|
|
Doon ay Somali leedahay oo ku Gubatay Dekedda Salalah ee Dalka Cummaan.
Inta la og-yahay 15- ka mid ah shaqaale la socday dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayaa la bad-baadiyay ka dib markii dab-xooggan uu qabsaday.
|
· ifraax on January 01 2015 ·
Read More · 922 Reads
·
|
|
|
Mareykanka oo Xaqiijiyay inay Duqeyn ku dileen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab.
Wasaaradda gaashaandhigga waddanka Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa xaqiijiysay inay duqeyn diyaaradeed.
|
· ifraax on January 01 2015 ·
Read More · 1004 Reads
·
|
|
|
Golaha Wakiilada Somaliland oo Markale Koranto la’aan u Furmi Waayey.
Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha uga digay inay fadhiyada caadiga ah ee Golaha ka maqnaadaan.
|
· ifraax on January 01 2015 ·
Read More · 874 Reads
·
|
|
|
Hambalyo Aroos Mustafe Xuseen Cadaani Iyo Marwo Sahra Aden Seed Gacal.
Waxa diraya Saynab Kayse Aadan iyo Sayigeeda Maxamed Jamac dhiif ayeeyo fadumo ogle iyo hooyo Canab Axmed ismaciil iyo Amin kayse aadan.
|
· abdi on January 01 2015 ·
Read More · 2051 Reads
·
|
|
|
RW Cumar C/rashiid oo Maanta Xilka kala wareegaya Ra’iisul Wasaarihii Hore.
Xaflad uu xilka kula wareegayo RW-ha cusub ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka socotaa qabanqaabadeeda magaalada Muqdisho, kaddib ansixintiisii shalay.
|
· abdi on December 25 2014 ·
Read More · 919 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo maanta weerartay saldhigga ciidamada AMISOM ee Xalane.
Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa maanta weerar ku qaaday xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ciidamada AMISOM.
|
· abdi on December 25 2014 ·
Read More · 962 Reads
·
|
|
|
Ministry of Water Resources Launches Water Supply Project funded by Somaliland Development Fund (SDF)
Ministry of Water Resources Launches Water Supply Project funded by Somaliland Development Fund (SDF) in Gargooray Agro-Pastoralist Area, Awdal Region.
|
· abdi on December 21 2014 ·
Read More · 1239 Reads
·
|
|
|
Labada Madaxweyne Somaliland iyo Somalia oo ku heshiiyay Qodobbo dhowr ah.
Wadahadalkii shalay gellinkii dambe ay ku yeesheen magaalada Jabuuti ee xarunta Jabuuti, Xasan Sheekh iyo madaxweyne, Axmed Max'ed Max'uud (Siilaanyo)
|
· abdi on December 21 2014 ·
Read More · 1126 Reads
·
|
|
|
Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldagay munaasabada 71-Guurada Maalinta Booliska.
Munaasabad lagu qabtay xarunta ciidanka Booliiska Generaal Kaahiye, ama Barxada School Polozio ayaa ciidamada Booliiska.
|
· ifraax on December 20 2014 ·
Read More · 1669 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal Toos ahi uga bilaabmay Jabuuti.
Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku kulmay magaaladda Jabuuti.
|
· ifraax on December 20 2014 ·
Read More · 1481 Reads
·
|
|
|
Labbada Xisbi Mucaarid iyo Madasha Wadatashiga oo Si wadda Jir ah uga hadlay Xaalada Dalku Marayo, iyo Arrinta Awdal.
Labbada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid iyo Madasha Wadatisha iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah uga hadlay Xaalada Dalku uu Marayo.
|
· abdi on December 17 2014 ·
Read More · 910 Reads
·
|
|
|
Gudidii Shirkii Hodaale ee Sacad Muuse oo Beeniyey in ay doorteen Musharax Reerka ee Xisbiga kulmiye.
