Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shir gaar ah oo looga hadlay Arrimaha Somalia oo Xalay ka dhacay New York.

Magaalada New York ee xarunta QM ayaa waxaa ka dhacay xalay shir gaar ah oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya.

· ifraax on September 25 2014 · Read More · 922 Reads ·Print

Sarkaal ka tirsan ciidamada puntland oo xalay garoowe lagu dilay.

Magaalada Garoowe waxaa xalay saqdii dhexe lagu diley sarkaal ka tirsanaa Hay'adda Wadooyinka Puntland.

· ifraax on September 25 2014 · Read More · 999 Reads ·Print

Kala iibsiga Maxaabiista oo si xooli ah uga socda Muqdisho.

Maxamed Nuur Afweyne oo kamid ahaa Maxaabiistii ku xidhneyd Xabsiga dhexe ee Dowlada Federaalka ee Xamar.

· ifraax on September 24 2014 · Read More · 968 Reads ·Print

Puntland oo ciidammo badan keentay Waqooyiga Gaalkacyo.

Wararka laga helayo Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu waqooyiga magaaladaas.

· ifraax on September 24 2014 · Read More · 1028 Reads ·Print

Kenya oo sheegay in Ciidankeedu ay sii Joogayaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in ciidamada dalkaas ee KDF ee qaybta ka ah AMISOM ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 946 Reads ·Print

Akaadamiyada Nabada oo Kulan Casho ah u samaysay Xuukumada.

Kulan casho oo lagu sii xoojinaayey is-afgarashadii ay maalin ka hor Xukuumada iyo Axsaabta Qaranku ka gaadheen.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 1969 Reads ·Print

Masuuliyiinta Xukumada oo Xal Ka Gaadhay Xiisaddii Gabiley.

Kulamo Waxgaradka Gabiley iyo Wefti Wasiiro ah dhex maray ayaa ku dhamaaday in si wada jir ah loo tacsiyadeeyo cidii wax ku noqotay.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 927 Reads ·Print

Gudoomiye Ku Xigeenka WADDANI Oo Xalay La Weeraray.

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Gobolka Awdal. 

· abdi on September 22 2014 · Read More · 857 Reads ·Print

Madaxtooyada dalka Yemen oo la qabsaday.

Malleeshiyada kooxda Xuutiga ee dagaalka kula jira dowladda Yemen ayaa maanta oo Axad ah qabsaday xarunta looga taliyo dalkaas ee Sanca.

· abdi on September 21 2014 · Read More · 1065 Reads ·Print

Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukumada oo ka Heshiiyey .

Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukumada Somaliland ayaa ku Heshiiyey in Diwaangalinta Muwaadiniinta ay wakhtigeeda ku Qabsoonto.

· abdi on September 21 2014 · Read More · 1000 Reads ·Print

Qarax Miino oo Ciidamo ka tirsan AMISOM lagula eegtay Kismaayo.

Qarax xooggan oo nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa gudaha magaalada Kismaayo lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Brundi.

· abdi on September 20 2014 · Read More · 884 Reads ·Print

Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyey Dilkii labad Sargaal.

Xisbiga Mucaaradka ah ee wadanin oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada hargaysa,Ayaa waxa uu ka hadlay Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal.

· abdi on September 20 2014 · Read More · 978 Reads ·Print

Madaxweyne siilaanyo oo sanadka 2015-ka dalka ka hirgalinaya cashuur dhaaf.

Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray siyaasadda miisaaniyadda 2015-ka.

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 1108 Reads ·Print

Godoomiyaha Degmada togwajaale oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta.

Godoomiyaha Degmada togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta heer gobol ilaa heer DEGMO.

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 1661 Reads ·Print

Xukuumada Siilaanyo Oo Lumisay Taageerada Gobolada Galbeedka Somaliland.

Tan iyo intii hogaanka dhaqanka beelaha gobolada Galbeedka Somaliland  ay madaxwaynaha Somaliland hordhigeen garnaqsi iyo tabashada.

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 1231 Reads ·Print

Afhayeenka Qaarada yurub oo ardayda ugu baaqay inay dulqaad muujiyaan.

Waxaa Calooshu iga gubanaysaa Ardaydan Sanad walba ka soo Qalinjebinaysa Dugsiyada sare, Macadada, Jaamacadaha .

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 867 Reads ·Print

Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku naf-waayay doon ku dagtay badda dalka Liibiya .

Doonni sidday 250 tahriibayaal Afrikaan ah ayaa la sheegay in ay ku dagtay xeebaha Liibiya,taasi oo ku wajahnayd Talyaanniga.

· abdi on September 15 2014 · Read More · 926 Reads ·Print

AMISOM oo Shaacisay in ay burburisay xeryo ay lahayd Xarakada Al-shabaab.

Amison ayaa sheegtay inay weerartay saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose iyo deegaanka Birta-dheer.

· abdi on September 13 2014 · Read More · 1667 Reads ·Print

Xukumada Somaliland Wadda Hadal la Furayso Cali Khaliif Galaydh.

Wararka ay Qorayaan Qaar ka mid ah Warbaahinta Taageerta Cali khaliif Galadh ayaa Maalmahan Dabacaysay Warar Sheegaya in Somaliland Biloowday wadda hadal.

· abdi on September 13 2014 · Read More · 1124 Reads ·Print

Xildhibaano baastoolad ula baxay maayarka borama.

laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka boorama oo la kala yidhaa maxamed ibraahim Ilkacase iyo xayte ayaa goor dhaweyd duqa degmadda borama.

· abdi on September 13 2014 · Read More · 985 Reads ·Print

Nabadda iyo Horumarku Deyn Naguma aha, ! (Qayb. 2-aad)

Qaybtii 1-aad ee Maqaalkan waxaynu kaga hadalnay in SOOMAALIYA  ay muddo ka badan 23 sano Beesha Caalamka iyo UN-taba.

· abdi on September 12 2014 · Read More · 1170 Reads ·Print

Tacsi ku socota Reer Cabdiraxmaan Cali Aw Diiriye

Tacsi Tiiraanyo Leh Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun waaxnu tacsi Balaadhan U Diraynaa Reer Cabdiraxmaan Cali Aw Diiriye.

· abdi on September 12 2014 · Read More · 872 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>