|
|
Xukun dil ah oo lagu fuliyay gacan dhiigle horay dil u geystay.
Maxamed Faarax Dayib ayaa dil Qisaas ah lagu fuliyey magaalada Buuhoodle kadib markii uu diley Abdiraxiim Saleban Faarex.
|
· abdi on May 07 2017 ·
Read More · 699 Reads
·
|
|
|
Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Lix sano ku xukuno ku riday kooxdii fulisay Qaraxii Djabuuti.
Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa toddobaadkan Lix sano oo xadhig ah ku riday mid ka mid ah kooxdii ka danbaysay qaraxii kooxda Alshabaab.
|
· ifraax on May 04 2017 ·
Read More · 966 Reads
·
|
|
|
Wasiir Cabbaas oo aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho.
Waxaa goor dhaw oo maanta ah lagu aasay magaalada Muqdisho alle ha u naxariisteen wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumada Soomaaliya.
|
· ifraax on May 04 2017 ·
Read More · 733 Reads
·
|
|
|
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in la joojiyey dabaaldegyaddii 18 May.
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland,Cismaan C/llaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay in munaasinadihii loogu dabaaldegi jiray maalinta madax banaanidda.
|
· ifraax on May 03 2017 ·
Read More · 645 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Soomaaliya oo siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.
|
· ifraax on May 03 2017 ·
Read More · 766 Reads
·
|
|
|
Somali militants kill two men accused of rape al Shabaab says.
Somali Islamist militants said they publicly stoned one man to death and shot dead another on Monday after both were accused of raping a girl in central Somalia.
|
· abdi on May 01 2017 ·
Read More · 662 Reads
·
|
|
|
Cid kasta oo ay ku caddaato lunsi iyo xatooyo xoolaha qaranka, waa in tallaabo sharci ah laga qaadaa.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo, ayaa kulan isugu yeedhay Saddexda hay’addood ee kala ah Hanti dhawrka guud ee qaranka.
|
· abdi on May 01 2017 ·
Read More · 785 Reads
·
|
|
|
Furaha noloshu Waa farxada farxadana qofka ayaa samaysta.
Furaha noloshu Waa farxada, farxadana qofka ayaa samaysta ooy gacantiisa ku jirta,waxana kow ka ah oo ugu horeeya kalsoonida.
|
· ifraax on May 01 2017 ·
Read More · 442358 Reads
·
|
|
|
Xisbiga wadani ha,ilaasho shuruucda dalka somaliland u yaala oo haka daayo dhican faruurka.
Somalidu waxay tidhaahdaa:Saddex Lama Raaco:B Ma horreeye hadaba xisbiga wadani ma horeeyo oo dadka uma horseedo wanaag.
|
· ifraax on May 01 2017 ·
Read More · 638 Reads
·
|
|
|
Qaldaneey dareenlaay danta qiil u waydaay !
Siyaasada xisbiyada qaranku waa xadaarad ee maaha cadaawad, waa hormar ee maaha carqalad, waa dan guud ee maaha dan shakhsi.
|
· ifraax on May 01 2017 ·
Read More · 674 Reads
·
|
|
|
Dowladda Kenya oo sheegtay in ay dishay dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Al Shabaab, kadib howlgallo ay ciidanka dowladda Kenya.
|
· abdi on April 30 2017 ·
Read More · 700 Reads
·
|
|
|
Xisbiga WADANI oo eeddo u soo jeediyey ciidamada Booliska.
Siyaasi C/risaaq Khaliif oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa xukuumadda iyo ciidanka booliska ku eedeeyey inay xidheen masuuliyiin.
|
· abdi on April 30 2017 ·
Read More · 674 Reads
·
|
|
|
Minnesota lawmakers may penalize parents who allow female circumcision.
Lawmakers in Minnesota and Texas are pushing to crack down on parents involved with genital cutting after an indictment against a Detroit-area.
|
· abdi on April 30 2017 ·
Read More · 742 Reads
·
|
|
|
Wakiilada beesha caalamka oo warbixin laga siiyay qorshaha amniga Mogdishu ee daciifka ah.
La taliyaha amniga Mogdishu ee daciifka ahka DF Soomaaliya Xusseen Macalin ayaa kulan uu la qaatay wakiilada beesha caalamka faah faahin dheeraad ah.
|
· abdi on April 27 2017 ·
Read More · 1031 Reads
·
|
|
|
Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay Guddoonka Baarlamaanka.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya.
|
· abdi on April 27 2017 ·
Read More · 756 Reads
·
|
|
|
Minnesota Woman gets probation for supporting Al-shabaab.
A Minnesota woman who sent money to the militant group al-Shabab in Somalia was sentenced to five years' probation.
|
· abdi on April 27 2017 ·
Read More · 690 Reads
·
|
|
|
Imaaraadka oo Markab sida gar-gaar usoo dirtay dekadda Berbera.
Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carrabta ayaa Markab wada gar-gaar bani’aadanimo usoo dirtay dekadda Berbera ee Somaliland.
|
· ifraax on April 26 2017 ·
Read More · 848 Reads
·
|
|
|
Xisbiga Kulmiye Oo Boorama Ku Soo Dhaweeyey Dalada Dhalinyarada.
Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dalladda dhallinyarada GURMAD.
|
· ifraax on April 26 2017 ·
Read More · 831 Reads
·
|
|
|
Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Gobolka Gedo.
Wararka laga helayo Deegaanka War-gaduud ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka dowladda Kenya ay halkaasi duqeeyeen maanta.
|
· ifraax on April 26 2017 ·
Read More · 775 Reads
·
|
|
|
Farmaajo iyo Shariif Sakiin oo maanta Baydhabo ku kulmey.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo.
|
· ifraax on April 23 2017 ·
Read More · 914 Reads
·
|
|
|
Al Shabaab oo sheegay in 35 Madfac ay ku garaaceen Garoonka Bali-doogle.
Dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay sheegay in ay Madaafiic ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha Bali-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose.
|
· ifraax on April 23 2017 ·
Read More · 680 Reads
·
|
|
|
Maraykanka oo 5 kun oo Soomaali ah ka soo Masaafurineysa dalkeeda.
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in 5 kun oo Soomaali ah laga masaafurin doono Maraykanka, kuwaas oo dib loogu soo celin doono dalka Soomaaliya.
|
· ifraax on April 19 2017 ·
Read More · 897 Reads
·
|
|
|