Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

18 May, 1992 – Si aad u garato halka lagu socdo, Wax ga ogow halka laga yimid.

Sanadguuradii koowaad ee 18 May 1992 waxa an ku ciidey Madaxtooyada Soomaaliland. 

· abdi on May 18 2015 · Read More · 1174 Reads ·Print

Sse wishes the people pf somaliland a happy national day.

Congratulations to all Somaliland people on the twenty-fourth anniversary of the declaration of independence.

· abdi on May 18 2015 · Read More · 962 Reads ·Print

Masar oo Xukun Dal-dalaad ah Ku Fulisay Lix Nin.

Raggan ayaa lagu dal-dalay xabsi ku yaalla magaalada Qaahir ee caasimada dalka Masar, iyadoo lagu eedeeyey weeraro ka dhacay buuraleyda Siinaay,

· abdi on May 17 2015 · Read More · 937 Reads ·Print

Al-shabaab oo Sheegtay inay Gacanta ku dhigeen Burburka Diyaarad ku dhacday Gobalka Bay

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigay diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah ee loo yaqaanno Drones-ka.

· abdi on May 17 2015 · Read More · 1012 Reads ·Print

Ogeysiis dhamaan Ku socoto Akhristayaasha Shabakada Hargeysa Online.

Waxaan dhamaan la ogeysiinayaa in shabakada caalamiga ah ee Hargeysa Online ay fursad kuu siinayso sanadkan.

· abdi on May 17 2015 · Read More · 935 Reads ·Print

Adna Adan Iyo Xildhibaan Abdi Qadir Jirde Oo Soo Gaadhay nashville tennessee.

Jaaliyada Somaliland ee Gobalka Tennesee ayaa soo dhaweeyay Dr Adna Adan iyo Xildhibaan Abdi-Qadir Jirde oo soo gaadhay Maraykanka.

· abdi on May 17 2015 · Read More · 945 Reads ·Print

''Dallada SSE waxay dhiirigelinaysaa in wada-tashi wada jir ah laga yeesho muddo kordhinta.

Dallada SSE waxay dhiirigelinaysaa in wada-tashi wada jir ah laga yeesho muddo kordhinta la isku khilaafsanyahay si aanay...

· ifraax on May 14 2015 · Read More · 1019 Reads ·Print

Xisbiga Wadani oo Cambaarayn dusha uga tuurey Xukuumada.

Anigoo ku hadlaya magaca Masuuliyiinta, Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga Waddani Yurub waxaan cambaarayn dusha uga ridaynaa Xukuumada Kulmiye.

· ifraax on May 14 2015 · Read More · 1081 Reads ·Print

Bandhig Dhaqameed lagu Qabtay Turkiga oo ay Somalia Kaalimaha hore ka Gashay.

Bandhig dhaqameed ay si wadajir ah u soo wada qaban-qaabiyeen hay’adaha İHH & YÜDER ee Turkiga ayaa lagu qabtay todobaadkan magaalada Eskişehir oo ah magaalada saddexaad ee ugu weyn Turkiga.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 911 Reads ·Print

Xisbiga WADANI oo mar labaad codsaday dibad-bax iyo Xukuumadda oo diidey.

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa mar kale wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ka dalbaday in loo fasaxo mudaharaad nabadeed inay qabtaan si ay u muujiyaan dareenkooda ka dhanka ah muddo kordhinta Xukuumadda.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 1039 Reads ·Print

Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Muddo kordhin u Sameeyay Xukuumadda.

Xubaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta u Kordhiyey Xukuumadda iyo golaha wakiillada muddo sanad iyo toban bilood ah, taasoo ay ku sheegeen inay doorashadda dhici doonto bisha April 27.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 978 Reads ·Print

Xisbiyada Mucaaradka oo Qaadacay Go’aanka Guurtida iyo Xubno ka Tirsan WADANI oo la Xiray,

Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland ayaa Qaadacay go’aankii golaha Guurtiddu u kordhiyeen xukuumadda iyo golaha Wakiiladda.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 1016 Reads ·Print

An Dabbaaldegno 18 May isla Markaana an Xisaabtanno.

