Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hablaha Waxbartey Miyaa Laga Takooraa Shaqooyinka Dalkeena?

Kal hore ayaan maalin adeeg u doontay xafiis Hargeisa ku yaala oo ay leedahay mid ka mid ah shirkadaha tilifoonada.

· abdi on August 25 2015 · Read More · 1248 Reads ·Print

How long will the International Community remain deaf to the cry of Somalilanders??

Against every common sense, against all democratic values, against all universally applicable people’s rights for self-determination.

· abdi on August 25 2015 · Read More · 1160 Reads ·Print

Degmada Togwajaale xadhig logu gaystay muwaadin.

Degmada Togwajaale xadhig logu gaystay muwaadin kamida siyaasiyaasiyiinta Gobolka Gabiley oo fadhigiisu yahay wajaale.

· abdi on August 25 2015 · Read More · 952 Reads ·Print

Go'aanka maxkamada sare ee dastuuriga ihi wuxuu badka soo dhigay aqoon darida sharciyeed.

Maansha allah marka hore go'aanka maxkamada sare waxaan leeyahay hanbalyo gudoomiye waad asiibtay xaqa iyo sharciga aad u hiilisay.

· abdi on August 25 2015 · Read More · 842 Reads ·Print

Waxaan Taageerasanahay In Laba Madaxwayne Ku Xigeen Somaliland Loo Sameeyo.

Waxaan Taageerasanahay In Laba Madaxwayne Ku Xigeen Somaliland Loo Sameeyo Kala Ah Midig Oo Ah Bari Iyo Bidix Oo Ah Galbeed.

· abdi on August 25 2015 · Read More · 901 Reads ·Print

Midig iyo bidixba ku mugaabi musuqa ina maalaaw ileen miciin baad u haysataaye.

Agaasimaha guud ee wasaarad arimaha gudaha mr abdisamad maal ayaa ah ruux ku wada wasaarad jaha qaladn oo ilaa hada sida uu wax.

· abdi on August 25 2015 · Read More · 894 Reads ·Print

Farqigii U Dhexeeyey XALAASHA iyo XARAANTU uu soo Yaraanayaa!

Waxyaabaha an Hargeisa ku soo arkey waxa iigu yaab badnaa waxa u weyn XALAASHA iyo XAARAANTU maba kala soocna. 

· abdi on August 25 2015 · Read More · 910 Reads ·Print

Mucaarid iyo Muxaafad iyamaa mukhaarija Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase.

MUCAARAD IYO MUXAAFAD IYAMAA MUKHAARIJA shalay wuxuu ahaa muxaafid,weliba wasiirkii ugu horeeyey ee wasaarada kaluumaysiga iyo dekedaha.

· abdi on August 25 2015 · Read More · 1053 Reads ·Print

Agaasimaha W/A/gudaha A/samad maal waa hubaal in uu yahay ninka ugu musuqa badn leh dawleden.

Hadal araar badan lama soo qaate lakin aaan u mug dhaco  agaasimaha giid ee wasaarad arimaha gudaha oo ah nin dhalin yaro ah.

· ifraax on August 16 2015 · Read More · 911 Reads ·Print

Maxay Aqoontu Nolosheena Saameyn Waafi ah Ugu Yeelan weydey Nolosheenna.

18 maalmood ayaan Hargeisa soo joogay. Waxay aheyd muddo gaaban balse aad u xiiso badan. Waxa an qabtey laba muxaadaro oo ballaadhan iyo shirar badan oo googoos ah.

· ifraax on August 15 2015 · Read More · 1119 Reads ·Print

Muqdisho iyo 1990 kii Q.8aad Qalinkii Maxamed yaasiin maxamed ilkacase.

waxaase laygu sheegay inaanay dagaal haba yaraatee aanay shaqo ku lahayn ee ay yihiin cawsle la muuseeyey.

· ifraax on August 15 2015 · Read More · 1078 Reads ·Print

Askari Ka Tirsan Booliska Oo Rasaas Ku dhuftey Arday Maxbuus Ku Ahaa xabsi ku yaala Magaalada Hargeysa.

