Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Tacsi Ku socota dhamaan reer Xuseen Diiriye.

Haddaanu nahay Jaaliyada Reer UK ee Beesha Ciidagale. Dhamaan Xubnahan Hoos ku xusan oo Wakiil ka ah Qurbajooga  Reer UK Ee Beesha.

· ifraax on November 01 2014 · Read More · 1122 Reads ·Print

Xasan Dhuxulow oo Gaaray Magaalada Baydhabo iyo Iska-horimaad dhacay.

Xasan dhuxulow, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

· ifraax on October 28 2014 · Read More · 1105 Reads ·Print

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Madaarka Cigaal ka Bilowday Baadhitaan.

Wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed ayaa maanta madaarka magaalada hargaysa ka bilawday baadhitaan dadka madaarka ka.

· ifraax on October 28 2014 · Read More · 1083 Reads ·Print

Somaliland Cannot Be Left In The Hands Of People Who..

Somaliland Cannot Be Left In The Hands Of People Who Have Benefited From Plunder, Corruption, Mismanagement Of Our Resources.

· xaaji on October 28 2014 · Read More · 1459 Reads ·Print

Murankii Golaha Wakiilada oo sii xoogaystay, Golihii oo furmi la .

muranka ka dhex aloosan Golaha wakiilada oo ka dhashay Xeerka Diiwaangalinta ayaa waxa in mudo ah furmi waayey Fadhiyadii caadiga ahaa ee Golaha Wakiilada Somaliland.

· ifraax on October 26 2014 · Read More · 1231 Reads ·Print

Madaxweyne Siiraanyo oo Xadhiga ka jaray Wasaarada Xanaanada Xoolaha.

Madaxaweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xadhiga ka jaray Dhismaha Cusub.

· ifraax on October 26 2014 · Read More · 1114 Reads ·Print

Suldaan Casuumad loogu Sameeyey Duleedka Magaalada Hargeysa.

Boqor Raabi Yuusuf Cabdullaahi iyo Boqor Faysal Cismaan Faarax ayaa hadhimo sharafeed lagu lamaaneeyay caleemo saar u sameeyay Suldaanka Beesha Fiqi-shinni.

· abdi on October 25 2014 · Read More · 1017 Reads ·Print

3 Qof oo ku dhintay Qarax Muqdisho ka dhacay.

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay jidka muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama.

· abdi on October 25 2014 · Read More · 945 Reads ·Print

Baaq Taageero iyo soo dhowayn Ah:-Hadaanu Nahay Beesha ciidagale.

Beesha ciidagale ka soo jeeda DDSI ee ku kala nool qaaradaha adduunka kana soo jeeda Gobolka Jarar Gaar ahaan Degaanada Daroor,Rabaso,Abokor iyo Awaare.

· ifraax on October 21 2014 · Read More · 4828 Reads ·Print

Axmed Mu'min Seed ayaa maanta safar ugu kicitimay Adis ababa.

Safarkan oo aysan cid kale ku wehelinayn ayaa saaka aroortii mar uu ka sii baxayay xuduudka u dhaxeeya Somaliland.

· ifraax on October 21 2014 · Read More · 954 Reads ·Print

Ururka Qurbo-joogta Waqooyiga Ameerika oo lagu Qabtay Virginia.

Kulan daahfur u ahaa ururka qurbo-joogta Soomaalida ee Waqooyiga America ayaa lagu qabtay xalay gobalka Virginia ee dalka Maraykanka. 

· ifraax on October 19 2014 · Read More · 1726 Reads ·Print

Somaliland oo caalamka u soo bandhigtay shidaalkeeda.

Telefishanka faaqida horumarka Ganacsiga iyo Tijaaradda ee la yidhaahdo the Arise Global Business Report.

· ifraax on October 19 2014 · Read More · 1092 Reads ·Print

Ma jiro ruux la-taliye ii ah oo Xiriir la leh Al-shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxmuud ayaa sheegay inuusan jirin ruux la-taliye u ah oo xiriir la leh Al-shabaab hubka dowladdana u weeciya.

· abdi on October 18 2014 · Read More · 951 Reads ·Print

Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya baarlamaan iyo Xukuumadda.

Khilaaf siyaasadeed Huursan oo ka dhex curtay Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda ama Xisbiga Wadani iyo Kulmiye ayaa sababay in dhinac kastaa.

· abdi on October 18 2014 · Read More · 1136 Reads ·Print

Sarkaal Al-shabaab u qaabilsanaa Gobolka Awdal oo hore uga baxsaday Ciidanka RRU-da.

Sarkaal sare oo Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Awdal isla markaana ay dhawaan ciidanka RRU-du ku Guul-daraysteen in ay qabtaan ayaa dhawaan Xukuumadda Somaliya.

· abdi on October 18 2014 · Read More · 1043 Reads ·Print

Awdal Oo Maanta si fiican looga Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

Gudoomiyaha golaha wakiilada Ahna gudoomiyaha xisbiga WADDANI Md.C/raxmaan C/laahi Cirro iyo wafti balaadhan.

· ifraax on October 17 2014 · Read More · 1158 Reads ·Print

Ebola maxaa inooga Qorshe ah (Dilaaga Qarniga)

Ebola virus waa xanuun dhaliya sababa xanuun daran oo dagdag ah kaasi oo gaadha ilaa xadka dhimasho haddii aan la daweyn . 

· ifraax on October 17 2014 · Read More · 1159 Reads ·Print

Qaban-qaabada Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

Qaban-qaabada soo dhawaynta gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka WADDANI.

· abdi on October 16 2014 · Read More · 909 Reads ·Print

Falis Abdi Mohamud in Netherlands asylum bid.

A popular Somali band has been forced to seek asylum in the Netherlands after Kenya revoked its refugee status, its lead singer has told the BBC.

· ifraax on October 15 2014 · Read More · 971 Reads ·Print

Somaliland waxay Tusaale u noqon doontaa dalalka Geeska Afrika.

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay furay shirka maalgashiga Somaliland oo dawladda ingiriisku u qabatay Somaliland.

· ifraax on October 15 2014 · Read More · 1811 Reads ·Print

Wasiirku xigeenkii Hore ee Amniga oo Khamiista la horkeenayo Maxkamada.

Maalinta khamiista ee bishu tahay 16 ka bisha tobnaad waxaa maxkada lakeenayaa wasiir ku xigeenkii Amniga wasaarada arimaha gudaha somalailn Cabdilaahi Abokor.

· ifraax on October 15 2014 · Read More · 870 Reads ·Print

Cudurkii Ebola Oo Itoobiya Soo Gaadhay, Iyo Somaliland Oo Halis Caafimaad Ugu Jirta.

Cudur Khubarada Caafimaadka Itoobiya qaar ka mid ahi xaqiijiyeen in uu yahay Ebola ayaa la sheegay in uu Caasimadda wadanka Itoobiya.

· ifraax on October 14 2014 · Read More · 968 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>