|
|
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Goor Dhawayd Geeriyooday
Inaalilahi wa inaa ilayhi raajicuun , Waxa goor dhawayd ku geeriyooday Cisbitaalka Magaalada Hargeisa Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale Oo Kamid ahaa Xildhibaanada golaha Wakiilada .
|
· abdi on March 08 2015 ·
Read More · 943 Reads
·
|
|
|
Shirkada Fly Dubai oo ha kisay duulimaadyo ay ka bilaabi lahayd garoonka Caasimada Hargeysa.
Shirkada Diyaaradaha Flydubai, ayaa ka hadashay Hakad ku yimi duulimaadyo ay hore u shaacisay inay ka bilaabayso Somaliland, gaar ahaan Madaarka Cigaal ee Hargeysa.
|
· abdi on March 08 2015 ·
Read More · 1193 Reads
·
|
|
|
Wefti Ka Socda Xukuumadda Ayaa U Ambobaxay Shir Lagaga Hadlayo Horumarinta Somaliland.
Wefti wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta u ambobaxay caasimada Kenya ee Nairobi, halkaasi oo ay kaga qayb gali doonaan.
|
· abdi on March 08 2015 ·
Read More · 1046 Reads
·
|
|
|
Nashville Somalis worry how to get money back home.
An international banking struggle has hit home for Nashville's large Somali refugee community, raising concerns here about family members still living in Somalia and African refugee camps.
|
· abdi on March 08 2015 ·
Read More · 1000 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo oo Xeer Madaxweyne ku Aas-aasay Xafiiska Diiwaan-gelinta Sekeda.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku dhaqangalinayo aasaaska xafiiska diiwaan-gelinta sekeda.
|
· ifraax on March 07 2015 ·
Read More · 1060 Reads
·
|
|
|
Wafdi uu hoggaaminayo RW Somalia oo Maanta gaaray degmada Dhuuso-mareeb.
Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa goor-dhow gaaray Dhuuso-mareeb oo ah xarunta gobolka Galguduud.
|
· ifraax on March 07 2015 ·
Read More · 1099 Reads
·
|
|
|
Baaq ay soo saareen guddida beesha Daa,u ud_Ismaaci il (Ciidagale)
Waxaa habeenkii xalay 1/3/2015 shir ku yeeshay guddida horumarinta beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) ee jaalliyada deggen dalka Ingiriiska.
|
· ifraax on March 05 2015 ·
Read More · 1225 Reads
·
|
|
|
Qabsoomida doorashadu waa Quruxda Wadankayga.
Hanaanka jiritaan ee wadan amaba xasiloonidda waarta ee qawmiyaddi adduunkani ugu nooshahay waa marka ay is garawsadaan.
|
· ifraax on March 05 2015 ·
Read More · 924 Reads
·
|
|
|
First Somali-American To Serve On Metropolitan Airports Commission.
The appointment by Governor Dayton lifts current airport employee into important governing role.
|
· ifraax on February 23 2015 ·
Read More · 839 Reads
·
|
|
|
Baaq taageero ah oo ay soo saareen qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaciil (Ciidagale)
Baaq taageero oo ay soo saareen qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaciil (Ciidagale)
Ujeeddo taageero buuxda.
|
· ifraax on February 20 2015 ·
Read More · 1119 Reads
·
|
|
|
Wariye ka tirsan Al-Jazeera Tv oo laga sii daayay Xabsi ku yaalla dalka Masar.
Xukuumadda dalka Masar ayaa maanta ayaa wariye u dhashay Australia oo u shaqeynayay Al-jazeera TV qaybtiisa Ingiriiska kasii daysay xabsi uu muddo sannad ka badan.
|
· abdi on February 01 2015 ·
Read More · 860 Reads
·
|
|
|
Madaxwayne Siilanyo Oo Dhagax-Dhigay Xarun Cusub.
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) ayaa Maanta si Rasmiya u Dhagax-Dhigay Xaruun Cusub Oo Loo Dhisi-Doono Wasaradda Maaliyadda Gobalka Togdheer,
|
· abdi on January 23 2015 ·
Read More · 823 Reads
·
|
|
|
TACSI INAA-LILLAHI WA-INAA-ILLEYHI RAAJICUUN
Dhamaan Maamulka sare ee Xisbiga Waddani heer Qaran oo uu ugu horeeyo Gudoomiye A/rahman Mohamed A/llahi.
|
· abdi on January 22 2015 ·
Read More · 907 Reads
·
|
|
|
Madaxwaynaha Somaliland Oo Borama U Tagey Tabashooyinkii Reer awdal.
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa shalay safar shaqo ugu baxay gobollada galbeedka dalka.
|
· ifraax on January 16 2015 ·
Read More · 952 Reads
·
|
|
|
Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Hirgaliyay Mashariic Horumarineed Degmoyinka Baki iyo Dila ee Gobolka Awdal.
wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland ayaa maanta soo gaadhay gobolka Awdal.
|
· abdi on January 15 2015 ·
Read More · 1412 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa u Hoyday Wajaale, Barrina maridoona Alaybaday iyo Baligubadle.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) Ayaa Caawa u hoyday Degmada Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley.
|
· abdi on January 15 2015 ·
Read More · 1040 Reads
·
|
|
|
Puntland iyo Al-shabaab oo Mar kale ku Dagaallamaya Galgala.
Ciidanka Puntland iyo xoogagga Al-shabaab ayaa ku dagaalamaya maalintii labaad buuraleyda Galgala ee gobolka Bari oo u ahaa fariisimo Al-shabaab.
|
· abdi on January 06 2015 ·
Read More · 1096 Reads
·
|
|
|
Mudane Al-Franken oo Wiil Soomaali ah u Magacaabay Jago sare (Minesota)
Al Franken oo ah mid ka ah labada xubnaha (Senate) laga soo doorto gobolka Minnesota.
|
· abdi on January 06 2015 ·
Read More · 1008 Reads
·
|
|
|
Ciidanka Amniga Dowladda oo Maanta Adkeeyay Amaanka guud ee Muqdisho.
Ciidamada Amniga dowladda Somalia ayaa adkeeyay ammaanka caasimadda Somalia ee Muqdisho, iyadoo lagu warkayo wadooyinka muhiimka ah.
|
· ifraax on January 05 2015 ·
Read More · 1211 Reads
·
|
|
|
Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyada Ah Ku Meel Mariyay Xeerka Duur-Joogta.
Xildhibaanada Fadhigan Kasoo Xaadiray Ayaa Tiradoodu Dhamayd 48 Xildhibaan,Waxaan Xeerka u Codeeyay Fadhigii Maanta.
|
· xaaji on January 05 2015 ·
Read More · 942 Reads
·
|
|
|
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee G. Minnesota oo ka hadlay Geeridii Inj. Canshuur.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa xalay iskugu yimid kulan tacsi iyo duco ahaa.
|
· xaaji on January 05 2015 ·
Read More · 979 Reads
·
|
|
|
Xafladii Lagu Doortay Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye ee Minnesota.
Waxaa caawa ka dhacday xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Minnesota xaflad si toos ah oo diimoqraadi.
|
· xaaji on January 05 2015 ·
Read More · 1129 Reads
·
|
|
|