Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Doon siday 90 qof oo Qaxooti Soomaali ah oo ka yimid Yemen oo dekadda Berbera soo gaartay.

Doon siday illaa Sagaashan qof oo qaxooti Soomaali ah oo ay ku jiraan 12 qof oo ka mid ah dadkii ka badbaaday doontii Xeebta Yemen.

· abdi on July 16 2017 · Read More · 722 Reads ·Print

Al-shabaab oo sheegatay in Lamu ay ku dileen saraakiil iyo mas’uuliyiin Kenyaan ah.

Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerar Khamiistii la soo dhaafay ka dhacay Gobolka xeebta ah ee Lamu.

· abdi on July 15 2017 · Read More · 779 Reads ·Print

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal Tacsi ah u diray boqorka Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah u diray Boqorka Sacuudiga.

· abdi on July 15 2017 · Read More · 746 Reads ·Print

Xisbiga Wadani oo Barakacayaasha Duleedka Salaxlay isla soo Sawiray halkuu deeq gaadhsiin lahaa.

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan saraakiil sare sare.

· abdi on July 13 2017 · Read More · 1036 Reads ·Print

Burcad badeeda oo la tuhusan yahay in ay taageeraan ururka Daacish.

Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ayaa lagu eedeeyay in ay taageeraan Ururka Daacish ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya.

· abdi on July 11 2017 · Read More · 759 Reads ·Print

Xisbiyada KULMIYE iyo wADANI oo digniin loo jeediyay.

Guddidda anshaxa ilaalinta habsami u socodka arrimaha doorashooyinka, ayaa dhaliilo usoo jeediyey labadda xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI.

· abdi on July 11 2017 · Read More · 809 Reads ·Print

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Hadley Xadhiga Wariye Cumar Seerbiya.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu iminka ka Hadley xadhiga Wariye Cumar Seerbiya.

· abdi on July 08 2017 · Read More · 658 Reads ·Print

Cali Khaliif oo ku Hanjabay hadii dib loo dhigo shirkii Burco inuu wada Hadalku baabi’i dono.

Cali Khaliif Galeydh Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo warbaahinta kula Hadley magaalada Widh Widh ee gobalka Buuhoodle.

· abdi on July 05 2017 · Read More · 613 Reads ·Print

Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay wasiirka arimaha dibada Sacuudiga.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda boqortooyada Sacuudi Carabiya Caadil Al-Jubeir.

· abdi on July 05 2017 · Read More · 851 Reads ·Print

Kim Jong Un oo Sheegay in ay Haddiyad ay u Direen Dalka Mareykanka

Hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa ku faanay tijaabadii guusha lahayd ee dalkiisa uu talaadadii ku sameeyey gantaal nooca riddada dheer ee qaaradaha.

· abdi on July 05 2017 · Read More · 693 Reads ·Print

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Seychelles kala hadlay arimaha maxaabiista ay haysato.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo ka qeybgalay shir madaxeedka midowga Africa ee lagu qabtay magaalada Addis Ababa.

· abdi on July 04 2017 · Read More · 653 Reads ·Print

Puntland oo 7 dhalinyaro ah ku fulisay dil toogasho ah.

Maxkamada sare ee ciidamada maamul gobolleedka Puntland ayaa maanta dil toogasho ku fulisay 7 dhalinyaro ah oo ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab.

· abdi on June 30 2017 · Read More · 678 Reads ·Print

Safiirka dowladda Mareykanka oo gaaray Caasimada Hargeysa

Wafti uu hoggaaminayay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Nairobi Stephen Schwartz, ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada Hargeysa.

· abdi on June 29 2017 · Read More · 803 Reads ·Print

Dowladda Qatar oo soo dhaweysay wiilkii Soomaaliga ahaa ee laga soo masaafuriyay Imaaraadka.

Ardaygii ka qaybgalay tartanka Qur''aanka ee Dubai ee ay galaafatay siyaasadda khaliifka ee dib loo soo celiyey ayaa lagu soo dhoweeyey wadanka Qadar.

· abdi on June 29 2017 · Read More · 745 Reads ·Print

Massive cyberattack hits Europe with widespread ransom demands.

A new wave of powerful cyberattacks hit Europe and beyond on Tuesday in a possible reprise of a widespread ransomware assault in May. 

· abdi on June 28 2017 · Read More · 999 Reads ·Print

Dawlada Soomaaliya Oo Si Weyn Uga Digtay Bariiska Caaga Ah Oo Lagu Arkay Suuqyada Muqdisho.

Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si weyn uga digtay tayada alaabaha la soo galiyo dalka Wasiirka beeraha soomaaliya.

· abdi on June 28 2017 · Read More · 770 Reads ·Print

Talyaaniga oo xiray Nin Somali ah oo loo heysto tacaddiyo ( Magafe)

Saraakiisha dowladda Talyaaniga ayaa sheegaya inay xireen nin Soomaali ah oo lagu eedeynayo in uu ku lug leeyahay tacaddiyo loo geystay dad magan-gelyo doon ah.

· abdi on June 28 2017 · Read More · 699 Reads ·Print

Caasimada Hargeysa oo laga xusay munasabada 26ka June.

Iydoo 57- sano ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay gobollada Waqooyi oo xoriyada ka qaatay gumeystihii Ingariiska.

· abdi on June 27 2017 · Read More · 716 Reads ·Print

Hambalyo munaasibadda Ciidul fitriga

Annaga oo ku hadlayna magaca jaalliyadaha Somaliland waxaanu ciidul fitriga awgeed ummadda reer Somaliland leenahay ku ciida qalbisan.

· abdi on June 26 2017 · Read More · 640 Reads ·Print

Madaxweyne ku xigeenka oo la tukaday Shacbiga Caasimada Hargeysa.

Madaxwayneku-xigeenka JSL, Ahna Ku-simaha Madaxwayanaha Oo shacbiga Caasimada Qaar ka mid ah Kula Tukaday Salaadda Ciidul-Fidriga Masjid Jaamaca Weyn Ee Hargeysa.

· ifraax on June 26 2017 · Read More · 816 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Salaadii Ciidal Fidriga Kula Tukaday Jaaliyadda Somaliland Ee Imaaraadka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, oo ku sugan imaaraadka Carabta ayaa salaadii ciidal fidriga ka dib Jaaliyadda reer Somaliland.

· ifraax on June 25 2017 · Read More · 761 Reads ·Print

Qarax maanta ka dhacey mogdisho ay ku dhinteen 9 qof.

Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo goor dhaw lagu weeraray saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

· abdi on June 22 2017 · Read More · 770 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>