Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maayarka Degmada Boorama Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka maxaa kala haysta.

Somalidu waxay tidhaahdaa.Aadane gef lagama waayo.  Maayarka Degmada Boorama Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka maxaa kala haysta.

· abdi on May 31 2017 · Read More · 770 Reads ·Print

Ganacsade Raashin Ugu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley.

Ganacsade Maxamed Yusuf oo ka mid ah ganacsatada waaweyn ee reer Somaliland ayaa  ugu deeqay raashin Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley.

· ifraax on May 30 2017 · Read More · 683 Reads ·Print

Diyaarad ku bur burtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Wararka soo baxaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw ku dhacday diyaarad.

· ifraax on May 30 2017 · Read More · 951 Reads ·Print

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo isaga oo ku hadlaya afka shacbiga Somaliland iyo ka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

· ifraax on May 29 2017 · Read More · 785 Reads ·Print

8 Qof oo ku dhimatay toogasho ka dhacday Qobolka Missipi ee dalka Mareykanka

Rasaasayn habeennimadii ka dhacay gobolka Mississippi ee dalka Maraykanka ayaa horseeday in ay ku nafwaayaan siddeed ruux.

· ifraax on May 29 2017 · Read More · 642 Reads ·Print

Somali laga soo tarxiilay Maraykanka oo markii afaraad la keenay magaalladda Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha ee magaalladda Muqdishu, waxaa shalay soo caga dhigatay diyaarad sidday inkabada 50 qof oo Soomaali ah.

· abdi on May 27 2017 · Read More · 726 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo cafis u fidiyay wariye Cabdi Maalik Coldoon.

Madaxweynaha  Soomaaliland ayaa goor dhaw oo maanta ah qoraal ka soo baxay cafis ugu fidiyay wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo bilihii ugu danbeeyay ku xirnaa.

· abdi on May 25 2017 · Read More · 725 Reads ·Print

Dowladda Japan oo qalab ku wareejisay ciidammada booliiska Mogadisho

Saraakiisha ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta la wareegay qalab booliiska Mogdisho ugu deeqday dowladda Japan.

· abdi on May 24 2017 · Read More · 726 Reads ·Print

Qarax ka dhacay agagaaraha dekedda magaalladda Muqdisho.

Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay wax yaabaha Qarxa ayaa ka dhacay nawaaxiga dekedda magaalladda Muqdishu.

· abdi on May 24 2017 · Read More · 707 Reads ·Print

Daawo Sawiradii Xafladii 18 may 2017 ee Malaagada Columbus Ohio

Daawo Sawiradii Xafladii 18 may 2017 ee Malaagada Columbus Ohio oo si qurux badan loo soo agaasimey waxaana halkaa ka soo qeyb qaley dadyow aad u fara badan.

· xaaji on May 23 2017 · Read More · 981 Reads ·Print

Amina Muuse Weheliye oo ka Sheekeysay Gumaysi uu 12 Sanno Yusuf Garaad ku hayey.

Ma garanaayo ilaa iyo haddatan la joogo oo muddo dheeri ka soo wareegatay sababta uu ninkaasi igu maagay.

· ifraax on May 20 2017 · Read More · 974 Reads ·Print

Dowladda Somaliya oo digniin ka soo saartay weerarada Internet-ka

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii u horeysay war ka soo saartay weerarada dhinaca Internet-ka ee lagu qaaday.

· abdi on May 17 2017 · Read More · 694 Reads ·Print

Qarax ay ku dhinteen Saddex askari oo ka dhacay Muqdisho.

Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhintay Qarax gaari oo maanta ka dhacay nawaaxiga isgoyska Xaawa-taako ee degmadda Wadajir.

· abdi on May 17 2017 · Read More · 796 Reads ·Print

Doqon Baa Wakhtiga Jooga Iyo Garan Wadkeedee !

Qaranimadu maaha calan maalinta 18 May la sudho manaaha xisbi la taageero ee curasha dareen weeyaan !

· abdi on May 14 2017 · Read More · 699 Reads ·Print

17 qof oo gaajo iyo cudurro ugu geeriyooday Muqdisho.

Ugu yaraan 17 qof ayaa gaajo iyo xanuuno kala duwan ugu geeryooday kaam ay ku jiraan dad kasoo cararay abaaraha oo ku yaalla degmadda Kaxda.

· abdi on May 14 2017 · Read More · 694 Reads ·Print

Ra’iisal wasaare Kheyre oo khudbad ka jeediyay shirka Doha Forum.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo dalka Qatar uga qeyb gallay shirweynaha caalamiga ah.

· abdi on May 14 2017 · Read More · 792 Reads ·Print

Somaliland oo Sheegtay in %19 dekeda Berbera ku Wareejisay itoobiya.

Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay saaka si lama filaan ah ugu  dhawaaqdey in saami laga siiyey dekeda magaalada Berbera.

· abdi on May 11 2017 · Read More · 810 Reads ·Print

Jubbaland oo sheegay in uusan aaminsaneyn nidaamka federaalisamka.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa isaga oo ku sugan magaalada London sheegay in uusan aaminsaneyn.

· abdi on May 11 2017 · Read More · 695 Reads ·Print

Farmaajo oo sheegay in dowladdiisa ay la dagaalameyso saddex cadaw.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa.

· abdi on May 11 2017 · Read More · 785 Reads ·Print

Madaxweyne Magaalada Mogadishu oo ka qeybgalay shir looga hadlayay hormarinta dhaqaalaha ee London.

Kulankan oo hor dhac u ah shirka maalinta berri ah 11 bishan May lagu waddo in uu ka furmo magaalada London.

· ifraax on May 10 2017 · Read More · 795 Reads ·Print

Wakiilkii Somaliland ee USA oo shaqadii Qaranka ka dhigay " Part time Job".

Waxaan dhawaan booqasho ku tagay Magaaladda Washington,D.C ee laga xukumo dalkan mareykanka, may ahayn markii ugu horeysay ee aan booqdo magaaladaas.

· ifraax on May 10 2017 · Read More · 811 Reads ·Print

25 Qof Shil Baabuur ku galay xaafada Xero Awr ee Hargeysa.

Gaadhi bas oo ka soo rakaabsaday isdaanka basaska ee xero-awr ee magaalada hargaysa ayaa markii uu marayay dalcadda sarre ee majidka Nuur.

· abdi on May 07 2017 · Read More · 757 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>