Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Reer-Hebelnimo laguma Hanan karo Hoggaanka Dalka, Hab loo maruu Leeyahay!!

Waqtigan xaadirka ah, waxa si cad u muuqata in qaybo badan oo ka mid ah bulshada JSL uu ku dhaqanka Qabiilka iyo maan-dooriyaha Reer-hebelnimadu ay noqdeen Halbeegga iyo Min-qiyaaska jiheeya hab nololeedka iyo qaabka fikirka siyaasiga ah 

· abdi on June 21 2014 · Read More · 1215 Reads ·Print

Ictiraaf – Raadinta Wax aan la Garaneyn (Qeybtii 1aad)

Marka la dhiganayo casharada maamulka iyo hogaaminta, gaar ahaan cashar ku saabsan qorsheynta waxa had iyo goor lagu bilaabi jirey ereyga ah “First Things First” oo ah arrinba arrinka uu ka horeeyo dhamee inta aanad ka kale u gelin. 

· abdi on June 21 2014 · Read More · 937 Reads ·Print

Al-shabaab oo 15-qof dishay weerar kale oo ay ku qaadday degmada Mpeketoni.

Ugu yaraan 15-qof ayaa lagu dilay weerar kale oo ay Al-shabaab xalay ku qaadday deegaanno ka tirsan tuulada Mapenya oo ka tirsan Mpeketoni oo habeen hore uu ka dhacay weerar ay ku dhinteen 48-qof.

· ifraax on June 17 2014 · Read More · 963 Reads ·Print

Askari Booliis ah oo Labba Qof ku dhaawacay Magaalada Hargeysa.

Askari Boliis ah oo ayaa si kama ah u dhaawacay Labba Qof oo midina yahay Shacab midina yahay Askari la socday, Dhacdadan ayaa ka dhacday saaka Badhtamaha Suuqa Magaalada Hargeysa.

· ifraax on June 17 2014 · Read More · 1864 Reads ·Print

Muuse biixi oo ka raaligaliyey aflagaado uu kula kacay dahabshiil.

Guddoomiayaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa raali-glin ka siiyey shirkadda Dahabshiil Af-lagaado uu kula dul kufay Odayga ugu weyn kooxdiisa u Ololaysa.

· abdi on June 15 2014 · Read More · 1106 Reads ·Print

Maleeshiyada Khaatumo oo jid-gooyo ku dishay Taliyihii Guutada Dharkayn geenyo.

Maleeshiyada Khaatumo oo dagaal dhuumaalaysi ah kula jirta Ciidanka Qaranka Somaliland, kadib markii laga adkaaday ayaa saaka weerar Jid-gooyo ah ku dishay Taliye Guutihii Ciidanka Somaliland.

· abdi on June 15 2014 · Read More · 1188 Reads ·Print

Dowlada Britain oo ka digtay weeraro ay Al-shabaab ka geysato dalka Jabuuti.

Xukuumadda Britain ayaa sheegtay in Al-shabaab ay wado qorshe ay weerarro argagaxiso kaga geysanayso dalka Jabuuti, kaddib markii Al-shabaab ay sheegatay qaraxyo ismiidaamin ahaa oo bishii hore dhammaadkeeda. 

· xaaji on June 13 2014 · Read More · 1559 Reads ·Print

Khasaaraha ka dhashay dagaal Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyada khaatumo ku dhex maray Saax-dheer.

Dagaal jid-gooyo ah oo ay kooxda Maleeshiyada Khaatumo isku dayday inay ku samayso ciidanka qaranka Somaliland ayaa lagu jabiyey.

· ifraax on June 13 2014 · Read More · 2440 Reads ·Print

Hanka iyo Hoggaaminta Muuse Biixi iyo kala Hayaanka KULMIYE! (Qayb. 3-aad)

Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin baaxad leh uga soo dirayaa M/weynaha JSL Axmed M.M. Silaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi anoo ku hambalyeynaya aaqbalaada ay aqbaleen go’aannadii iyo talooyinkii. 

· ifraax on June 13 2014 · Read More · 1150 Reads ·Print

Xubno ku jira dowlada Kana Soo Jeedda Beesha Muj Muuse Biixi Oo La Kulmay Madax Dhaqameedka SUBEER Awal.

Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Axmed-Siilaanyo gadh-wadeenka ka yahay ayaa la weriyey in 24-kii saacadood ee u dembeeey.

