|
|
Axmed Xasan Cawke Halyey kaloo inaga caraabay.
Waxay yidhaahdeen wuxuu dhashay 1948 DADKII UU U SHEEGAY OON AFKIISA MAANTA KA MAQLAAYEY WERIYE XASAN MAXAMED YUUSUF sanadkana wuu dhintay oo ah 2015
|
· ifraax on November 18 2015 ·
Read More · 817 Reads
·
|
|
|
Barakacayaasha Badweynta Siyaasada Somaliland Ee Sanadka!
Badanaa Masiibooyinka Bulsho ku keena inay ka barakacaan Dalkooda gudihiisa una hayaamaan isla meel kamid ah dalkooda sida Dagaalada.
|
· ifraax on November 18 2015 ·
Read More · 917 Reads
·
|
|
|
Wariye Axmed Xasan Cawke oo saaka aroortii ku geeriyooday Magaalada Jigjiga.
Weriyihii caanka ahaa ee BBC-da la soo shaqeeyay Axmed Xasan Cawke ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
|
· ifraax on November 17 2015 ·
Read More · 882 Reads
·
|
|
|
Gudoomiyaha Degmada Tog wajaale ayaa xabsiga dhigay agasimihii waaxda dhulka .
Gudoomiyah Degmada Tog wajaale ayaa xabsiga dhigay AGasimihii waaxda dhulka iyo Joomiterkii dawlada hoose xadhigan labada masuul.
|
· abdi on November 15 2015 ·
Read More · 737 Reads
·
|
|
|
Shirweynaha Golaha Dhexe ee Kulmiye oo lagu doortay Musharraxiinta Madaxweynenimada.
Shirweynaha xubnaha golaha dhexe ee KULMIYE ayaa maanta si rasmiya u doortay musharaxa madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeen ee xisbiga KULMIYE.
|
· abdi on November 10 2015 ·
Read More · 1085 Reads
·
|
|
|
Presidential Speech at 5th KULMIYE CENTRAL COMMITTEE CONVETION.
The party leadership, Executive committee, Members of Central committee of KULMIYE Party and hall those distinguished guests who have assembled today here.
|
· abdi on November 09 2015 ·
Read More · 964 Reads
·
|
|
|
Warsaxaafadeed Isbahaysiga Mucaaridka Kulmiye oo Qaadacay Shirka Golaha dhexe.
Shirkii golaha dhexe ee Xisbiga kulmiye waxay xubno hoggaanka ahi u beddeleen goob ay Ku ururiyaan dadweyne taageerayaal Laba Musharax.
|
· abdi on November 08 2015 ·
Read More · 884 Reads
·
|
|
|
Xildhibaan Gurxan oo u Geeriyooday dhaawac ay maanta kooxo Hubeysan u geysteen.
Xildlhibaan Max'ed Axmed Gurxan ayaa Goor-dhow u geeriyooday dhaawac ay kooxo hubeysan maanta ugu geysteen degmada Xamar-weyne.
|
· abdi on November 07 2015 ·
Read More · 898 Reads
·
|
|
|
Kenya oo sheegtay in Ciidamadooda ay toogteen Xubno ka tirsan Al-shabaab.
Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah AMISOM ayaa sheegay inay dileen Jimcihii shalay sagaal xubnood oo ka tirsan xoogagga Al-shabaab ee Somalia.
|
· abdi on November 07 2015 ·
Read More · 828 Reads
·
|
|
|
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay shaqaalaha dowladda hoose.
Guddoomiyaha cusub ee gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho , Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta kulan la yeeshay shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar.
|
· abdi on November 07 2015 ·
Read More · 942 Reads
·
|
|
|
Putin oo joojiyay Duullimaadyadii ay ku tegi jireen Masar.
Xukuumadda Ruushka ayaa maanta shaacisay inay ka mamnuucday diyaaradahadeeda duullimaadyadii ay ku tegi jireen dalka Masar.
|
· abdi on November 07 2015 ·
Read More · 956 Reads
·
|
|
|
Wasiirnimo Ma U Qalantaa? Aqoonteeda lahaw!
