|
|
Barack Obama oo Booqashadiisii ugu Horreysay ku Tagaya Dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama oo lagu wado inuu bisha soo socota ee July booqasho ku yimaado xarunta Kenya ee Nairobi.
|
· abdi on June 20 2015 ·
Read More · 778 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Ku Tagay Degaannada Faroweyne.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada.
|
· abdi on June 17 2015 ·
Read More · 818 Reads
·
|
|
|
Badhasaabka Awdal oo Si Cadho leh uga Jawaabay Cabdirashiid Xasan.
Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax), ayaa si cadho leh uga jawaabay Hadallo dhawaan..
|
· abdi on June 17 2015 ·
Read More · 895 Reads
·
|
|
|
Dal Caruurtiisii Hagradey - 16 June iyo Soomaaliland.
16 June, waa maalinta adduunyadu u aqoonsatey in loo dabbaaldego oo la xuso caruurta Afrika. Caruurta dalkeenuna waxa ay kow ka tahay caruurtaa.
|
· ifraax on June 15 2015 ·
Read More · 1366 Reads
·
|
|
|
Sharafta iyo Hungurigu Meel Ma Wada Galaan.
Mohamed Abdiraxman (Lugooyo) AHUN, wuxu ahaa nin fara badan – Sarkaal ciidan, Abwan, Siyaasi iyo Bulshaawiba.
|
· ifraax on June 14 2015 ·
Read More · 844 Reads
·
|
|
|
Madaxwaynihi Hore Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo Dalka Ku Soo Laabtay.

Madaxwaynihi Hore Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo Dalka Ku Soo Laabtay Suaalo La Wadiyay Ka Jawaabaya.
|
· abdi on June 11 2015 ·
Read More · 832 Reads
·
|
|
|
Xafladii Qalin Jabinta 2015 Atlanta, Georgia.
Xaflad sanadle ah oo loo qabto ardeyda ka Qalin jabiso dugsiyada sare iyo jaamacadaha oo lagu qabtay Atlanta, Georgia oo ay soo qabanqaabiyeen Somali American Community Center.
|
· abdi on June 11 2015 ·
Read More · 999 Reads
·
|
|
|
Diyaaradda FlyDubai Oo Soo Cagadhigatay Madaarka Cigaal, Iyo Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland.
Shirikada Caalamiga ah ee Diyaaradaha ee fly Dubai ayaa maanta Duulimaadkoodii u horeeyey ay Diyaaradoodu soo cagodhigatay Garoonka Caalamiga ah .
|
· abdi on June 10 2015 ·
Read More · 1650 Reads
·
|
|
|
In ka badan 20 qof oo ay Xukuumadu Xabsiga u dhigtay arinta Macdan Qodista Laga Wado Buuraha Simoodi.
Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay dad ka badan 20 qof oo ah waxgaradka iyo dadweynaha degaanka Baki ee gobolka Awdal.
|
· abdi on June 02 2015 ·
Read More · 915 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo Mar kale la Wareegtay deegaanno ka tirsan Gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya.
Xoogag ka Tirsan Al-shabaab ayaa mar kale Gudaha u galay Tuulooyin ka tirsan Gobolka Waqooyi-bari-Kenya, halkaasoo ay muddo kooban ku hayeen gacanta.
|
· abdi on June 02 2015 ·
Read More · 975 Reads
·
|
|
|
Dowladda Mareykanka oo Xilliga u Kordhisay Sharciga ay haystaan Dadka Soomaalida ah.
Wasaaradda Amniga Qaranka Dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in Soomaalida ku nool Mareykanka ee sharci la’aanta.
|
· abdi on June 02 2015 ·
Read More · 890 Reads
·
|
|
|
Caasimada Hargeysa oo laga furay Warshadii ugu horeysay oo farsameynaysa taayarada gaadiidka.
Ganacsato reer Somalilander ah ayaa markii ugu horreysay ka hirgeliyay magaalada Hargeysa warshad lagu farsameeyo Taayirada Gaadiidka oo casir ah.
|
· abdi on June 02 2015 ·
Read More · 1135 Reads
·
|
|
|
Dallada SSE way soo dhaweyneysaa Go’aanka wadajirka ah ee Xisbiyada Qaranka.
Dallada SSE oo ay ku bahoobeen Jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub, waxay baaqan ku boogaadinayaan.
|
· ifraax on May 31 2015 ·
Read More · 958 Reads
·
|
|
|
Muranka siyasadeed ee soo dhex galay arimaha doorashooyinku waa mid weligiiba soo jirey hakala weji duwanaadee. Balse waxa ad moodaa inaan casharba laga baraneyn waxa ina soo mara.
|
· ifraax on May 31 2015 ·
Read More · 1079 Reads
·
|
|
|
Wasiir Cukuse oo si ba'an ula hadlay Dawlada Muqdisho.
Wasiir Cukuse oo si ba'an ula hadlay Dawlada Muqdisho & Xaalada Qaxoontiga Yemen.
|
· ifraax on May 31 2015 ·
Read More · 980 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siiraanyo Xil weyn baan iska saaraynaa inaan Dadka Qoxootiga.
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo safar ku jooga degmada Berbera ayaa maanta booqday goobta.
|
· ifraax on May 31 2015 ·
Read More · 1214 Reads
·
|
|
|
Somaliland oo ogolaatay inay kasoo degi karaan Somalida ka Imaanaya Yemen.
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta fasaxday inay dadka qaxootiga ee ka soo cararaya dagaalka ka socda dalka.
|
· abdi on May 30 2015 ·
Read More · 1082 Reads
·
|
|
|
first Somali American police officer in Oregon.
As Khalid Ibrahim walked across the stage Thursday to accept his new Portland police badge, members of his Somali community shouted encouragement.
|
· abdi on May 30 2015 ·
Read More · 948 Reads
·
|
|
|
12 Jir Baalashle ka ah Muqdisho oo ka qaybqatay Gargaarka dadka Yeman ka soo qaxay.
Sharma’arke waxa uu ka soo baxaa xaafaddiisa xilli hore waxa uuna soo aadaa degmada Xamarweyne halkaasi oo ah meel ay ku yaqaanaan.
|
· abdi on May 30 2015 ·
Read More · 1344 Reads
·
|
|
|
Guddoomiye Saleebaan Iyo Golihiisa Guurtida Oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii Saddexda Xisbi.
Golaha Guurtida Somaliland oo fadhi saaka ku yeeshay Golahooda ayaa ka hadlay heshiiskii saddexda xisbi Qaran ay yeesheen.
|
· abdi on May 30 2015 ·
Read More · 1101 Reads
·
|
|
|
Gabdho Somali-Kenyan ah oo ku biirey ururka ISIS.
Warbixin uu Maanta soo daabacay Wargayska Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa lagu sheegtay in labo gabdhood oo Soomaalida Kenya ah.
|
· abdi on May 19 2015 ·
Read More · 1300 Reads
·
|
|
|
Halkan ka daawo Khudbadii Madaxweyanaha Somaliland ee Xuska 18-ka May.
Halkan ka daawo Khudbadii Madaxweyanaha Somaliland ee Xuska 18-ka May.
|
· abdi on May 18 2015 ·
Read More · 1273 Reads
·
|
|
|