Gabaygan waxa uu la magac baxay Gorof-leged. waxaanu ku hal qabsanayaa Abwaan Weedhsame. waa gabay wacyi gelin ah oo ka hadlaaya wacyiga nololeed ee maanta ka jira dalka Somaliland.
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya laba Nin oo Ganacsato ah oo ku xidhan Madaarka Hargeysa.
Wararka ayaa sheegaya laba Nin oo ay shalay Booliisku ku xidheen madaarka hargeysa in ay yihiin Ganacsadayaal waaweyn oo Somaliland iyo Somaliya ba ganacsiyo kala duwan ku leh.
·ifraax on June 02 2014 ·
Read More · 1082 Reads
·
Xasan Macalin Waa Wasiirkii Madaxtooyada Ee Markii Uu Daahir Rayaale Ka Qaatay Lacagtii Kaambaynka Maalintii Doorashada.
Guddoomiyaha 3-aad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa si adag u naqdiyey sharciyada guddida diwaangalinta ururada.
·ifraax on June 02 2014 ·
Read More · 1571 Reads
·
Maxkamadda Ciidanka oo Dil ku Xukuntay Wiilal Dilay Gabar.
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil ku xukuntay laba wiil oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dil bishii Abriil ee sannadkan.
Aniga iyo shacabku ma nihin kuwii shaanida lagu baqo-gelin lahaa.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka ka jira xisbigii uu ka soo baxay iyo laba qarax oo uu sheegay in amniga lagu khalkhalgalinayey.
Guddida Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Axsaabta oo go’aan ka soo saaray.
Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka ayaa maanta soo saaray go’aan rasmi ah oo ay ku caddaynayaan in ay sharci yihiin Liisaska Guddiyadii iyo go’aamadii ka soo baxay.
Baabuur Miineysan oo goor-dhow ku qarxay agagaarka Hotel City ee Mogdisho.
Ugu yaraan laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo qof shacab ah ayaa ku dhintay qarax ka dhacay goor-dhow agagaarka hoteelka City Palace ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Sheegay in qaraxyadii Hargeysa ka dhacay ay Dad u soo qabqabteen, Cidii ka Danbeysan Ciqaab ay Marindoonan.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md.Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Labbadii qarax ee Xallay iyo Habeen hore ka kala dhacay Magaalada Hargeysa.
Ciidanka RRU oo xalay 1dii weerar ku soo qaaday aqalkii wasiirku xigeenkii hore cabdilaahi abokor kadibna ay qasaaro ay halkaa ku geysteen.
Marwo Sacdiya Maxamed Cali oo ah Xaaska Wasiir Ku-xigeenkii Amniga ee hore Cabdilaahi Abokor ayaa ka sheekeysay weerar ay sheegtay in xallay ay ku soo qaadeen ciidanka RRU-da waxayna tilmaamantay..
Dowladda Jabuuti oo Shaacisay inay Adkeysay Ammaanka guud ee Dalkeeda.
Xukuumadda Jabuuti oo ka jawaabaysay hadalkii ay ku sheegatay Al-shabaab inay mas'uul ka ahayd qaraxyadii ka dhacay maqaahi lagu magacaabo La Chaumiere oo ku taalla bartamaha magaalada Jabuuti.
Soo Af-Jaridda Qaadhaankii Dawga-Cad iyo Hay`adda EAD UK oo guddoonsiinaysa deeq lacaga ah.
Waxaa farxad weyn noo ah dhammaantayo in aan maanta oo bishau tahay 24-kii May 2014 soo af-jarayno qaadhaankii Dawga-cad ee Hay`adda EAD UK. Qaadhaankan oo ay bulshada reer Somaliland ee UK
Ururka IGAD oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Somalia, Jabuuti iyo Kenya.
Urur-goboleedka ay ku mideysan yihiin dalalka ku yaalla Bariga Afrika ee IGAD ayaa si adag u cambaareeyay qaraxyo siyaabo kala duwan uga dhacay Soomaaliya, Jabuuti iyo Kenya.
Baashe Cawil oo Maxkamada ka hor Akhriyay Wararkii Wargeyska Haatuf ka Qoray.
Iyada oo Maalintii Axadii la guddo galay Fadhigii Labbaad ee Dacwadii u dhexeysay Baashe Cawil iyo Masuuliyiin Wargeyska Haatuf, ayaa markii ay furantay ayaa Baashe Cawil Maxkamadda ka hor sheegay in Wargeyska Haatuf ka qoray warar been abuur ah.