Gudidii Shirkii Hodaale ee Beesha Sacad Muuse ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Warar Warbaahinta.
|
· abdi on December 17 2014 ·
Read More · 1243 Reads
·
|
|
|
Askari ka tirsan Marineeska Mareykanka oo si xun u jir dilay Taksiile Soomaali ah!
Taksiile Soomaali ah oo lagu magacaabo Aadan Gacal oo 34 sano jir ayaa si xun loogu jirdilay magaalada Seattle ee gobolka Washington ee dalkaas Mareykanka.
|
· ifraax on December 17 2014 ·
Read More · 960 Reads
·
|
|
|
Waraysi laga duubeen, intii la Dilin Wiil uu Adeer u ahaa C/raxman Faroole
Al-shabaab oo soo Bandhigay Waraysi ay ka duubeen, intii ayna Dilin Wiil uu Adeer u ahaa C/raxman Faroole
|
· ifraax on December 17 2014 ·
Read More · 1214 Reads
·
|
|
|
Munasibad Qado Sharaf Ah Oo Mid Kamida Musharixiinta G/Wakiilada Loogu Qabtay Hargeysa.
Munaasabada qada sharaf ah loogu sameeyey musharax u tartami doona doorashada golaha wakiilada.
|
· ifraax on December 15 2014 ·
Read More · 1154 Reads
·
|
|
|
Jawaab ku socota Agaasimihii hore ee W/Dhallinyaradda ee fashilmay, kuna caan noqday musuq iyo aqoon-darro!
Agaasimihii hore ee wasaaradda dhallinyaradda ayaa soo saaray qoraal aqoon la'aani hadhaysay iskuna dhex daadsan.
|
· ifraax on December 14 2014 ·
Read More · 1013 Reads
·
|
|
|
Xukuumada Oo Cudud Ciidan Dul Dhigtay Suldaan Wabar Iyo Asxaabta Mucaaradka.
Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Cabdirashiid Xasan Mataan Ayaa si adag uga Hadlay Ciidamada Ay Xukuumadu Ku Daad-Guraynayso Suldaanka ka soo jeeda Gobolka Awdal.
|
· abdi on December 13 2014 ·
Read More · 1092 Reads
·
|
|
|
Gabdho Soomaali ah oo lagu kufsaday Tana River-Kenya.
Isbitaalka weyn ee ku yaallo magaalada Gaarisa, ayaa waxaa lagu daaweynayaa labo gabdhood oo walaalo ah kuwaasoo koox Burcad ah .
|
· abdi on December 13 2014 ·
Read More · 1217 Reads
·
|
|
|
Shirkadda Hass Petroleum Oo Daah-furtay Adeeg cusub Oo ay Dalka Keentay.
Shirkadda Hass Petroleum ayaa Maanta Daahfurtay Adeeg Cusub oo ay Dalka Keentay kaasi oo ah Saliida Baabuurta iyo Xabagta Mishiinada baabuurta lagu isticmaalo oo lagu Magacaabo [Lubricants].
|
· abdi on December 13 2014 ·
Read More · 1387 Reads
·
|
|
|
Baashe faro baruur oo Qaatay Qandaraaska Dhismaha Wasaarada Macdanta.
Wiilka uu sodaga u yahay madaxweyne Siiraanyo oo gacantiisa midigna ah, kuna leh Somaliland.
|
· abdi on December 08 2014 ·
Read More · 1145 Reads
·
|
|
|
Extend your Leadership Ambition beyond your Tribal Realm!!
Anyone aspiring to lead the Republic of Somaliland one day needs to extend his leadership ambition and political.
|
· abdi on December 08 2014 ·
Read More · 938 Reads
·
|
|
|
Ciidanka Qaranka oo ku dhaawacmay Shil baabur.
Wararka Naga soo gaadhay Magaalada Lascanood ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan.
|
· abdi on December 06 2014 ·
Read More · 1000 Reads
·
|
|
|