Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

1 Dead, 10 Injured After Finsbury Park Mosque Attack.

A witness, who wanted to be identified as Abdul Rahman, said the driver of the van who attacked pedestrians in Finsbury Park.

· ifraax on June 19 2017 · Read More · 706 Reads ·Print

Gabar Muslim ah oo la la'aa oo meydkeeda laga helay Gobolka Virginia.

Booliska Gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in xalay la helay meydka gabar Muslimad aheyd oo la afduubtay kadibna la dilay.

· abdi on June 19 2017 · Read More · 658 Reads ·Print

Meesha aan ku duulana laygama macaashoo waan sibir maruujaa.

Shaley markaan arkey kuwo ku hadlaaya magaca dadka dega degaanka awbarre ee dhinaca dalka aan jaarka nahay ee itoobiya.

· abdi on June 17 2017 · Read More · 665 Reads ·Print

Dacwad ooge shaqada laga eryay 'markii uu taleefoonka ka qaban waayay Trump'

Dacwad ooge sare oo isaga oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ayaa shaaciyay in Trump uu shaqada ka tiray ka dib....

· ifraax on June 17 2017 · Read More · 714 Reads ·Print

Boqoradda Britain oo booqatay dadkii ku waxyeeloobay dabkii London.

Boqoradda dalka Britain ayaa booqatay dadkii ka badbaaday dab toddobaadkii hore ka kacay dhismo ku yaala galbeedka magaalada London.

· ifraax on June 17 2017 · Read More · 709 Reads ·Print

Ra'iisal wasaare Kheyre oo la kulmay wasiirka ka socda dalka UK.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho kula kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee UK.

· ifraax on June 17 2017 · Read More · 707 Reads ·Print

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo wacdi diiniya u Jeediyay Ciidanka Dab-deimiska Caasimada Hargeysa.

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo wacdi diiniya u qabtay Ciidanka Dab-deimiska Caasimada Hargeysa.

· abdi on June 15 2017 · Read More · 782 Reads ·Print

Faahfaahin Dadkii lagu dilay weerarkii maqaayadaha Pizza House iyo Posh Treats.

Saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 18 qof ay ku dhinteen halka 26 kalena ay ku dhaawacmeen.

· abdi on June 15 2017 · Read More · 987 Reads ·Print

Nin rasaas ku furay gaari ay saarnaayeen dhallinyaro Soomaali ah oo lagu xukumay.

Anthony Sawina, ayaa lagu xukumay Isniintii shalay 39 sano oo xabsi ah, kadib markii uu rasaas ku furay gaari ay saarnaayeen dhallinyaro Soomaali ah oo u socday masjid.

· ifraax on June 13 2017 · Read More · 744 Reads ·Print

Saif al Islam Qadaafi oo xabsi laga soo daayay Dalka Libiya.

Warbaahinta dalka Libiya ayaa baahiyay in xabsiga laga sii daayay Wilka ugu yar wiilasha uu dhalay hogaamiyihi hore ee dalka Liibiya Macamar Al-Qadafi.

· ifraax on June 11 2017 · Read More · 869 Reads ·Print

Doorashadda Somaliland oo la shaaciyey wakhtiga ay dhacayso.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa maanta wareegto ku saaray maalinta Doorashadda madaxtooyaddu ka dhici doonto dalka.

· ifraax on June 11 2017 · Read More · 741 Reads ·Print

Madaxweynaha Oo Kulan Afur Ah La Qaatay Culimada Dalka Khudbadna U Jeediyey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo shalay galab afur u sameeyey culimada dalka intooda badan.

· abdi on June 10 2017 · Read More · 682 Reads ·Print

Xukuumada Somaliland oo Maanta xiriirka u jartay dowladda Qatar.

Golaha Wasiirada Somailand oo uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyadda.

· abdi on June 10 2017 · Read More · 796 Reads ·Print

Dowladda Sacuudiga oo Soomaaliya cadaadis ku saareysa in ay xiriirka u jirto Qatar.

Dowladda Sacuudiga ayaa lagu waramayaa in ay cadaadis ba’an ku saareyso dowladda Soomaaliya in ay dib uga laabato mowqifka.

· abdi on June 10 2017 · Read More · 718 Reads ·Print

AMISOM iyo Al Shabaab oo madaafiic isku weydaarsaday Sh/Hoose.

Xarakadda Al Shabaab ayaa xalay Madaafiic ku garaacay saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degaanka Number 50 ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

· abdi on June 10 2017 · Read More · 682 Reads ·Print

Koox Wasiiro ah iyo qaar ka socda xisbiga kulmiye ayaa bookhasho ku tagey Xabsiga Burco.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi Oo maanta kormeer ku tegay isagoo ay wehelinayaan wasiiro.

· abdi on June 07 2017 · Read More · 575 Reads ·Print

Caasimada Hargeysa oo markii ugu horeysay fuliyey Qaliin xaga maskaxda ah.

Isbitaalka Hargeysa ayaa markii ugu horeysay ku guuleystay in uu sameeyo qaliin ka mid ah kuwii markii hore dibada loo aadi jiray.

· abdi on June 06 2017 · Read More · 647 Reads ·Print

6 Milyan oo Cunto Nafaqaysan oo Soomaaliya loo Baceenayo, Minnesota,MN

Ilaa dad gaaraya ku dhawaad 3 kun oo qof ayaa isagu yimi magaaladda St paul Xarunta wayn ee Exel Engery si ay u baceeyaan cunto gaaraysa 6 milyan oo cunto ah.

· abdi on June 03 2017 · Read More · 800 Reads ·Print

Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo maanta booqday magaaladda Boorama ee gobolka Awdal.

Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo ay wehelinayeen xubno ka mid ah gudigii wada hadaladda Khaatumo iyo Somaliland.

· abdi on June 03 2017 · Read More · 770 Reads ·Print

Guddida abaaraha ee Somaliland oo soo bandhigay dhaqaalihii ay heleen iyo qaabkay u bixiyeen.

Guddidda Abaaraha ee heer qaran ayaa soo bandhigay xisaabtii xidhkii wixii dhaqaale ay heleen iyo sidii ay u bixiyeen .

· abdi on May 31 2017 · Read More · 1012 Reads ·Print

Somaliland Wants To Make One Thing Clear: It Is NOT Somalia.

Somaliland celebrated the 25th anniversary of its declaration of independence with a parade in the capital city of Hargeisa on May 18, 2016.

· abdi on May 31 2017 · Read More · 889 Reads ·Print

Xisbinimo ma magacbaa ? Xil siyaasi gudan karaa uma eegtid garasho.

Xil siyaasi gudan karaa uma eegtid garasho, karti iyo go'ankee ! Waxaad garabka saartaan kiina gowska dhaafsada qaranima loo go'ay !

· abdi on May 31 2017 · Read More · 845 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>