Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Uganda oo looga digay Weeraro Al-Shabaab ay ka fuliyaan dalkeeda.

Saraafadda Maraykanka uu ku leeyahay dalka Uganda ayaa markale ka digtay weeraro argigixiso oo ka dhaca dalka Uganda inta lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan.

· ifraax on July 04 2014 · Read More · 933 Reads ·Print

Qoyska Madaxwene Siilaanyo Oo Guri Qaali Ah Oo Nooca Raaxadda Ah Ka Iibsday Xaafada Chelsea Ee West London.

Marwada Madaxweyne Siilaanyo Amina Maxamuud Jirde( Amina Weris )ayaa dhawaan Guri weyn oo nooca raaxada ah ka iibsatay xaafada Chelsea ee west london ee cariga ingiriiska(UK).

· ifraax on July 04 2014 · Read More · 1492 Reads ·Print

Xukuumadda iyo Mucaaradka Somaliland oo ku kala aragti duwan qaabka loo qabanayo Doorashooyinka Madaxtooyadda.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysala Cali Waraabe Ayaa Ka Hadlay Baahida Loo Qabo In La Kordhiyo  Tirada Xubnaha Koomishanka Doorashooyinka Somaliland. 

· abdi on July 02 2014 · Read More · 1023 Reads ·Print

Dalalka Norway Iyo Sweden oo Isku haysta Ceelka Hol-hol oo ay Somaliland iyo Puntlnad Heshiis kula galeen.

Laba shirkadood oo ah kuwa shidaalka qoda ah ayaa isku maandhaafsan meelaha shidaalka ay ka qodayaan ka dib markii ay meelo isku mida laga iibiyey labada shirkadood in ay ka sameeyaan sahaminta shidaalka oo ku yaala Gobalka Sool. 

· abdi on July 02 2014 · Read More · 1113 Reads ·Print

Soo dhowayn dhismaha waddada Ina Guuxaa ilaa Awaare.

Waxaanu si diirran u soo dhowaynayna haddaanu nahay beel waynta Ciidagale ee deggen dalka ingiriiska tallaabada geesinmda leh ee ay hore u qaaday Dawlada ismaamulka Soomaalida kililka shanaad ee Ethiopia.

· ifraax on July 02 2014 · Read More · 983 Reads ·Print

Dowladda Imaraadka oo ceelal biyood ka qodaysa dalal ay Soomaaliya ku jirto.

Dowladda Imaaraadka ayaa bilowday ururinta lacag lagu tabarucayo shan Million oo ruux oo dunida daafaheed ku kula nool,si looga kaalmeeyo cabidda biyo nadiif ah inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan.

· ifraax on June 30 2014 · Read More · 979 Reads ·Print

Xarunta Xuquuqal Insaanku Waxay Codsanaysaa In Maxkamad La Horgeeyo Cabdilaahi Abokor usmaan.

ka tirsan Booliiska Somaliland ee loo yaqaan RRU waxay weerareen guriga uu degenaa Cabdilaahi Abokor usmaan, Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga ee Wasaaradda Arimaha Gudaha. Caruur ayaa joogtay guriga.

· ifraax on June 30 2014 · Read More · 1147 Reads ·Print

The time has come when silence is betrayal!!

The leader who tries to succeed must expect to be criticized. The leader who makes a success of an important venture never wails for the crowd. It takes nerve, it takes a great lot of grit; but the man that succeeds has both. 

· abdi on June 29 2014 · Read More · 1107 Reads ·Print

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo ku soo laabtay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C.wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa isagoo ku sugnaa Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ayaa Saxaafada waxuu uga warbixiyay.

· abdi on June 29 2014 · Read More · 1317 Reads ·Print

Xaflad Qalin-jabin ah oo Arday Soomaaliyeed loogu Qabtay OHIO.

Xaflad qalin-jabin ah oo sannad walba loo qabto ardayda ka baxda dugsiyada sare ee magaalada Columbus ayaa sannadkii shanaad mar kale maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee Hotel Hilton.

· abdi on June 29 2014 · Read More · 1169 Reads ·Print

Maayirka Caasimadda Hargeysa Oo Biriij Cusub ka Dhagax-dhigay.

Maayirka Caasimada Hargeysa Mudane C/raxmaan Caydiid Soltelco iyo Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa oo ay weheliyaan Salaadiin Cuqaal iyo Xubno ka mida Golaha Deegaanka Hargeysa.

· abdi on June 29 2014 · Read More · 1418 Reads ·Print

AMISOM & Mareykanka oo ka digay weeraro ka dhaca Muqdisho Ramadaanka.

