|
|
Daawo Ragga Soomaalida Romantic Ma Yihiin ? Haweenay Si Wacan U Sharaxaysa
Waxaan idiin ku soo gudbinaynaa Haweenay Si Wacan U Sharaxaysa Ragga Soomaalida Romantic inay yihiin iyo in kale.
|
· xaaji on November 21 2014 ·
Read More · 1026 Reads
·
|
|
|
Ninkii u Han Wayn Hoggaanka Dalkoow, Hankaagu Ha Dhaafo Reer Hebel!! (Qayb. 2-aad)
Ninkii u Han Wayn Hoggaanka Dalku, ha ogaado inaanu ku hanan karin Reer-Hebelnimo.
|
· xaaji on November 21 2014 ·
Read More · 1270 Reads
·
|
|
|
Gobolada Bari galbeed ee wadankan maraykanka ayaa waxaa harqiyey gabow daran.
Waxaa labadii week ee udanbeysay hadheeyey qabow xad dhaaf ah wadanka mareykanka inkastoo ay u sii darnaayeen gobolada xaga bari galbeed xiga.
|
· xaaji on November 19 2014 ·
Read More · 1008 Reads
·
|
|
|
Ganacsato Soomaaliyeed oo Xalay lagu dilay Duleedka Magaalada Cape-Town.
Kooxo burcad ah ayaa xalay toogasho ku dilay laba ganacsade oo Soomaali ah, kaddib markii ay weerareen dukaamo ganacsi oo ay Somalidu ay ku leedahay.
|
· ifraax on November 19 2014 ·
Read More · 1269 Reads
·
|
|
|
Labo Wasiir oo ku dhawaaqay inay u sharaxan yihiin Madaxtinimada Xisbiga Kulmiye.
Wasiiradda Wasaaradaha Maaliyadda, Arrimaha Dibeda iyo Wershadaha ayaa shalay hotelka Guuleed ku qabtay shir balaadhan.
|
· ifraax on November 19 2014 ·
Read More · 1259 Reads
·
|
|
|
Bile – Aqoonta U Adeegta Nolosha
Qiyaastii 1995kii mar an fasax ku tegey magaalada Toronto ee dalka Kanada ayaan maalin maalmaha ka mida raacey nin an saaxiib.
|
· ifraax on November 19 2014 ·
Read More · 847 Reads
·
|
|
|
Qabyaalad kama ilbaxnoo garaadkii lixdankii baynu wali taaganahay!!!!
Ahaanshiyaha qof soomaaliyeed oo kasoo jeeda ummad dhaqan iyo qabiil leh oo qabyaalad ku dhaqanta.
|
· ifraax on November 19 2014 ·
Read More · 970 Reads
·
|
|
|
Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Kanada oo Madaxweyne Siilaanyo Fariin Adag u dirtay.
Garabka Haweenka ee Waqooyiga Ameerika ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, aha Safiirka Wareega ee xisbiga Marwo Suhuur Xasan Abiib.
|
· abdi on November 16 2014 ·
Read More · 1040 Reads
·
|
|
|
Siilaanyo oo Xarigga ka jaray Waddo isku Xiri doonta Hargeysa iyo Salaxleey.
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Max'ed Max'uud Silaanyo, ayaa maanta xadhiga ka jaray 5KM oo ka mida wadada isku xidha Hargeysa iyo Salaxleey.
|
· abdi on November 16 2014 ·
Read More · 1110 Reads
·
|
|
|
Reer awdal oo ka soo horjeestay xilka qaadista gudoomiyaha wakiilada.
Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada somaliland isla markaana ka soo jeeda xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.
|
· abdi on November 15 2014 ·
Read More · 966 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Mudaharaadadii Gilgilay Hargeysa, Burco.
waxaa ka xumahay in ay dhacdo maanta khilaaf iyo shiqaaqo uu abuuray Golaha Baarlamaanka Waxay Hay’adaha ay khusaysa.
|
· abdi on November 15 2014 ·
Read More · 1013 Reads
·
|
|
|
Haweeney la sheegay inay xiriir la lahayd Al-shabaab oo Toogasho lagu dilay.