· ifraax on June 11 2014 · Read More · 1279 Reads ·Print

Askari Ka Tirsan Ciidanka Asluubta Oo Uu Toogasho Ku Dilay Askari Kale.

kadib markii uu Xabad ku dhuftay Askari ay ka wada tirsan yihiin Ciidanka Asluubta, waxaana la sheegay inuu si toosa ugu dhuftay.

· ifraax on June 11 2014 · Read More · 1178 Reads ·Print

Hanka iyo Hoggaaminta Muuse Biixi iyo kala Hayaanka KULMIYE! (Qayb. 2-aad)

Muuse Biixi Cabdi waa Siyaasi ay bulshada JSL badankoodu wada yaqaannaan. Waa nin leh Han, Hammi iyo Damac siyaasadeed oo fog isla markaana ku fikira (si kasta ha ku helee) sidii uu maalin maalmaha ka mid ah u qaban. 

· ifraax on June 09 2014 · Read More · 991 Reads ·Print

Maxkamadda Ciidamada somaliya oo Xukunno dil iyo xabsi ah ku ridday eedeysanayaal.

Maxakamadda darajada koowaad ee ciidamada millateriga ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilka askari ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya.

· abdi on June 08 2014 · Read More · 874 Reads ·Print

Madaxweynaha cusub ee Masar oo Maanta si Rasmi ah loogu dhaariyay Xilka.

Madaxweynaha cusub ee dalka Masar, Cabdifataax Al-Siisi ayaa maanta loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Masar kaddib xaflad wayn oo lagu qabtay maxkamadda dastuurka ee ku taalla magaalada Qaahira.

· abdi on June 08 2014 · Read More · 1148 Reads ·Print

Xisbiga UCID oo xukuumadda ku bogaadiyey qaadacaada shir Ganacsiga Sweden.

Xisbiga UCID ayaa xukuumadda Somaliland ku bogaadiyey qaadacaada ay ku joojisay ka qayb galka sghir ganacsiga qaybaaha Somaliya Dawladda Sweden ugu qabanayso Dalkeeda.

· abdi on June 08 2014 · Read More · 944 Reads ·Print

Golaha Guurtidda oo manta ku dhawaaqaya Go’aankii ay ka gaadheen khilaafka Kulmiye.

Wararka laga helayo guddida Golaha Guurtidda eek u dhex jirtay xalinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa lagu waramayaa in ay manta si rasmi ah ugu dhawaaqi doonaan Natiijadda. 

· ifraax on June 07 2014 · Read More · 1004 Reads ·Print

Golaha Guurtidda oo ku dhawaaqay Go’aankii dhex dhexaadinta.

Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab kaasoo u janjeedha dhinaca Xukuumadda.

· ifraax on June 07 2014 · Read More · 1039 Reads ·Print

Golaha wasiirada oo soo dhaweeyay xoojinta xiriirka Somalia iyo Maraykanka.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha wasiirrada oo looga dooday xaaladda uu dalku marayo.

· xaaji on June 05 2014 · Read More · 942 Reads ·Print

Marwada Madaxweynaha oo ka Qayb-gashay Xuska Maalinta Deeganka Aaddunka.

Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Waris ayaa Maanta ka Qaybgashay Xuska Maalinta Deeganka Aaduunka oo ku beegan 5 Bisha 6/2014.

· xaaji on June 05 2014 · Read More · 1076 Reads ·Print

Guddida cadaaladda somaliland oo shaqada ka eriday 23 garsoore.

Fadhi ay shalay yeesheen guddida cadaaladda somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay ku eryaan 23 garsoore oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka.

· ifraax on June 04 2014 · Read More · 1030 Reads ·Print

Booliiska oo sii daayey laba nin oo Ganacsato ahaa oo doraad lagu qabtay Madaarka Hargeysa

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in la sii daayey laba Nin oo ay doraad Booliisku ku xidheen madaarka hargeysa kuwas oo ay cadaatay inay yihiin Ganacsadayaal waaweyn oo Somaliland. 

· ifraax on June 03 2014 · Read More · 1892 Reads ·Print

Labada Garab ee Xisbiga Kulmiye isku manndhaafsan labaduba hadal gar ah ayay ku doodayaan.

Labada Garab ee Xisbiga Kulmiye isku manndhaafsan labaduba hadal gar
ah ayay ku doodayaan. Labadaa xaq, sideed u kala saareysaa adoon
xisbigii dhaawacin?

· abdi on June 03 2014 · Read More · 1178 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>