Ogeysiis 18 may West Midlands Somaliland Community.
West Midlands Somaliland CommunityMadash lagu qaban doono xafladdasannad guurada 18 may ee SomalilandAddress ; Regent Park roadSmall Heath.Banqueting HallBirmingham
Weerarro Qorsheysan oo Maanta lala Beegsaday Hoteelka Maka Al-Mukarama.
Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goor-dhow ka dhacay dhabarka dambe ee Hotelka Maka A-Mukarama ee magaalada Muqdisho.
Waxaanu la socodsiinayna dhammaan dadka ka soo jeeda beesha Daa,uud Ismaciil (Ciidagale) ee ku dhaqan dalka Ingiriiska in ay ka soo wada qayb galaan shir ka qabsoomi doona haddii Allah idmo.
U.S. top court refuses to shield former Somali official from suit.
The U.S. Supreme Court on Monday refused to block a lawsuit filed by a group of Somalis against their country's former prime minister seeking to hold him responsible for torture and human rights abuses in Somalia.