|
|
Dumarkii iyo Caruurtii oo bilaabay isticmaalka Qaadka Muqdisho.
Cunista Qaadka/Jaadka oo ahayd mid inta dadka badani aynan awoodi jirin in ay maalin walba cunaan ayaa hadda noqtay mid cidwalba ay awoodo in ay iibsato sida Caruurtii iyo haweenka.
|
· ifraax on August 28 2014 ·
Read More · 923 Reads
·
|
|
|
11 xildhinaan oo Maayarka Buuhoodle kalsoonidii kala noqday.
11 Xidhibaanoo ka Tirsan Golaha degaan Degmada Buuhoodle ayaa qoraal ku sheegay Kalsoonidii kala noqday Maayarka Degmada Buuhoodle Cismaan Yuusuf oo inta badan ku sugan Magaalada Hargaysa.
|
· ifraax on August 28 2014 ·
Read More · 967 Reads
·
|
|
|
Ciidamada Qaranka oo Qabsaday Saaxdheer.
Magaalada Saaxdheer waxay ilaa bishan fahdi u ahayd maamulka Khaatumo State, waxaana dhowaan lagu doortay Madaxweynaha cusub ee Khaatmo Dr Cali Khaliif Gallaydh.
|
· ifraax on August 28 2014 ·
Read More · 1307 Reads
·
|
|
|
Gacan ku dhiigleyashii dilay Wariye Timacade lasoo bandhigay.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday labo dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyay dilka Wariye Maxamed Maxamuud Timacade iyo Cawil Xasan Maxamuud oo ka tirsanaa ciidamada dowladda.
|
· ifraax on August 27 2014 ·
Read More · 1005 Reads
·
|
|
|
Heshiiska Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha: Sharciyad Magansatay Sharci Darro!
Xisbiyada Mucaaridku waa Golayaal Qaran oo Siyaasadeed oo uu Distoorka Qaranku dhab ahaan u jideeyey, awood buuxdana u siiyey inay qaabka hoggaamineed.
|
· ifraax on August 27 2014 ·
Read More · 1315 Reads
·
|
|
|
Duqa Magaalada Hargeysa oo Soo Dhaweeyay Maayarka Jabuuti.
Maayarka Hargeysa, C/raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ayaa shalay magaalada Hargeysa ku soo dhoweeyey dhigiisa magaaladda Jabuuti Xuseen Cabdilaahi.
|
· ifraax on August 23 2014 ·
Read More · 1007 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Oo Go’aan Ka Soo Saaray Murankii Labada Beelood.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa laalay go’aankii Ay Guddi Wasiiro ah dhawaan ka soo saareen murankii dhul ee u dhaxeeyay laba beelood oo wada dega.
|
· ifraax on August 23 2014 ·
Read More · 1454 Reads
·
|
|
|
Ciidanka Qaranka oo baabi’iyey qayb ka mid ah Dayrka Madaarka Hargeysa.
Saraakiisha ugu saraysa Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa doraad galinkii danbe amar ku siiyey ciidankooda degan madaarka Hargeysa in ay burburiyaan kaabadaha iyo Taarka wasaaradda Duulistu.
|
· ifraax on August 23 2014 ·
Read More · 1779 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo Muqdisho ku dilay laba qof sadex kalena dhaawacay.
Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa ku dilay degmada Wardhiigley laba qof oo xirnaa dharka shacabka, laakiinse ay ku sheegtay Al-shabaab.
|
· ifraax on August 20 2014 ·
Read More · 948 Reads
·
|
|
|
Xukuumadda Somaliland iyo Nikolas Kay oo ku Heshiiyey inay wada shaqeeyaan.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shalay Xafiiskiisa ku qaabiley Nickolas Kay oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliya.
|
· ifraax on August 20 2014 ·
Read More · 949 Reads
·
|
|
|
Xisbiga Ucid oo Qoraal ka soo saaray Safarka Niklos Key Uu Hargeisa ku Joogo.
