|
|
Ogeysiis 18 May Finland 2017....
Waxa sharaf weyn noo ah inaad nagala soo qayb gashaan dhamaan xafalda sannad guurada 26 ee Somaliland.
|
· ifraax on April 19 2017 ·
Read More · 937 Reads
·
|
|
|
Warsaxaafadeed ay soo saareen jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska.
Annaga oo ku hadlayna magaca kor ku xusan waxaa naga go,an in aanu mar walba tilmaanno meelaha toosinta u baahan ee aanu u aragno in ay tahay in wax laga qabto.
|
· ifraax on April 19 2017 ·
Read More · 710 Reads
·
|
|
|
Xisbiga Waddani oo Hargeysa Ku Yeeshay Kulan Ololaha Doorashada Madaxtooyada.
Kulan hawleed uu xisbiga WADDANI ku falan-qeynaayey siyaabaha kala duwan ee fariimaha iyo barnaamij siyaasaddeedka.
|
· ifraax on April 18 2017 ·
Read More · 684 Reads
·
|
|
|
Puntland oo beeniyay in Daacish ay qabsadeen deegaan hoosyimaada Qandala.
Maamulka Puntland ayaa beeniyay in kooxda Daacish ay qabsadeen degaanka Saan oo hoos yimaada degmadda Qandala.
|
· ifraax on April 18 2017 ·
Read More · 757 Reads
·
|
|
|
Ciidamo Mareykan ah oo yimid magaaladda Muqdisho.
Ciidamo American ah ayaa loo soo daabulay magaalladda Muqdishu ee Caasimada Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah.
|
· abdi on April 14 2017 ·
Read More · 790 Reads
·
|
|
|
Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay degmada Dhuusa-mareeb.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa ay isaga guureen ciidamadii Itoobiya.
|
· abdi on April 14 2017 ·
Read More · 616 Reads
·
|
|
|
Xusbiga Kulmiye ee France.
Anigo ku hadlay magagcayga iyo kan Xusbiga Kulmiye ee dal waynaha Fransiiska, waxaan halkan ka bayaminaya in Mudane sheegtay in u aha..
|
· abdi on April 14 2017 ·
Read More · 778 Reads
·
|
|
|
Maamulayaasha aan aqoon iyo karti hoggaamineed lahayni ma xammili karaan dad astaamahaa iya ba ka maqan ku qalabaysani.
|
· abdi on April 14 2017 ·
Read More · 678 Reads
·
|
|
|
Wasiir Cukuse oo shir Caafimaadka ah kaga qayb galay uganda.
Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo saraakiil wasaaraddiisa ah ayaa dalka UGANDA.
|
· abdi on April 08 2017 ·
Read More · 712 Reads
·
|
|
|
Yuusuf Garaad oo cambaareeyay weerar ka dhacay Stockholm Sweden.
Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa cambaareeyay weerarkii gaariga loo adeegsaday ee shalay ka dhacay magaalladda Stockholm.
|
· abdi on April 08 2017 ·
Read More · 691 Reads
·
|
|
|
Maamul Qoboleydka Puntland oo shan dhalinyaro ah ku fulisay dil toogasho ah
Maxkamada ciidamada Puntland ayaa maanta dil toogasho ah fulisay ilaa shan dhalinyarro ah oo ku eedeysnaa in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab.
|
· abdi on April 08 2017 ·
Read More · 771 Reads
·
|
|
|
Abdimalik Oldon sentenced to two years by Hargeisa court for anti-national activities.
A Somaliland Court has sentenced Abdimalik Muse Oldon to two years in prison for ‘endangering peace and security’ in Somalia’s breakaway region.
|
· abdi on April 08 2017 ·
Read More · 922 Reads
·
|
|
|
Wixii arrin kaa daboolan, Iimaanka ku baadi-doona, Afeefna ka yeesha xaajo,Ilaashada baylahdiinna.
Waxaynu isu raacnay in rajadda wanaagsan ee quluubteenu rabto si qarsoodi ah ugu kaydino gudaheena oo kaliya.
|
· abdi on April 06 2017 ·
Read More · 660 Reads
·
|
|
|
Qarax ka dhacay Wasaaraddaha Dhalinyarada iyo Amniga ee Magalada Mogdisho.
Qarax gaari ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayad lagu iibiyo Coffee oo ka soo horjeeda Wasaaradda Dhalinyaradda.
|
· abdi on April 05 2017 ·
Read More · 725 Reads
·
|
|
|
Baarlamaanka Soomaaliya oo loo qeybinaayo mooshin ka dhan ah Saldhigga Imaaraadka ee Berbera.
Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu wadaa in loo qeybiyo maanta mooshinka ka dhanka ah Saldhigga dowladda Imaaraadka.
|
· abdi on April 05 2017 ·
Read More · 738 Reads
·
|
|
|
Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Amar Ka Soo Saartey Dacwad Uu Xisbiga UCID Dhawaan U Gudbiye.
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay amar ka soo saartey dacwad uu dhawaan xisbiga UCID u gudbiyey oo ku saabsaneed xildhibaano ka soo baxay UCID.
|
· abdi on April 02 2017 ·
Read More · 686 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Khudbad U jeediyey Ciidamada Booliska.
Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Khudbad Ka Yar Daqiiqad Badhkeed U Jeediyey Ciidamada Booliska Somaliland.
|
· abdi on April 02 2017 ·
Read More · 653 Reads
·
|
|
|
Madaafiic lagu garaacay saldhig ciidamadda AMISOM ay leeyihiin.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in tiro madaafiic ah lagu garaacay Saldhig ciidamadda AMISOM ay ku leeyihiin Deeganka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
|
· abdi on April 02 2017 ·
Read More · 798 Reads
·
|
|
|
Umada reer jabuuti ee degan dalka BELGIUM oo markale oo iskugu soo baxay maxakamada magaalada BRUSSELS horteeda.
Umada reer jabuuti ee degan dalka BELGIUM oo markale oo iskugu soo baxay maxakamada magaalada BRUSSELS horteeda dalbanaayana.
|
· abdi on March 18 2017 ·
Read More · 778 Reads
·
|
|
|
Ku dhawaad 80 qof oo Abaar iyo cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay Jubaland.
Wasiir kuxigeenka arimaha gudaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane C/raxmaan Max'ed Xuseen ayaa sheegay in ay kasii dareeyso xaaladda abaaraha.
|
· ifraax on March 11 2017 ·
Read More · 609 Reads
·
|
|
|
Puntland oo beeniyay in Imaaraadka uu saldhig military ka dhisanaayo Boosaaso
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa beeniyay in Imaaraadka Carrabta uu saldhig military ka dhisanaayo Magaaladda Bosaaso.
|
· ifraax on March 11 2017 ·
Read More · 709 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Ku Soo laabtay iyo Ujeedada Safarkiisa.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib safar shaqasi ah oo uu mudooyinkii danbe.
|
· ifraax on March 10 2017 ·
Read More · 770 Reads
·
|
|
|