Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maxkamadda Gobolka Xukun ku ridday Nin Toorri ku dhaawacay Dadka.

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex (Hargeysa), ayaa Sabtidii Maanta xukun ku ridday Nin Toorri Toorray ku dhaawacay Sheekh Maxamed Haybe.

· ifraax on July 14 2014 · Read More · 1198 Reads ·Print

Al Shabaab Oo Xirtay Xafiisyadii Xawaalada Dahabshiil Ee Gobolka dhexe

Ururka Al Shabaab, ayaa waxa uu albaabada isugu laabay xafiisyada Xawaalada Dahabshiil, ay ku lee dahay Degmooyinka Gobolka Jubbada Dhexe, oo ay ka wada arrimiso Al Shabaab.

· ifraax on July 14 2014 · Read More · 941 Reads ·Print

Gudoomiyaha xisbiga ucid feysal cali waraabe ayaa waxaa wareysatay idaacada VOA.

Gudoomiyaha xisbiga ucid feysal cali waraabe ayaa waxaa wareysatay idaacada VOA kana hadlay arimo dhowr ah oo xasaasi ah.

· ifraax on July 13 2014 · Read More · 1081 Reads ·Print

Al-shabaab oo Baraawe ku Toogatay laba wiil oo lagu eedeeyay Jaajuusnimo.

Xarakada Al-shabaab ayaa shalay ku toogatay fagaare ku yaalla degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, laba wiil oo ay ku eedeeysay inay ahaayeen jawaasiis u shaqeynayay dowladda Soomaaliya. 

· ifraax on July 13 2014 · Read More · 2302 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland oo Dalka Itoobiya kala hadli doonaa xuduuda Xiran.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta safar u baxay waddamada Itoobiya iyo ingiriiska.

· ifraax on July 13 2014 · Read More · 1134 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Dhismaha Wasaarada Duulista.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray dhisme Cusub oo loo dhisay Wasaarada Duulista iyo dhawr Mashruuc.

· ifraax on July 13 2014 · Read More · 2618 Reads ·Print

Sarkaal sheegay inay soo badbaadiyeen Markab ku caariyay Xeebaha Somalia.

Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Somalia ayaa sheegay maanta inay soo badbaadiyeen markabka MV Jamila oo kusoo caariyay maalin ka hor meel 70-km u jirta Muqdisho.

· abdi on July 12 2014 · Read More · 899 Reads ·Print

Nin dhaawacay afar qof ka mid ah dad ku tukanayay Masjid ku yaala Caasimada Hargeysa.

Afar qof ayaa xalay ku dhaawacmay magaaladda Hargeysa ka dib markii nin xalay tooray la dhacay dad masaajid ku tukanayey.

· abdi on July 12 2014 · Read More · 1195 Reads ·Print

Xisbiga Ucid oo Magacaabay Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada ee Xisbigaasi.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid En.Faysal Cali Waraabe ayaa Magacaabay Xoghayaha Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada.

· abdi on July 12 2014 · Read More · 1069 Reads ·Print

Midawga Yurub oo $3.8-Milyan ku bixiyay Badbaadinta Carruurta Soomaaliya.

Ururka Midowga Yurub, waaxdiisa bani’aadamnimada iyo dhowridda shacabka ee ECHO ayaa ku bixisay lacag deeq ah oo dhan $3.8 milyan si looga hortago heerka dhimashada carruurta Soomaaliyeed.

· ifraax on July 11 2014 · Read More · 1041 Reads ·Print

Mar haddii qodobkii kali ahaa ee la isku afgartayna ay ka baxeen, wax loo sii wadaana ma jirto wadahadallada.

Dawladda Somaliland, ayaa ka digtay in khilaafka dhanka Hawada ee dawladda Soomaaliya ka baxday heshiiskii laga gaadhay uu horseedo inay burburaan wadahadalladii u socday labada dawladood.