Xisbi Mucaaridka UCID ayaa Qoraal Kasoo Saaray Imanshaha Xoghaye Niklos Key kaasi oo ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe.
|
· abdi on August 20 2014 ·
Read More · 1133 Reads
·
|
|
|
Madasha Wada-Tashiga? MISE waa Madasha Kala-Tashiga!! (Part 1 & 2 )
Markaad maqasho magaca Madasha Wada-Tashiga iyo Toosinta, waxa markaaba maskaxdaada ku soo dhacaya Magac aad u Qurux badan oo laga dha-dhansan karo dhaqankii suubanaa.
|
· abdi on August 20 2014 ·
Read More · 1316 Reads
·
|
|
|
Nicholas Kay & Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku kulmay.
Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.
|
· abdi on August 17 2014 ·
Read More · 896 Reads
·
|
|
|
C/raxmaan Cirro oo arday Soomaaliyeed kala qayb-galay xaflad Qalin-jabin.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi cciro ayaa magaalada Addis Ababa.
|
· abdi on August 17 2014 ·
Read More · 1022 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhay Magaaladda Boorama.
Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo oo saaka Ka Jarmaaday Magaaladda Hargeysa ayaa Gaadhay Caasimadda Gobolka Awdal ee Saaxil halkaasi.
|
· abdi on August 17 2014 ·
Read More · 1116 Reads
·
|
|
|
Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo hawlaha guud oo si wadajir ah u daah furay mashruuca qaabaynta magaalooyinka Somaliland.
Waasaradaha Arrimaha Gudaha iyo Hawlaha Guud iyo Guriyayta ayaa si wada jir ah u daah furay Mashruuc qaabaynta Magaalooyinka.
|
· abdi on August 17 2014 ·
Read More · 886 Reads
·
|
|
|
Mucaaridku Doorasho Diyaar uma aha, Inay Dib u Dhacdona way ku Ducaysanayaan!!
Siyaasadda hagta Xisbi Siyaasi ah oo Qaran (Muxaafid iyo Mucaaridba) waxay u baahantahay Hayal-samaan iyo argti Siyaasadeed .
|
· ifraax on August 16 2014 ·
Read More · 1135 Reads
·
|
|
|
Baaq nabadeed kuna saabsan mashruuca Xidhidda Banka Qoolcada.
Aniga oo ku hadlaya magaca jaalliyada kor ku xusan waxaanu baaqan u dirayna qaranka Somaliland,kaas oo ku saabsan Arrinta Mashruuca xayiraadda banka Qoolcaday oo beryahan warbaahinta ku badnaa.
|
· ifraax on August 14 2014 ·
Read More · 1293 Reads
·
|
|
|
Xisbiga waddani oo si cad u qeexay fashilka xukuumada siiraanyo
Dood dhex-martay 3da Xisbi Qaran ayaa lagu lafa guray waxqabadkii iyo fashilkii xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.
|
· xaaji on August 14 2014 ·
Read More · 934 Reads
·
|
|
|
Meydka ilmo yar oo laga helay xaafada siiney ee degmada axmed dhagax ee malaagada hargeysa.
Ilmo yar oo qiyaastii da’diisa lagu sheegay ilaa laba jir, ayaa maydkiisa oo bac lagu mooriyey laga helay laag biyo-mareen ah oo ku taal badhtamaha xaafadda Siinay.
|
· abdi on August 13 2014 ·
Read More · 1099 Reads
·
|
|
|
Xaabsade oo markii ugu horeysay ka hadlay qorshaha uu puntland ugu soo xero gelinayo laascaanood.
La Taliyihii hor ee Arrimaha Doorashooyinka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo ku sugan Magaaladda Garoowe.
|
· abdi on August 13 2014 ·
Read More · 1098 Reads
·
|
|
|
Siyaasigii labaad ee ugu weynaa Dhulbahante Fu’aad Aadan Cadde oo ka goostay Somaliland.
Ilo wareed rasmi ah ayaa Farriinnews.com u xaqiijiyey in Fu’aad Aadan Cadde oo ka soo jeeda Deegaanka Xudun isla markaana ah La taliyaha Madaxweynaha Somaliland.
|
· abdi on August 11 2014 ·
Read More · 1027 Reads
·
|
|
|