Qoraallo ay soo kala saareen AMISOM iyo Mareykanka ayaa looga digay weerarro argagaxiso oo ay Al-shabaab ka geysato magaalada Muqdisho.

· ifraax on June 28 2014 · Read More · 1741 Reads ·Print

Xisbiga Kulmiye oo Diiday ka qayb galka Xafladdii 26-Juun ee Madaxtooyadda.

Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaan ka soo qayb galin munaasibadii xuska 26-ka Juun ee maalintii Xorriyadda Somaliland ka qaadatay Gumaysigii Ingiriiska ee lagu Xusay Madaxtooyadda Somaliland.

· ifraax on June 28 2014 · Read More · 945 Reads ·Print

Dagaal Saakay ka dhacay Gudaha Degmada Buula-burte.

Wararka naga soo gaaraya degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu saakay ka dhacay agagaarka saldhiga booliiska degmada.

· ifraax on June 26 2014 · Read More · 1052 Reads ·Print

Ciidanka Qaranka Somaliland oo saaka ka soo guuray Taleex.

wararka ka soo baxaya jiida Taleex ayaa sheegaya in ay xalay ka soo guureen Ciidanka Qaranka Somaliland, isla markaana ay ku soo noqday saldhigyadii ay ka ruqaansadeen markii ay weerarayeen kooxdii Khaatumo.

· ifraax on June 26 2014 · Read More · 1303 Reads ·Print

Waxa lagu qabtay magaalada seattle,wa xaflad xisbiga waddani oo loogu talagalay dardar galinta taageerayaasha xisbiga.

Xafladani Oo Aad Loo Soo Agaasimay Waxa ka soo Qab Galay Taageerayaal Aad U Fara Badan Xafalada Oo Ku Furantay Aayadaha Quraanka Kariimka Ah Kadib Waxa Makarafoonka La Wareegay Gudoomiyaha Gobalka Waashinton.

· abdi on June 25 2014 · Read More · 1083 Reads ·Print

Shirwayne uga qabsoomay beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale)Carriga Ingiriiska magaalada London.

Waxaa shir ku kulmay beelwaynta Daa,uud Ismaci(Ciidagale) ee deggen dalka Ingiriiska maalintii ay taariikhdu ahayd 21/06/2014 ,waxaana ka soo qayb galay bulshada beeshan qaybaheeda kala duwan kana kala yimi gobollada.

· ifraax on June 24 2014 · Read More · 1873 Reads ·Print

Dhalinyaro Taagersanayd Muuse Biixi oo ku gacan saydhay Go’aankii uu qaatay.

Ururka dhalinyarada Taageersana Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi  oo mudooyinkii ugu danbeysay  si adag u naqdiyi jirey Xukuumada Madexweyne Siiaanyo.

· ifraax on June 22 2014 · Read More · 1151 Reads ·Print

Wasiirka Madaxtooyadda oo Mashaariic ka fuliyey Qorulugud.

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo ku sugan magaaladda Qorulugud, halkaas oo uus afar ugu baxay ayaa ka waramay mashaariic uu deegaankaasi doonayo in uu ka hirgaliyo.

· ifraax on June 22 2014 · Read More · 1079 Reads ·Print

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Caddeeyey Inay Gacanta Ku Dhigeen Nin Ku Labisan Dharka Dumarka.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa cadeeyey inay shalay  Ciidamada Boolisku gacanta ku dhigeen nin xidhan jilbaab iyo niqaam.

· ifraax on June 22 2014 · Read More · 957 Reads ·Print

Muusaa Tanaasulay! Kii lagu Tanaado een Tab iyo Xeeli daba ool!!

Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, waxaan si kal iyo laab ah ugu soo hambalyeynayaa Talada Toosan ee uu Rabbi garan siiyey iyo Tanaasulka uu sameeyey ee uu Murashaxa Madaxweynennimada Xisbiga KULMIYE. 

· ifraax on June 22 2014 · Read More · 1208 Reads ·Print

Hambalyo Hambalyo Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Go,aan Qadashadu waa Geesinimo Guulayso Geesibaad Tahaye.

Hambalyo Hambalyo Gudoomiye  Muuse Biixi Cabdi Go,aan Qadashadu waa Geesinimo Guulayso Geesibaad Tahaye  Somalidu Waxay Ku Maah-maahada Gari Laba Nin Kamawada Qosliso Taas oo Macnaheedu yahay In Nin Uu Guulaysto.

· ifraax on June 22 2014 · Read More · 985 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>