|
|
Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Oo Ka Xog-Waramay Sababaha Soo Dadajiyey Xil Ka Qaadistiisa.
Wasiirkii hore Wasaaradda Ganacsiga iyo maal-gashiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo xalay madaxwyne Axmed Siilaanyo, xilka ka qaaday ayaa sheegay in xil ka qaadistiisu ay ka dhalatay.
|
· abdi on May 26 2014 ·
Read More · 1123 Reads
·
|
|
|
Guddoomiyaha Kulmiye Oo Iclaamiyey 36 Xubnood Oo Noqon-doono Golaha Fulinta Xisbul-xaakimka Madaxwayne Siilaanyo.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa soo saaray Liiska xubnaha guddida fulinta ee Xisbigaasi, saddex maalmood kaddib markii Shir-guddoonka shirweynaha saddexaad.
|
· abdi on May 26 2014 ·
Read More · 1334 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo soo Bandhigtay Gaadiid ay kasoo Qabsatay Kenya.
Al-shabaab ayaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo kusoo bandhigtay gaadiid ay kasoo qabsatay dalka Kenya, toddobaadkii la soo dhaafay.
|
· ifraax on May 24 2014 ·
Read More · 2512 Reads
·
|
|
|
Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadday Xarunta Baarlamaanka.
Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku geeriyooday weerar ay Al-shabaab ku qaadday maanta xarunta golaha baarlamaanka, kuwaasoo ay ku jireen xoogagii Al-shabaab ee weerarka qaaday, iyadoo ay dhaawacyo fara badan jiraan.
|
· ifraax on May 24 2014 ·
Read More · 1199 Reads
·
|
|
|
Dareeno Ka Dhashay Qaabkii Ay Fiisaha Ingiriiska Ku Heleen SOORAAN Iyo JAWAAN.
Madaxwayne Siilaanyo ayaa warqad codsi ah u qoray safaarada dalka Britain ee magaaladda Adis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia ka dib markii ay safaaradaasi 15-kii bishan u diiday inay fiisihii dalkeeda.
|
· ifraax on May 24 2014 ·
Read More · 2149 Reads
·
|
|
|
Nin somali ah oo lagu dilay south africa isagoo jooga madaxweyne xasan dhuxulow isla magaaladaasi.
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Salaad Xagaleey ayaa xalay kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah waxa ay ku dileen Degmada Delft ee magaalada Cape town.
|
· abdi on May 23 2014 ·
Read More · 2631 Reads
·
|
|
|
Dowladda Somalia la weydiistay inay caddeyso sida ay hubka u isticmaasho.
Warbixin ay maanta soo saareen xubnaha golaha amniga ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin hubka dowladdu ay hesho oo gacanta u gala Al-shabaab.
|
· abdi on May 23 2014 ·
Read More · 1137 Reads
·
|
|
|
Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin oo qaadacay Liisaskii Golaha Dhexe iyo guddida fulinta.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiye ku-xigeenka Kulmiye Maxamed Kaaahin Azxmed ayaa war ay warbaahinta qaarkeed ay siiyeen goor dhaweyd si rasmi9 ah shaaca uga qaaday in aanay Ogolay Liisaskii Guddida.
|
· abdi on May 23 2014 ·
Read More · 1111 Reads
·
|
|
|
President Ahmed Silaanyo: An Honest and Inspirational Leader who gave Voice to a Voiceless Nation.
HE President Ahmed Silaanyo is a man whose life and legacy could not be contained with its shores. He is known as a symbol for wisdom, for ability to change and the power of reconciliation.
|
· abdi on May 23 2014 ·
Read More · 1227 Reads
·
|
|
|
Mudane Aino-Kaisa PEKONEN oo mooshin kaga dalbatay baarlamaanka Finland in Somaliland la qoonsado.
waxa mudane ka tirsan baarlamaanka Finland oo magaceeda la yidhaa Aino-Kaisa PEKONEN hor geysay baarlamaanka Finland mooshin qoraal ah oo ay kaga dalbatay in la aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland.
|
· ifraax on May 19 2014 ·
Read More · 1488 Reads
·
|
|
|
Shil gaari oo ka dhacay banaanka Laascaanood oo sababay khasaare nafeed.
Saddex qof ayaa ku geeriyooday, toddoba kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii gaari ay saaraayeen uu kula rogmaday Buundada Xargaga oo 08-km dhinaca waqooyi kaga aaddan degmada Laascaanood.
|
· ifraax on May 17 2014 ·
Read More · 2043 Reads
·
|
|
|
Maalinta Qarannimada Jam. Somaliland 18-ka May & SHANTA QAARADOOD.