In ku dhow 5 malyuun oo qof ayaa isu diyaarinaya dabaaldegga dalka gudihiisa ka dhici doona iayaga oo u diyaar ah iney muujiyaan taageerada ay u hayaan dalkooda iyo dawladooda. 

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 883 Reads ·Print

Afhayeenka Waddani yurub oo ka hadlay waxa lagu xasuusan doono xukuumadan kulmiye.

Afhayeenka Waddani yurub oo ka hadlay waxa lagu xasuusan doono xukuumadan kulmiye iyo arimo badan oo xaasxaasi ah.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 887 Reads ·Print

Taliyeyaasha Cusub ee Booliiska iyo Asluubta Somalia oo Maanta la Dhaariyay.

Taliyeyaasha cusub ee ciidamada Booliiska iyo Asluubta Somalia, Jen. Maxamed Sh. Xasan Xaamud iyo Jen. Bashiir Maxamed Jaamac.

· abdi on May 09 2015 · Read More · 959 Reads ·Print

Gollaha Guurtida oo Sheegay in Doorashadu Dhacayso November 15/ 2016-ka.

Gollaha Guurtida ee Somaliland ayaa Sheegay in Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland Waddani Ucid iyo Kulmiye ay ku heshiiyeen In Doorashadu Qabsoonto Bisha Novemeber 2016.

· abdi on May 09 2015 · Read More · 966 Reads ·Print

Madaxweynaha Somalia iyo Wufuud ka socda Kenya iyo Itoobiya oo Tagay Kismaayo.

Wufuud ay kala hoggaminayaan madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiirrada arrimaha dibadda Kenya iyo Itoobiya ayaa goor-dhow gaaray Magaalada Kismaayo.

· abdi on May 07 2015 · Read More · 769 Reads ·Print

Wasaarada War faafinta oo Maanta Faraha la iskula tagay iyo dhawr shaqaale ah oo la xidhay.

Khilaaf Cakiran oo Maalmihii u danbeeyay hadheeyay wasaarada warfaafinta somaliland ayaa saaka soo laba kacleeyay kaas oo dhaliyay inuu wasiirka warfaafinta somaliland.

· abdi on May 06 2015 · Read More · 857 Reads ·Print

Dawlada Maraykanka Oo Malaayiin Dollar Madaxooda Dul-dhigay Qaar ka Mid Ah Hogaamiyayaash Ururka Daacish.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay abaal marin lacageed oo gaareysa 20-milyan oo doollar cidii keenta macluumaadka afar ka tirsan Hogaamiyeyaasha.

· abdi on May 06 2015 · Read More · 907 Reads ·Print

Puntland oo Ciidankii Ugu Badnaa uu Soo Dirtay Degaanka Tukaraq ee Gobolka SOOL.

Ciidan hubaysan oo ka tirsan kuwa Maamul Gobolleedka Puntland ayaa shalay gelinkii hore la keenay deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool ee Somaliland.

· abdi on May 06 2015 · Read More · 989 Reads ·Print

Soomaalida UK oo danjiraha K/Afrika ee UK kala Hadlay Dhibaatada lagu hayo Somalida K/Afrika

Mudaahraad ka dhan ah dhibaatada Soomaalida loogu geysnayo dalka Koonfur Afrika oo Sabtidii toddobaadkan ka dhacay magaaladda London ee dalka Britain.

· abdi on May 06 2015 · Read More · 938 Reads ·Print

John Kerry oo Muqdisho kula kulmay Madaxda dowladda Somalia.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, John Kerry iyo wafdi uu hoggaaminayo oo duhurnimadii maanta soo gaaray Muqdisho,

· abdi on May 06 2015 · Read More · 926 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>