|
|
Ucid oo Ku eedeyey W/xigeenka Amniga in uu ka danbeyey Dilkii ka dhacay Berbera.
Masuliyiinta Sar-sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa si kulul u cambaareeyey falkii habeenkii xalay ahaa lagu dilay.
|
· abdi on April 12 2014 ·
Read More · 1054 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo u kicitimay Dalka Itoobiya.
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa manta u duulay Dalka Itoobiya halkaas oo ujeedada Socdaalkiisu lala xidhiidhinayo.
|
· abdi on April 12 2014 ·
Read More · 990 Reads
·
|
|
|
Xukuumadda oo laga dhacay Lacag Mishiinada Wakaaladda Korontada.
Warar hoose ayaa sheegaya sababta Wakaaladda Korontada Hargeysa u xidhantay in ay tahay lacag gaadhaysa.
|
· ifraax on April 08 2014 ·
Read More · 1106 Reads
·
|
|
|
Kumannaan Qof oo Somali ah oo weli lagu hayo Garoonka Kasarani ee Nairobi.
Kumannaan ruux oo Soomaali ah ayaa lagu hayaa garoonka kubadda cagta ee Kasarani oo ku yaalla magaalada Nairobi.
|
· ifraax on April 08 2014 ·
Read More · 1013 Reads
·
|
|
|
Daawo Sawirada Xafladii Xisbiga WADDANI Laantiisa Seattle Washington.
Waxa caawa oo bishu tahay April/5/14 ka dhacday magaalada Seattle Washington ee USA xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo.
|
· xaaji on April 07 2014 ·
Read More · 3122 Reads
·
|
|
|
Saamayn intee leeg ayuu Aqoonsiga Sheffield yeelan karaa?
Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin aan xad lahayn uga soo gudbinayaa dhammaan JAALIYADDA Jam. Somaliland ee ku dhaqan magaalada Sheffield, UK
|
· xaaji on April 07 2014 ·
Read More · 1083 Reads
·
|
|
|
Somaliland oo sheegtay in duulimaadkii Turkish Airlines uu billaaban doono.
Wasiirka Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi, oo maalmihii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay dalka Turkiga.
|
· xaaji on April 05 2014 ·
Read More · 1677 Reads
·
|
|
|
Beelaha Ayuub oo Ganafka ku Dhuftay ka Qaybgalka Shirweynaha Kulmiye.
Beesha Ayuub ayaa ka Biyodiida Saamiga laga siiyey Ergooyinka Xisbiga Tallada dalka haya ee Kulmiye, iyada oo beeshasi saami ahaan looga qoodeeyay 22 Ergey.
|
· xaaji on April 05 2014 ·
Read More · 1209 Reads
·
|
|
|
Kulan looga hadlay Tahriibka oo lagu qabtay Magaalada Buuhoodle.
Kulan looga hadlayay dhibaatada tahriibta iyo sidii looga hortegi lahaa ayaa maanta lagu qabtay dugsiga sare ee Samatar Baxnaan ee magaalada Buuhoodle.
|
· xaaji on April 05 2014 ·
Read More · 1016 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Dalal Europe Ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo qasriga madaxtooyada shalay ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda wadamada Norway, Denmark, Holland, iyo Australia.
|
· abdi on April 04 2014 ·
Read More · 1411 Reads
·
|
|
|
Muuse Biixi Oo Daboolka Ka Qaaday In Guddida Qaban-Qaabada Shirwaynaha Kulmiye Ay Ku Hafteen.
Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa arrimo farsamo ku sifeeyey .
|
· abdi on April 04 2014 ·
Read More · 1391 Reads
·
|
|
|
Beesha Baha Duqsi(Ciida Gale) Oo Saluug Balaadhan ka Muujiyey Saamiga Ay Ku Leeyihiin Xukuumada.
Haddaba madaamo cadaalada iyo sinaanshuhu saldhig u yihiin wadajirka, wax wada qabsiga iyo horumarka bulsho kasta waxa waajib ah in ay xukuumaddu ilaaliso xuquuqda muwaadin kasta.
|
· ifraax on April 03 2014 ·
Read More · 1701 Reads
·
|
|
|
Xukuumadda Oo Ganacsatada Uga Digtay Daawooyinka Iyo Badeecadaha Been Abuurka Ah.
Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland Md. Cali Maxamed Cabdalla (Cali Biikalo) ayaa Ganacsatada waddanka uga digay.
|
· ifraax on April 03 2014 ·
Read More · 1126 Reads
·
|
|
|
Somaliland Community in Finland Conference Friday 25th- 27th April 2014.
SSE (Somaliland Society in Europe) and Somaliland Community in Finland (Somaliland Seura) Invite You to the SSE AGM and Conference Friday 25th- 27th April 2014.
|
· abdi on April 02 2014 ·
Read More · 1295 Reads
·
|
|
|
Wasiirka Daakhiliga Iyo Taliyaha Ciidanka Bileyska Oo U Kicitimay Djibouti.
Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade.
|
· ifraax on March 30 2014 ·
Read More · 1048 Reads
·
|
|
|
Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay Inaanu Ogayn Meel Universal Raaligalin Ku Bixisay.
Wasiirka warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in aanu arag meel ay raali-galin ku bixiyeen madaxda sare ee telefishanka Universal ee Somaliland.
|
· ifraax on March 30 2014 ·
Read More · 1505 Reads
·
|
|
|
Jamaal Cali oo war-murtiyeed ka soo saaray Dr. Awey Macow.
Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland oo Ruqsad Siisay Dr. Cali Awes Macow, ma aha in la carqaladeeyo.
|
· xaaji on March 30 2014 ·
Read More · 1250 Reads
·
|
|
|
Waddooyinku Waa Laf-dhabarta Dhaqaalaha Dalka.
Horumarka uu aadamuhu ku tallaabsado maalinba heer buu taagnaa, yoolkuna waxa uu ahaa in mar walba la hiigsado hir kale oo ka sarreeya ka markaa la joogay.
|
· xaaji on March 30 2014 ·
Read More · 1048 Reads
·
|
|
|
SONYO Oo la Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Maraykanka.
Washington (Hargeysa Online) Agaasimaha Fulinta ee Dallada Ururada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO, Mr. Siciid Maxamed Axmed ayaa socdaal ku jooga dalka Maraykanka.
|
· xaaji on March 30 2014 ·
Read More · 1144 Reads
·
|
|
|
Madaxdhaqameedyada Beesha Warsangeli Oo Go’aano Cad Ka Soo Saaray Shirkii Badhan.
Shir madaxdhaqameedyada iyo waxgaradka beesha Warsangeli todobaadkan uga socday degmada Badhan ee bariga Sanaag ayaa laga soo saaray go’aano ku wajahan xaaladaha nabadgalyo.
|
· ifraax on March 27 2014 ·
Read More · 2566 Reads
·
|
|
|
Gudoomiyaha wajaale oo iibiyey afaafka hore ee dugsiga hoose una fasaxay in uu ganacsade ah.
Wajaale Gudoomiyaha Degmada Togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo caadaystay baryahandanbe iibinta jidadka iyo dhulka danta.
|
· xaaji on March 26 2014 ·
Read More · 1146 Reads
·
|
|
|
Socdaalkii HANAQAAD ee Madaxweynuhu wuxuu koobay Berri, Bannaan, Bad iyo Buurba!
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) uu ku soo maray Gobollada Dalka (Galbeed, Xeebaha iyo Bariga), wuxuu ahaa socdaal Magac.
|
· xaaji on March 25 2014 ·
Read More · 1318 Reads
·
|
|
|