Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

The Republic of Somaliland: A Brave and Resourceful Nation that Deserved the Recognition of World Community.

As we are approaching the 23rd anniversary of the independence of our Sweet Homeland; the maturity, name and reputation of the State of Republic of Somaliland is growing by the day.

· xaaji on May 03 2014 · Read More · 1309 Reads ·Print

Madaafiic Xalay lagu Duqeeyay Xaafado ka Tirssan Degmada Wadajir ee magalada mogdisho.

Ugu yaraan afar qof oo shacab ah ayaa ku dhintay in ka badan 10-qof oo kalena way ku dhaawacmeen madaafiic hoobiyeyaal ah.

· ifraax on May 02 2014 · Read More · 999 Reads ·Print

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo Moqdisho looga yeeray.

Safiirka Somalia u fadhiya dalka Kenya ayaa soo gaaray maanta Muqdisho, isagoo sheegay in sababta uu yimid ay tahay sidii uu xukuumadda warbixin uga siin lahaa.

· abdi on April 27 2014 · Read More · 1055 Reads ·Print

Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland oo ka hadashay Wafti Keniyaan ah oo Doonayey in ay Somaliland Safaarad ka Furtaan.

Wasarada Arrimaha Dibada ee Somaliland ayaa Fahfaahin ka bixisay Wafti ka socday Dawlada Keniya oo Muddo Saddex Cisho ah ku sugnaa Caasimada Somaliland.

· abdi on April 27 2014 · Read More · 1222 Reads ·Print

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Ammaanka Dalalka Africa oo ka Furmay Dalka Itoobiya

Magaalada Bahar-Dar ee dalka Ethiopia waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlaayey arrimaha amaanka ee dalalka Africa.

· ifraax on April 26 2014 · Read More · 1071 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo shacabka reer berbera la tukaday salaad roob doona ah.

Waxaan Illaahay ka baryayaa inuu ducadeena aqbalo waxaynu nahay dad xoolo dhaqato ah oo roobka baahi weyn u qaba” waxa sidaasi Goobtii salaada Roob-doonta lagu tukaday ka yidhi Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo.

· ifraax on April 26 2014 · Read More · 1124 Reads ·Print

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Dadweyne Farro badan kala qaybgalay salaada roobdoonta.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil  (Saylici) ayaa Maanta  salaadii roobdoonta kula Tukaday Dadweyne aad u faro badan Garoonka kubada Cagta.

· ifraax on April 26 2014 · Read More · 1068 Reads ·Print

Waligeenba Ma madaxda uunbaynu dhaleecayn?

Waddankastaaba waxa uu ku dhisan yahay maamul iyo kala dambayn, waxkastaana maamul iyo qof dadku ay ku daydaan oo haga ayaa loo baahanyahay Nabi Max/ed NNKHA waxa uu yidhi. 

· xaaji on April 23 2014 · Read More · 1108 Reads ·Print

Beesha Ciidagale Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamustay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

Beesha Koonfurta Bariga Iyo Badhtamaha Caasimada Hargaysa ayaa maanta hadhimo sharafeed.

· ifraax on April 20 2014 · Read More · 2179 Reads ·Print

Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciise oo ka soo dagay magaaladda Taleex.

Warar nasoo gaadhay  ayaa sheegaya in ay goor dhaweyd ka soo dageen magaaladda Taleex koox ay hogaaminayaan Cali Khaliif Galaydh iyo Cali Ciise.

· abdi on April 20 2014 · Read More · 1117 Reads ·Print

Xaflada Daah furka Ciyaaraha xagaaga ee sanadka 2014 oo ka furmay Columbus.

Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeybgalay Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Rugcadaa Taariikh ku leh Ciyaaraha Sportska.

· abdi on April 20 2014 · Read More · 1189 Reads ·Print

Somaliland oo soo saartay Digniin ay ugu quus-goynayso Dad ay ku tilmaantay Qas-wadayaa.