Mahad oo dhammi waxay u sugnaatay Rabbigeenna Weyn ee inaga dhigay dad Muslim ah ee weliba inaga dhaliyey ummadda aynu nahay ee Jam. Somaliland. Xuska 23 guurada maalinta Qarannimada JSL.
|
· xaaji on May 16 2014 ·
Read More · 1916 Reads
·
|
|
|
Ilmo yar oo ka soo dhacey dabaqa 11aad qobolka minesota.
Wiil yar oo asalkiisu uu Soomaali yahay ayaa badbaaday, kaddib markii uu kasoo dhacay balakoonka dabaqa 11-aad ee dhisme ku yaalla magaalada Minneapolis ee dalka Marayakanka.
|
· ifraax on May 16 2014 ·
Read More · 1530 Reads
·
|
|
|
Mayerka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo Mareen Cusub Oo Ay Ka Hir Galisay Shirkada Dhismaha Ee Jano Gale.
Mayarka Caasimada somaliland ee hargaysa ayaa maanta xadhiga ka jaray biyo mareen laga hir galiyey dagmada Maxamuud Haybe oo dhistay shirkada Jano Gale Constarction Company.
|
· abdi on May 10 2014 ·
Read More · 2043 Reads
·
|
|
|
Wasiirka Madaxtooyada oo ku dhawaaqay in Maanta si rasmi ah u Bilaamatay Wadadii Ceerigaabo.
Waftigii Wasiirka Madaxtooyada oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cali sicid Raygal, Wasiir ku-xigenka Ganacsiga Bashir Cabdi Xariir.
|
· ifraax on May 09 2014 ·
Read More · 1156 Reads
·
|
|
|
Booliska maleysiya oo qabtay Nin Soomaali oo la sheegay in uu ka tirsan yahay al-Shabaab.
Booliska dalka Malaysia ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen nin Soomaali oo ay ku tilmaameen in uu ka tirsan yahay Ururka xagjirka ah ee al-Shabaab.
|
· ifraax on May 09 2014 ·
Read More · 1182 Reads
·
|
|
|
Dalkaagoo Horumaray Dantaaduna Toosaysaa!
Qudbad sannadeedkii Distooriga ahayd ee 4-aad ee uu Madaxweyne Axmed Silaanyo ka horjeediyey saddexda Gole Qaran, wuxuu si mug iyo miisaanba leh ugaga warramay wax-qabadka iyo horumarka baaxadda leh.
|
· abdi on May 08 2014 ·
Read More · 1655 Reads
·
|
|
|
Hambalyo M/weyne, Xukuumaddaadu Waxay ka Dhabaysay Wixii ay Ummadda U Ballan-qaaday.
Madaxweynaha Jam. Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Xukuumaddiisaba waxaan si kal iyo lab ah ugu soo hambalyeynayaa dhamaystirka Waddada isku xidha Wajaale iyo Kala-baydh.
|
· ifraax on May 05 2014 ·
Read More · 1167 Reads
·
|
|
|
Daawo Shoppingka 18 may oo meelkaste lagu iibinaya calanka Somaliland ayaa ka babanaysa.
18 May waa maalin aad qaali ugu ah Somalilanders oo dhan, waa maalin aad looga xuso Gobolada Somaliland oo dhan, waa maalin dad aan is arki jirin ay is arkaan oo ay isku soo baxaan.
|
· ifraax on May 05 2014 ·
Read More · 2476 Reads
·
|
|
|
Isbedelka Ka Hano Qaaday Madaarada Somaliland.
Markii ay talada Dalka qabatay xukuumaddan uu hoggaaminayo madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siillaanyo , sanadkii 2010-kii, wuxuu madaxweynaha Somaliland u magcaabay wasiirka Duulista Hawada.
|
· ifraax on May 05 2014 ·
Read More · 1169 Reads
·
|
|
|
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka somaliya oo ka badbaaday Qarax.
Xildhibaan C/llaahi Axmed Coonka oo ka mid ah xubanaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday isku day dil oo lagu qaarijin lahaa kaddib markii miino loogu xiray gaarigiisa.
|
· xaaji on May 03 2014 ·
Read More · 894 Reads
·
|
|
|
Gabar somaliyed oo basbaaska cuntada ka taajirtey wadanka mareykanka.
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool waddanka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota ayaa waxa ay fusado ganacsi ka heleen dalkaasi. Sacdiyo Sariif Hassan, waxa ay ka mid tahay dadkaasi.
|
· xaaji on May 03 2014 ·
Read More · 3071 Reads
·
|
|
|