|
|
Baafin Codsi Ku Socda Bulsha Waynta Afka Soomaliga Ku hadasha.
Baafin Codsi Ku Socda Bulsha Waynta Afka Soomaliga Ku hadasha Cabdi-Fataax Cabdi Cabdillaahi Oo Lawaayay mudo.
|
· ifraax on August 11 2014 ·
Read More · 1049 Reads
·
|
|
|
Ciidanka Kenya ee AMISOM oo isku diyaarinaya howlgallo ka dhan ah Al-shabaab.
Ciidamada difaaca Kenya ee KDF ayaa isu diyaarinaya weeraro hor leh oo ay ku qaadaan degmooyin dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubadda Hoose,kuwaasi oo wali gacanta ugu jira ururka Al-shabaab.
|
· ifraax on August 10 2014 ·
Read More · 1151 Reads
·
|
|
|
Xisbiyada Mucaaridka iyo MadashaWada-tashiga oo ku Baaqay.
Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland Waddani, Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah.
|
· ifraax on August 10 2014 ·
Read More · 1528 Reads
·
|
|
|
Kulan uga qabsoomay beesha Ciidagele magaalada Manchester UK.
Waxaa ka qabsoomay Magaalada Manchester kulan ay soo qabaqaabiyeen Guddida horumarinta ee beesha Ciidagale markay taariikhdu ahayd 6/8/2014,shirkaas oo ahaa mid si meeqaam sare ah loo soo agaasimay.
|
· ifraax on August 10 2014 ·
Read More · 1124 Reads
·
|
|
|
Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay.
Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay Waa Casimadii Labade Dalkee By Jaliyadaha G/Togdheer Ee Skandenavianka.
|
· ifraax on August 10 2014 ·
Read More · 884 Reads
·
|
|
|
Shirkii dhexmaray Barack Obama & Madaxda dalalka Afrika.

Maalin ka hor waxaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka lagu soo gaba-gabeeyay shirkii ugu horreeyay oo ay yeeshaan madaxda Afrika iyo madaxweye Mareykan ah.
|
· ifraax on August 08 2014 ·
Read More · 1238 Reads
·
|
|
|
UCID and WADDANI: Waiting In Vain For An Electoral Victory That Will Never Come!
Democracy requires more than the setting up a non-productive political party. It requires more than a pretentious and baseless.
|
· ifraax on August 05 2014 ·
Read More · 1028 Reads
·
|
|
|
Taliyihii Booliska ee Boosaso oo Weerar is-miidaamin ku geeriyooday.
Taliyaha Qaybta booliska gobolka Bari C/raxmaan Cali Cabaas Muslin ayaa ku geeryooday qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay afaafka hore ee xarunta Taliska Gobolka bari ee Boosaaso.
|
· ifraax on August 05 2014 ·
Read More · 1146 Reads
·
|
|
|
Xuk. M-weyne Silaanyo waxay ku dhiirratay Arrimo ay Xukuumadihii ka horreeyey ku-dhici-waayeen! (Qayb. 2-aad)
Sida aad ka dhadhansan karto Cinwaanka Maqaalkaygan, waxaan si buuxda u aaminsanahay in Xukuumadda M/weyne Axmed Silaanyo ay ku dhiirratay arrimo iyo tallaabooyin.
|
· xaaji on August 02 2014 ·
Read More · 1435 Reads
·
|
|
|
Safaarada Soomalida dalka Masar iyo wasaarada A/dibada Soomaliya oo lacag isku heysta.
Waxaa soo baxeysa fadeexad xoogan oo dhanka lacag laaluush ah oo laga dhacayo dowlada Soomaliya taa oo cadadeeda lagu sheegay 70 000 oo Usd ah oo loogu tala galay in lagu dayactiro.
|
· ifraax on August 01 2014 ·
Read More · 1035 Reads
·
|
|
|
Digniin Ku Socota dawlada Hoose Ee Burco Iyo Guubabo Shacabka Ku Socta.
Marka Labaad Ujeedad Maanta aan Qalinka U Qaatay Waxaann Arkay Oo Ka Adkaysan waayay Markaa Dhaw Jeer Saxaafad Ku Arkay Iyadoo..
|
· abdi on August 01 2014 ·
Read More · 1302 Reads
·
|
|
|
Waxgaradka Gobalka Togdheer Oo Canbareyay Dowladda Hoose.