War-saxafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland ayay xukuumadda Somaliland si adag ugu cadaysay in aanay aqbalayn isla maxaxaxamarkaana aanay jirin cid ku sandulayn karta in Kooxo.

· abdi on April 20 2014 · Read More · 1561 Reads ·Print

Dagaal dhex maray Ciidan boliceka iyo kooxo Argagixiso oo doonayey in ay ka baxsadaan jeelka Hargeysa.

Wasiirka Wasarada Cadaalada Md. Xusseen Axmed Caydiid ayaa cadeyey in hal Askari uu ku dhintay Mid kalena ku dhaawacmay.

· abdi on April 20 2014 · Read More · 1221 Reads ·Print

Musharaxa Madaxwayne Xigeenka Xisbiga Ucid oo xukumada Siilaanyo eedo culus dusha ka saaray.

Xukuumadda talada haysaa uma muuqato in ay daacad ka tahay wadajirka shacabka iyo qaranimada s/land habdhaqanka iyo talada dalka lagu maamulaana waa mid la mida tii kacaankii milatariga.

· xaaji on April 19 2014 · Read More · 918 Reads ·Print

Edna Adan: Inaugural Recipient of the Penn Nursing Renfield Foundation Award.

Following an intense selection process, Edna Adan has been named the inaugural recipient of the University of Pennsylvania School of Nursing .

· ifraax on April 19 2014 · Read More · 1121 Reads ·Print

Guddida Beesha Barriga Burco oo isku khilaafay Hogaan ku meel gaadh ah oo ay doorteen.

khilaaf ayaa soo kala dhex galay Guddida Beesha Barriga Burco, kaasoo salka ku haya Loolan adag oo loogu jiro cidii beesha Hogaamin lahayd.

· ifraax on April 19 2014 · Read More · 1190 Reads ·Print

Baashe Cawil Iyo Wasiirka Macdanta Oo Qalqaalinaya Sidii Maxamed Biixi Yoonis Isu-Casili Lahaa.

Wiilka Baashe Cawil ee uu sodoga u yahay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa olole ba’an ugu jira sidii uu wasiirka arimaha.

· ifraax on April 18 2014 · Read More · 1263 Reads ·Print

Qofka hubka qaatey ee sharciga ka hor yimid, ee ciidanka amaanka ka hor yimid cid u doodi kartaana majirto.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancade ayaa, digniin usoo jeediyay in cidii Ciidamada Amaanka kala hortimaada hub ay noqonayaan dameer bakhtiyay.

· ifraax on April 18 2014 · Read More · 1262 Reads ·Print

Ogeysiis Xisbiga Waddani iyo Jaaliyada Somaliland ee Waddanka Jarmalka.

Waxa Lagu Wargalinayaa Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo Jaaliyada Somaliland ee Waddanka Jarmalka in uu Imanayo 24.04.2014.

· ifraax on April 13 2014 · Read More · 1159 Reads ·Print

Indigenous but Insensible Media Groups (They are a real threat to Somaliland’s Security and Social Stability!!)

Truth and Accuracy, Impartiality, Editorial Integrity and Independence, Serving the Public Interest, Accountability, Transparency, Fairness and Respecting Privacy.

· xaaji on April 13 2014 · Read More · 1424 Reads ·Print

Gabar iyo wiil somali ah oo xalay lagu dilay Minneapolis.

Wiil iyo gabar Soomaaliyeed ayaa xalay ku dhintay magaalada Minneapolis kadib markii la xabadeeyay baabuur ay saarnaayeen.

· xaaji on April 13 2014 · Read More · 2926 Reads ·Print

Soomaalida ku xiran Garoonka Kasarani ee Nairobi.

Soomaali fara badan ayaa weli ku xiran garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi, iyadoo ay saakay booqdeen mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Kenya.

· abdi on April 12 2014 · Read More · 2105 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>