Haweeney u dhalatay waddanka Britain oo si aad ah loo baadi-goobayay, Samantha Lewthwaite xiriirna la lahayd kooxda Al-shabaab.
|
· ifraax on November 13 2014 ·
Read More · 1574 Reads
·
|
|
|
Wefti Wasiiro ah oo ka socda Dawladda Itoobiya oo booqasho rasmi ah ku yimi Somaliland.
Waxa shalay Kasoo degey gegida diyaardaha ee Cigaal Airport wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada horumarinta dhaqaalaha.
|
· ifraax on November 13 2014 ·
Read More · 1094 Reads
·
|
|
|
Madaxda Soomaaliya oo soo Saaray Go’aan lagu Hakinayo Shirka Baydhabo.
Madaxda dowladda federaalka Somalia ayaa manta si wadajir ah u soo saaray go'aan si KMG ah loogu hakinayo shirka ka socda Baydhabo.
|
· ifraax on November 10 2014 ·
Read More · 1118 Reads
·
|
|
|
Shir looga hadlayo Qabyaaladda & Xagjir-nimada oo ka furmay dalka Turkiga.
Shir looga hadlayo la dagaallanka qabyaaladda iyo xag-jirnimada ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkey.
|
· ifraax on November 10 2014 ·
Read More · 890 Reads
·
|
|
|
Gudoomiyaha wakiilada oo ka hadlay dib u dhaca kulankii Maanta.
Kalfadhigii golaha Wakiiladda oo maanta furmi lahaa ayaa dib loo dhigay muddo toddobaad ah si khilaafka xubnaha ka dhex jira dibadda loogu soo dhamayn lahaa.
|
· abdi on November 08 2014 ·
Read More · 836 Reads
·
|
|
|
Dab-shid Ay Sameeyen Ciidamada RRU-da oo Khalkhal Galiyey Hargeysa.
Dab-shid ay Xeradooda ku Sameynayeen Ciidamada Booliska Gaar ahaana Ciidanka RRu-da ayaa Maanta Khalkhal Galiyey Dadweynaha Reer Hargeysa.
|
· abdi on November 08 2014 ·
Read More · 1187 Reads
·
|
|
|
Somaliland's Minister of Water Resources Launches SDF Funded.
his project is to confirm that Government of Somaliland Fulfilled its Promises with People in Sool Region”, Garad Jama Garad Ismail, Chief Traditional Leader of Sool Region said.
|
· ifraax on November 03 2014 ·
Read More · 1062 Reads
·
|
|
|
Dab Qabsaday Guryo ku yaalla Wajaale iyo Mudaaharaad dhacay.
Mudaaharaad weyn ayaa maanta ka dhacay degmada Wajaale ee Somaliland, kaddib markii ay ka cadhoodeen guryo badan.
|
· ifraax on November 03 2014 ·
Read More · 1108 Reads
·
|
|
|
Muqdisho oo lagu Qabtay Bandhig Farshaxaneed.
Bandhig caalami ah oo lagu soo bandhigayay qaar ka mid ah Farshaxanka Soomaaliya ayaa shalay..
|
· abdi on November 01 2014 ·
Read More · 1000 Reads
·
|
|
|
Xisbiga Kulmiye oo Lumiyay Taageeradii Gobolka Gabiley.
Dadweynaha Gabiley ayaa ka Xuubsibtay Taageeradii ay u hayn jireen Xisbiga tallada Waddanka haya ee kulmiye.
|
· abdi on November 01 2014 ·
Read More · 1119 Reads
·
|
|
|
Minneapolis oo lagu qabtay kulan looga hadlayay Nabadgalyada.
Kulan looga hadlayay xaaladda amni ee xaafadaha Somalidu ka dagan yihiin Minneapolis ayaa xalay lagu qaybtay xarunta Breint Cole Ctr.
|
· ifraax on November 01 2014 ·
Read More · 955 Reads
·
|
|
|