Askari ka tirsan ciidanka booliska jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka toogasho fool-xun ka geystay gudaha saldhigga Ibraahim Koobduur.

· abdi on August 14 2015 · Read More · 1190 Reads ·Print

Askari ka Tirsan Ciidanka Qaran oo Maanta Sarkaal ku dilay Boorame Mid kalena Dhaawacay.

Wararka laga helayo Magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa sheegaya in askari ciidamada SL ka tirsan uu toogasho ku dilay Sarkaal.

· ifraax on August 11 2015 · Read More · 972 Reads ·Print

Xarunta Xuquuqal insaanka oo Kubaaqay in gudi Madax banaan loo saaro Dilkii ay boolisku u geysteen Shacabka.

Ururka Quxuuqal insaanka ee Human Right Centar ku baaqay in baadhitaan Madax banaan lagu sameeyo Dilkii ay geeysteen Boolisku.

· ifraax on August 11 2015 · Read More · 852 Reads ·Print

Waran Cade Oo Ka Hadlay iska horimaad ay Dad ku Dhinteen.

Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland Cali Maxamed Wara Cade ayaa ka hadlay Dhimasho Iyo Dhaawac ka Dhashay iska Horimaad Rabashado Watay.

· abdi on August 11 2015 · Read More · 964 Reads ·Print

Ogeysiis From SSE Conference Crown Hotel.

Somaliland Societies in Europe (SSE) in collaboration with Somaliland Diaspora Agency of The Ministry of Foreign Affairs is pleased to announce a one day conference.

· abdi on August 11 2015 · Read More · 981 Reads ·Print

Madaxtooyada Bilawday kala Saarita musharixiinta Kulmiye.

Madaxtooyada Somaliland ayaa la sheegay inay qorshaynayso sidii labada bilood ee soo socda loo kala saari lahaa labada jago ee guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.

· ifraax on August 06 2015 · Read More · 1148 Reads ·Print

Xisbiga Waddani oo Beeniyey Xubno ka mid ah oo la sheegay in la Casilay.

Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa xukumadda ku eedeeyay inay faafisay warar xalay soo baxay oo sheegayay.

· ifraax on August 06 2015 · Read More · 1234 Reads ·Print

Qarax ka dhacay Masjid ku yaala dalka Saudi Arabia oo ay ku Dhinteen 17-Qof.

Qarax lala beegsaday Masaajid ku yaalla Magaalada Abha ee dalka Saudi Arabia ayaa lagu dilay 17-qof oo ay ku jiraan 10 Askari oo ka mid ah ciidamada ammaanka dalka Sucuudiga.

· ifraax on August 06 2015 · Read More · 1387 Reads ·Print

Taariikh nololeedkii marxuum Cabdi Axmed IIdle(cabdi burco)

marxuumku waxa uu ku dhashay 1946 kii magaalada burco,halkaas oo uu waxbarashadiisii diiniga iyo maadiga ahayd labadaba uu ku qaatay,waxaanu noqday mid yaraan ku anfaca waalidkii iyo bulshadaba.

· abdi on August 05 2015 · Read More · 818 Reads ·Print

Kulan Garoowe ku dhexmaray Puntland iyo Wafdi ka Socday Qaramada midoobey.

C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa, C/xakiin C/llaahi Cameey ayaa maanta kulan kula yeeshay Garoowe ku xigeenka Wakiilka Qaramada.

· abdi on August 05 2015 · Read More · 1015 Reads ·Print

Maamul xumadda Dawladda Hoose iyo Boobka Dhulka oo Hargeysa Dhaxalsiiyey Dilal culus.

Bilihii ugu danbeeyey waxa soo kordhayey Dilalka qorshaysan ee ka dhasha Dhulka Galbeedka Hargeysa, kuwaas oo sababay inay ku Naf-waayaan Dad shicib ah.

· abdi on August 05 2015 · Read More · 1195 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>