa Oo Ku Gacan Saydhay.
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo haldoorka beesha uu ka soo jeedo ayaa markale fooda isku daray shir doceed, kaas oo lagaga wada hadlaayay khilaafka Xisbiga UCID.
|
· ifraax on December 19 2015 ·
Read More · 876 Reads
·
|
|
|
Khasaarihii Qaraxii Muqdisho ka dhacay iyo Al-shabaab oo Sheegatay
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 10-ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray qarax ka dhacay maanta duhurkii waddada Maka Al-mukarama
|
· ifraax on December 19 2015 ·
Read More · 893 Reads
·
|
|
|
Shirkii looga hadlayay Doorashada 2016 oo lasoo Gunaanaday.
Shirkii looga Tashanayay Qaabka ay noqon doonto doorashada dalka ka dhici doonta sannadka 2016-ka ayaa goor-dhow lasoo gaba-gabeeyay.
|
· abdi on December 16 2015 ·
Read More · 865 Reads
·
|
|
|
Donald Trump iyo Jeb Bush oo Hadallo kulul isku dhaafsaday.
Sagaal musharrax oo ku tartamaya sidii ay u noqon lahaayeen qofka Xisbiga Jamhuuriga ee waddanka Mareykanka u meteli lahaa doorashada madaxnimo ee dalkaas.
|
· abdi on December 16 2015 ·
Read More · 728 Reads
·
|
|
|
Minnesota man whose tweets urged jihad surrenders in Africa.
A Minnesota man who joined al-Shabab in Somalia more than seven years ago and more recently went online to urge others to carry out violence on behalf of the Islamic State group has turned himself in to authorities in Africa,
|
· ifraax on December 07 2015 ·
Read More · 914 Reads
·
|
|
|
SIYAASAD DHAWR IYO TOBAN JIRA!
Ceebaha aynu leenahay haddii aynu shacabkii nahay waxa weeyi ma qiimayno dadkeena iyo Hogaamiyayaasheena , dib uma fiirino taariikhdooda.
|
· ifraax on December 07 2015 ·
Read More · 916 Reads
·
|
|
|
A big thank you to the Tower-Hamlets Council for recognising the Republic of Somaliland as an independent state.
With much appreciation and gratitude we, the Somaliland Society in Europe (SSE), are delighted that Tower-Hamlets Council voted on 19th November 2015 to pass a motion.
|
· ifraax on December 07 2015 ·
Read More · 789 Reads
·
|
|
|
XISBIGA WADANI armuu hal seegaa? Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed.
Shalay waxaa magaalada hargaysa ee caasimada jamhuuriyada somaliland uga qabsoomay xisbiga wadani shir balaadhan oo ay ku soo bandhigayeen.
|
· ifraax on December 07 2015 ·
Read More · 924 Reads
·
|
|
|
Dallada SSE oo dareen taban ka qabta arrimaha ka soo cusboonaadey wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya.
In mudo ah ayay Dalladu walaac ka qabtey halka iyo jihada looga baxayo wada-hadalka fashilmay ee wakhtiyadan dambe lala wadey waddanka.
|
· abdi on November 26 2015 ·
Read More · 776 Reads
·
|
|
|
Dadka Somaliland kasoo jeeda Xaq bay u leeyihiin Aragtidooda inay Dhiibtaan.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Inj. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo in dadka Somaliland.
|
· ifraax on November 25 2015 ·
Read More · 908 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo isku dayaysa inay ka hor-tagto in Kooxda ISIS ay soo gasho Gobolka Bariga Afrika.
Al-shabaab-ta ee Somalia ayaa ka hor-tagaysa in kooxda ISIS ama Daacish ay xarun ku yeelato Somalia, iyadoo ay saraakiisha Al-shabaab.
|
· abdi on November 24 2015 ·
Read More · 812 Reads
·
|
|
|
Safaaraddii Soomaaliya ay ku lahayd Washington oo dib loo furay 25-sanadood kaddib.
Arbacadii shalay oo Taariikhdu ay ku beegnayd 18-ka November, 2015-ka, ayaa magaalada Washington ee xarunta Maraykanka.
|
· abdi on November 19 2015 ·
Read More · 856 Reads
·
|
|
|
Axmad Xasan Cawke (AHUN) uu Fara Badnaa. Kee Ayaad Taqaan?
Sanadihii bilowgii todobaatanaadkii waxa uu la shaqeyn jirey weriyihii weynaa ee Weli Xaaji Cali oo markaa aad can uguu ahaa tebinta ciyaaraha.
|
· abdi on November 19 2015 ·
Read More · 777 Reads
·
|
|
|