Shir-Jaraid Oo ay Habeenkii Xalay ahaa Magaladda Burco ku qabteen saladiinta,cuqaasha,dhalinyarada iyo waayelka gobalka togdheer ayaa cod midaysan ku Canbareyay dowladda hoose burco.
|
· ifraax on July 31 2014 ·
Read More · 1553 Reads
·
|
|
|
Dagaal Culus oo ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.
Dagaalkan oo ahaa mid Culus islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka KMG ah ee Juba iyo kuwa Ururka Al Shabaab ayaa Xalay waxuu ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.
|
· ifraax on July 31 2014 ·
Read More · 987 Reads
·
|
|
|
Xiddigaha Geesku Waxay Qaranka u Qabteen ayaa ka Qara-weyn Qaladkay Galeen!
Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waa Astaan Qaran waana Hadafka iyo Himilada Ummadeenna. Waa Midhihii iyo Maxsuulkii Dad iyo Dal iyagu isu tashaday oo guntiga u xidhay inay ka maarmaan gacan hoorsi shisheeye dhan kasta oo ay tahayba.
|
· abdi on July 31 2014 ·
Read More · 1470 Reads
·
|
|
|
Iska hor imaadyo dhimisho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay duleedka Xarshin.
Sadexdii maalmood ee ugu danbeeyey waxa deegaanka hawdka Xarshin ka taagan dagaalo goo goos ah oo u dhaxeeya beelo halkaas wada dega, kuwaas oo uu ka dhashay khasaare Dhimasho iyo dhaawac.
|
· abdi on July 30 2014 ·
Read More · 1068 Reads
·
|
|
|
Ciid wanaagsan Somaliland Societies in Europe.
Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soo gudbinayaa munaasabada Ciida fidriga.
|
· ifraax on July 28 2014 ·
Read More · 1672 Reads
·
|
|
|
Munaasibadda Ciidul fitriga awgeed waxaanu hambalyo u hawda u marinaynaa beesha(Ciidagale)
Aniga oo ku hadlaya magaca beesha Ciidagale ee ku nool dalka Ingigiriiska waxaanu munaasibadda Ciidul fitriga awgeed ee ku beegan Isniinta Hijrada 1 shawal 1435 miiladigana 28/7/2014.
|
· ifraax on July 28 2014 ·
Read More · 1226 Reads
·
|
|
|
Sannad Guurada 4-aad ee M-weyne Silaanyo iyo Xukuumad ku suntan Wax-qabad iyo Horumar.
27-07-2014-ka, waxay ku beegantahay sannad-guuradii 4-aad ee ka soo wareegtay markii ay Xukuumadda M/weyne Axmed Sillaanyo si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka iyo talada dalka.
|
· abdi on July 28 2014 ·
Read More · 1342 Reads
·
|
|
|
Hambalyo Hamabalyo Meher Farxadleh Gacal Iyo Sokeeyaba.
Hambalyo Hamabalyo Meher Farxadleh Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Waa Shaakir Cabdi Aw Faarax Gabaar Iyo Marwadiisa Idil Kayse Aden Oo Meherkoodu Ka Dhacay Galabta...
|
· ifraax on July 27 2014 ·
Read More · 928 Reads
·
|
|
|
Al Shabaab iyo Ciidamada Dowladda oo Dagaal Xoogan ku dhexmaray Gobolka Baay.
Dagaalo Culus oo Qasaaro kala duwan geystay ayaa Xalay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dagaal yahanada Ururka al Shabaab waxuu ku dhexmaray Degaano ka tirsan Gobolka Baay.
|
· abdi on July 26 2014 ·
Read More · 1008 Reads
·
|
|
|
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo ku eedeeyay Dilka Saado Madaxtooyada.
Xildhibaan Saciid Diiriye Daba-gub oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Goboleedka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Xildhibaan oo ka soo jeeda Degaanada Puntland oo lagu Dilay Muqdisho.
|
· abdi on July 26 2014 ·
Read More · 1227 Reads
·
|
|
|
Ciidanka Qaranka ayaa gacanta ku soo dhigey gaadhigii cali khalif galaydh iyo labo ilaaladiisii ka mid ahaa.
Taliyaha Ciidanka Gen,Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaadhigii uu watay Cali Khaliif Galaydh oo hada ku sugan deegaanka Saax dheer...
|
· abdi on July 26 2014 ·
Read More · 2358 Reads
·
|
|
|