· ifraax on July 11 2014 · Read More · 949 Reads ·Print

4 Sano kaddib: Xukuumad la timid Horumar muuqda iyo Himilo toosan.

01-07-2014-ka, waxay ku beegnayd sannad-guuradii 4-aad ee ka soo wareegtay markii ay Komishanka Doorashooyinka Qaranku si rasmi ah ugu dhawaaqeen in Xisbiga Kulmiye oo uu waqtigaa Guddoomiye ka ahaa M/weyne Ahmed M.M.Silaanyo.

· abdi on July 11 2014 · Read More · 1450 Reads ·Print

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Kooxo hubeysan ay gudaha u galeen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ridwaan Xaaji C.wali oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa shaaca ka qaaday.

· ifraax on July 09 2014 · Read More · 976 Reads ·Print

Dowladda Soomaaliya oo ka War-bixisay Khasaarihii Weerarkii Madaxtooyada.

Dowladda Somalia ayaa faah-faahin ka bixisay khasaarihii ka dhashay weerarkii xalay ay xoogagga Al-shabaab ku bartilmaameedsadeen dhismaha madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo dowladdu ay sheegtay in.

· ifraax on July 09 2014 · Read More · 974 Reads ·Print

Dawladda Denmark oo Somaliland ka codsatay in loo soo gacan geliyo Muwaadin Somalilander ah.

Warbaahinta Dalka Denmark ayaa shalay si xoogan uga hadashay nin Reer Somaliland ah oo dalkooda danbiyo ku soo galay, kaasoo ay Somaliland ka dalbadeen inay usoo gacan galiso.

· ifraax on July 09 2014 · Read More · 1198 Reads ·Print

ICTIRAAF – Raadinta Wax aan la Garaneyn - Qeybtii 4

3 fursadood oo Aqoonsi Lagu Heli Karo Ayaa Jira. Midi Wey Gubatey, Midna Weli Rajo Ayay Leedahay, Midna Lamaba Taaban 3 fursadood oo Aqoonsi Lagu Heli Karo Ayaa Jira. Midi Wey Gubatey, Midna Weli Rajo Ayay Leedahay, Midna Lamaba Taaban.

· ifraax on July 09 2014 · Read More · 928 Reads ·Print

Xukuumadda Somaliland Oo Tijaabisay qalabkii lagu maamuli lahaa hawada sare.

Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland oo in muddo ah ku hawlanayd u diyaar garowga sidii ay ula wareegi lahayd una maamuli lahayd hawadeeda sare .

· ifraax on July 06 2014 · Read More · 1127 Reads ·Print

Xisbiga Ucid oo Wasaarada Arimaha Gudaha ku Cambaareeyey Golaha Deegaanka salaxley.

Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ee Ucid Waxaa Uu War_Saxaafadeedkan Ku Cadeynayaa In Aan Labada Gole Deegaan Hargeysa Iyo Sallaxley.

· ifraax on July 06 2014 · Read More · 1190 Reads ·Print

Qarax Ismiidaamin ah oo lagu Weeraray Baarlamaanka Somaliya.

Ugu yaraan shan qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen ciidan ilaalo ka ahaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhintay weerar is-miidaamin ahaa oo lagu qaaday xarunta baarlaamanka Soomaaliya.

· abdi on July 05 2014 · Read More · 1225 Reads ·Print

Madaxweynaha Siilaanyo oo ku dhawaaqay Aasaska Ciidanka Dab-demiska Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo AYAA Maanta Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2619/072014 ku magacaabay Aasaasidda..

· abdi on July 05 2014 · Read More · 889 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo Taleex Gobol u Magacaabay la yidhado Xaysimo.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay...

· abdi on July 05 2014 · Read More · 936 Reads ·Print

Deg deg: Dagaal xoogan oo mar kale dib Uga Qarxay gobolka Shabeelada Hoose.

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo kala matalaya maleeshiyaad dhawaan ku dagaalamay gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa inuu maanta ka dhacay deegaanka Lambar 50.

· ifraax on July 04 2014 · Read More · 1015 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>