Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Baaq ku socda golaha baarlamaanka Somaliland.

Afhayeenka qaarada yurub ee xisbiga wadani oo ugu baaqay goloha baarlamaanka inay madaxweynaha wax laga weydiiyo sharci jabenta xilkiisa.

· abdi on September 12 2014 · Read More · 933 Reads ·Print

Waxaan iska cafiyay Nin 22 sano ka hor Gabar iga dilay.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa sheegay inuu cafisyay nin 22-sano ka hor Muqdisho ku dilay gabar uu dhalay.

· abdi on September 12 2014 · Read More · 1213 Reads ·Print

Kenya iyo uganda oo Ciidamadooda Heegan Galiyey .

Waddamada Keniya, Yugaandha, iyo Jarmalka ayaa Ciidamadooda Heegan galiyey Markii ay Soo Baxeen warar sheegaya in kooxda Al-shabaab .

· ifraax on September 11 2014 · Read More · 1015 Reads ·Print

Taariikh Nololeedka Hogaamiyihii Ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane.

Waa Axmed Cabdi, sida ay ugu yeedhaan saaxiibadiisa aadka ugu dhowi, wuxu ku dhashay magaalada Hargeisa hilaadda 1968kii illaa 69kii taariikhda 1977.

· ifraax on September 11 2014 · Read More · 1691 Reads ·Print

Madaxweynaha oo Xariga ka jaray Qaadashadda Baasaboorka Cusub.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa si rasmiya u furay qaadashada Baasboorka Somaliland ee Cusub ee loo yaqaano E-passport-ka. 

· abdi on September 10 2014 · Read More · 2070 Reads ·Print

Sheeko Jaceyl ah oo ka dhacday suuqa magaalada Hargeysa.

Waa goor caweysin ah oo dhaxanyar oo qaboobi ka dhacaysay suuqa magaaldda hargeisa, taasi oo dadka wixiii dharculus sitay aanay dareemayn se ragga  shaadka khafiifka ah sita.

· ifraax on September 10 2014 · Read More · 18012 Reads ·Print

Dowladda Somalia Waa in ay Wada-hadallo la furto Al-shabaab.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isagoo ku sugan Mareykanka ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya.

· abdi on September 08 2014 · Read More · 952 Reads ·Print

Ciidamada AMISOM oo lagu eedeeyay inay ku kaceen Xad-gudubyo galmo ah.

Hay’adda Human Rights Watch ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan xadgudubyo galmo oo ay haween Soomaaliyeed u geysteen ciidamada AMISOM ee ku sugna Soomaaliya. 

· abdi on September 08 2014 · Read More · 979 Reads ·Print

Baaq iyo taageero,beesha Daa,uud Ismacil Ciidagale ee Qurbaha ku dhaqan.

Annaga oo ah muwaadiniinta reer Somaliland ee ku dhaqan qurbaha kana soo jeeda Caasimada Hargaysa gaarahaan beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale)

· xaaji on September 06 2014 · Read More · 1142 Reads ·Print

Dowlada Sucuudiga oo ka fikiraysa inay rarto qabriga Nebiga Muxamed NNKH .

Dhowr Maalmood ayaa waxaa si weyn looga hadalhayay warbixnno ay qoreen wargeysyo waaweyn oo ka soo baxa dalka Britain, kuwaasoo lagu sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka fikirayso.

· ifraax on September 05 2014 · Read More · 1029 Reads ·Print

Somaliland is the Victim of a World of Double Standards!!

Suddenly and vociferously, we hear now that the West and the UN are urging that Somaliland should withdraw its troops from SAAX-DHEER district and surroundings.

· ifraax on September 05 2014 · Read More · 851 Reads ·Print

Police Search For Missing Faribault Teen.

Police are asking for the public’s help in locating a missing Faribault teen they believe is a runaway.Faribault Police says 17-year-old Ramlo Hassan Ali was last seen on Aug. 25

· ifraax on September 03 2014 · Read More · 947 Reads ·Print

Maxkamadda Gobolka Saaxil oo xayirtay Maxjar cusub oo Berbera.

Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa xayiraad saartay dhul laga samaynayey Maxjar saddexaad oo ay magaaladda Berberi yeelato, kaasoo ay ku shuraakoobeen Ganacsato Xoolaha. 

· ifraax on September 03 2014 · Read More · 1277 Reads ·Print

Nabadda iyo Horumarku Deyn Naguma aha, Dalkayaguna Ma Rahmana!!(Q1)

Beesha Caalamka iyo UN-ta halka loo diray inay wax ka qabtaan oo ay ‘NABAD’ ka dhaliyaan waa SOOMAALIYA ee maaha JAM. SOMALILAND.

· abdi on September 03 2014 · Read More · 1079 Reads ·Print

Maxa Wali Xidhay Ee Loo hagraday Airport-ka Magalada Burco.

waxa Is waydiin Mudan Waxa Loo Hagrasday Loona furi Waayay Loogana war-Wareegaayo Madaarka Magalada BURCO OO Ah Halbawle Ay Baahi Qaban Dhamaanba Gobolda Bariga Somaliland.
· abdi on September 03 2014 · Read More · 960 Reads ·Print

Somaliland iyo Itoobiya oo ka Wadahadalay Adkaynta Amniga.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay inay dawladda Itoobiya kala hadashay dhibaatooyinka nabadgelyo-darro.

· ifraax on September 02 2014 · Read More · 971 Reads ·Print

Madasha Kala-Tashiga oo ku Baaqday INQILAAB SHARCI!

Odayaasha isu-baahaystay Madasha Wada-Tashigu, in kastoo aanay haysan Awood Sharci iyo Cod Shacbi oo ay Maamul ama Gole-Xukumadeed ku soo dhisi karaan.

· ifraax on August 31 2014 · Read More · 1572 Reads ·Print

Hadii Nabadgelyada Somaliland Wiiqantana ta Itoobiyana Way Wiiqmi doontaa.

Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa dhawaaqa Reer galbeedka ee ku aadan in Somaliland ciidankeeda kala soo baxdo Saax-dheer yahay mid aan Somaliland.

· ifraax on August 30 2014 · Read More · 996 Reads ·Print

Gaarigii Madaxweynaha Kenya oo Nairobi lagu dhacay.

Habeenkii Arbacadii lasoo dhaafay ayaa kooxo hubeysan waxay dhaceen gaarigii gaarka ahaa ee Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

· xaaji on August 30 2014 · Read More · 1198 Reads ·Print

Xukuumada Somaliland oo Si Adag ula Hadashay Qaramada Midoobay.

Xukuumada Somaliland oo Si Adag ula Hadashay Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Maraykanka iyo Somaliya.

 

· xaaji on August 30 2014 · Read More · 1175 Reads ·Print

Somali-American ah oo lagu dilay Siiriya Isagoo u dagalamaya ISIS.

Ruuxii labaad oo Mareykan ah ayaa lagu dilay dalka Suuriya, isagoo u dagaalamaya kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalalka CIraaq iyo Suuriya.

· abdi on August 29 2014 · Read More · 1169 Reads ·Print

Beesha Caalamku waxba kuma qasbi karaan Somaliland.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dagaalkii ciidamada Somaliland ay shalay ku qabsadeen deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool.

· abdi on August 29 2014 · Read More · 1358 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>