Markaad tahay ardey cusub oo ad jaamacadda bilowdo, had iyo jeer waxa lagu bilaabaa maadad (course) oo hordhac u ah waxa ad takhasus ahaan baraneyso.
|
· abdi on November 07 2015 ·
Read More · 1036 Reads
·
|
|
|
Waxaan Madaxweynaha SL iyo Xisbiga ugu hambalyeynayaa sida ay howluhu u socdaan.
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland, Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maanta dalka ku soo laabtay ayaa sheegay in loo baahan yahay in si wanaagsan.
|
· ifraax on October 30 2015 ·
Read More · 837 Reads
·
|
|
|
M/wayne xigeenka Somaliland mudane Saylici waxaan odhan lahaa HANKAAGU HA DHAAFO HEERKAA.
Muranka iyo kala jabsanaanta xisbiga kulmiya waxay ahayd mid mudoba aad looga dheehanayey hab dhaqanka masuuliyiinta kulmiye.
|
· ifraax on October 30 2015 ·
Read More · 1102 Reads
·
|
|
|
Maxamed Biixi Yoonis MABUU WAYNAYN EE WUU ISLA WAYNAA Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase
Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban,waagii berya iyo gabalkii dhacaba waxaad la kulmaysaa wax kaa fajiciya,waa yaab iyo yaabka yaabkii.
|
· xaaji on October 30 2015 ·
Read More · 842 Reads
·
|
|
|
Maamulka ururka Gaarrodi ku soo maray Dugsiyada ku Yaala Deegaanka degmada Sallaxlay.
Warbixin ku Saabsan Kormeer maamulka ururka Gaarrodi ku soo maray Dugsiyada ku Yaala Deegaanka degmada Sallaxlay iyo tuulooyinka hoos yimaadda
|
· xaaji on October 30 2015 ·
Read More · 1058 Reads
·
|
|
|
Xirsi wuxuu madaxwayne siilaanyo uga dhigan yahay maahmaahdii ahayd NIMAAD DHASHAY KUMA DHALIN
wuxuu cagidii horeba u dooray xilaan hortii cidna loo caleemo saarin dabadiina aan cidina ka rajo qabin,wuxuu ugu yeedhay magac aan hore siyaasada somaliland.
|
· xaaji on October 29 2015 ·
Read More · 938 Reads
·
|
|
|
Baaq cambaarayn ku tumasho xuquuqda shaqaalaha oo ay soo saareen guddida beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale)
Magacaabista khasabka iyo afgembiga ku timi ee Inanta Sacad Muuse loo Magaacabay Gudoomiyaha Hargeisa Nursing School.
|
· xaaji on October 29 2015 ·
Read More · 946 Reads
·
|
|
|
War Deg Deg ah Lix Wasiir oo iska Casilay Xukuumada Siilaanyo.
Wasiirada Xilka Iska Calisay ila ahaatan ayey Tiradoodo maray 4 Wasiir oo kala ah Wasiirka Arimaah Dibada Maxamed Biixi Yoonis , Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan.
|
· abdi on October 26 2015 ·
Read More · 1228 Reads
·
|
|
|
Father shot dead in front of family at Golden Corral.
Shueyb Abukar poses at the Lions Gate Bridge in Vancouver. Abukar, 40, died at OhioHealth Riverside Methodist Hospital of multiple gunshot wounds shortly after the shooting.
|
· abdi on October 25 2015 ·
Read More · 1043 Reads
·
|
|
|
The Dignity and Self-determination of the people of Somaliland HAVE NO PRICE!!
The current state of affairs with regard to Somaliland’s statehood and its quest for recognition has entered a critical phase as the weak government of Somalia
|
· ifraax on October 23 2015 ·
Read More · 846 Reads
·
|
|
|
Waa inaan ilaalino anshaxa suuban ee Tartanka Dimuqraadiga ah.
Madaxweyne Axmed Max'ed Siilaanyo oo maanta dib ugu soo laabtay Hargeysa, yaa musharaxiinta xisbigiisa kulmiye u tartamaya ugu baaqay.
|
· abdi on October 19 2015 ·
Read More · 1152 Reads
·
|
|
|