|
|
Soomaali laga soo tarxiilay Mareykanka oo Muqdisho laga dejiyay.
Dadkaaasi ayaa muddo ku xirnaa dalka Mareykanka, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Soomaaliyaa Sonna oo soo xigatay wasiirka amingaa.
|
· ifraax on March 10 2017 ·
Read More · 795 Reads
·
|
|
|
Maleyshiyo Gadoodsam oo sii daayey gaadiidkii ku xanibnaa Garoowe.
Maleyshiyo gadoodsan oo ku sugan koontaroolka Koonfureed ee magaalada Garoowe ayaa lagu waramayaa in xalay saqdii dhexe..
|
· ifraax on March 10 2017 ·
Read More · 710 Reads
·
|
|
|
Diidmada iyo xayiraada Donald Trump oo isa soo tareysa.
Seddax qobol ayaa taageeray dacwad uu gudbiyay maamulka gobolka Hawaii oo sharciga la tiigsaday go'aankii Donald Trump uu ku mamnuucay Muslimiinta lix dal.
|
· ifraax on March 10 2017 ·
Read More · 798 Reads
·
|
|
|
Cirro & Jug Soo Dhacay oo Ceeb Kala Kulmey Gobolka Awdal.
Maanta waxaa buuqday magaalada borama oo ku hogoomay gudoomiye beeleedkii xisbiga wadani & ku xigeenkisii ninkii dusha laga keeney oo soo dhaweyn la,aan.
|
· abdi on March 10 2017 ·
Read More · 699 Reads
·
|
|
|
Abaabul xoogleh oo ka socda magaalada boorama kasi oo loogu Diyaar garoobayo mudaharaad.
Abaabul xoogleh oo ka socda magaalada boorama kasi oo loogu Diyaar garoobayo mudaharaad lagaga hortagayo C/raxman ciro oo Bari oo khamiisa kusoo wajahan Borama
|
· abdi on March 10 2017 ·
Read More · 873 Reads
·
|
|
|
War saxaafadeed lagu beenaynayo in Yusur Abrar u joogto Muqdisho jago dawlad qaadashadeeda.
War saxafiga ayaa cadaynaya in aysan Yusur Abraar oo ah qof eey Soomalida oo idil ku faanto oo ku caan baxday wadaniyad, hufnaan iyo daacadnimo.
|
· abdi on March 10 2017 ·
Read More · 758 Reads
·
|
|
|
13 Qof oo Haraad iyo Gaajo ugu Geeriyooday Deegaanno Hoosyimaada Baladxaawo.
Ayadoo inta badan gobollada dalka Soomaaliya ay ka jiraan abaaro saameeyay dadka iyo duunyada ayaa waxa is soo taraya dadka u le’anaya saameynta.
|
· abdi on March 07 2017 ·
Read More · 717 Reads
·
|
|
|
Maxey ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Xogahayaha QM.
Safar aan horay loo sii shaacin ayuu Xogahayaha cusub ee QM Antonio Guterres uu ku yimid Magaaladda Muqdishu manta oo Talaado ah.
|
· abdi on March 07 2017 ·
Read More · 689 Reads
·
|
|
|
Dowlada Kenya oo xirtay sadex dhalinyaro ah oo ku eedeysan kufsi.
Booliiska dalka Kenya ayaa lagu waramayaa in ay xabsiga u taxaabeen saddex dhalinyaro Soomaali ah oo ku eedeysan in ay kufsi ka geysteen magaalo..
|
· abdi on March 02 2017 ·
Read More · 713 Reads
·
|
|
|
Al Shabaab oo sheegay in la baaro sababihii keenay gubashada suuqa Bakaaraha.
Dabkii xoogganaa ee dhawaan qabsaday suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaa ku dhintay saddex ruux, halka hanti badana ay ku gubteen.
|
· abdi on March 02 2017 ·
Read More · 762 Reads
·
|
|
|
Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirweyne looga hadlayay abaarta Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka.
|
· ifraax on February 28 2017 ·
Read More · 879 Reads
·
|
|
|
Cabdiwali Gaas oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhax aloosan Puntland.
Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka aloosan maamulkiisa ayaa sheegay in xiliga Puntland.
|
· ifraax on February 28 2017 ·
Read More · 777 Reads
·
|
|
|
Gudoomiyaha jaaliyada somaliland ee dalka Holland oo ka hadley abaaraha ba,an ee ka jira JSL.
waxaanu aad uga xunahay ama aan uga walwal sanahay abaartan baahsan ee waliba ku dheeraatey umadeena reer somaliland.
|
· ifraax on February 27 2017 ·
Read More · 763 Reads
·
|
|
|
Musharax maxamed calow waxaa la yidhi Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga.
Musharax maxamed calow waxaa la yidhi Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga. hebednimadaadu waxay lamid tahay walee reer aan ogahay maguuro.
|
· ifraax on February 27 2017 ·
Read More · 692 Reads
·
|
|
|
Ogeysiis dhamaan umada somaliyeed & gaar ahaan umadda reer jabuuti waxaa la ogeysiinayaa..
Ogeysiis dhamaan umada somaliyeed & gaar ahaan umadda reer jabuuti waxaa la ogeysiinayaa iney ka soo qayb galaan shirka balaadhan.
|
· ifraax on February 27 2017 ·
Read More · 692 Reads
·
|
|
|
Xeer ilaaliyaha Guud ee Somaliland oo guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka ku weeraray Hotel..
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland Axmed Xasan ayaa xalay ku weeraray Hotel Fish and Steak Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka kadib.
|
· ifraax on February 26 2017 ·
Read More · 738 Reads
·
|
|
|
Weeraradii lagu hayay ajaaniibta kunool Koofur Afrika oo joogsaday
Weeraradii lagu hayay ajaaniibta kunool Koofur Afrika asbuucaan gaar ahaan caasimada Pretoria ayaa joogsaday.
|
· ifraax on February 26 2017 ·
Read More · 637 Reads
·
|
|
|
Cab driver who tried to help Islamic State gets 11 years.
Mahmoud Elhassan was born in Sudan and came to America in 2012 on a green card to join his family.
|
· ifraax on February 25 2017 ·
Read More · 752 Reads
·
|
|
|
Somali taxicab driver dies of injuries four men charged.
The Somali cab driver found beaten Tuesday in Beltzhoover died Friday evening, two people close to the matter said.
|
· ifraax on February 25 2017 ·
Read More · 759 Reads
·
|
|
|
Somaliland oo ku fashilantay Xakameynta shilling-Somaliland.
Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay ku fashilantay go’aankii ay ku doonaysay inay wax kaga qabato sicir bararka.
|
· abdi on February 24 2017 ·
Read More · 830 Reads
·
|
|
|
Dawlada Itoobiya Oo Somaliland Ugu Deeqday Raashin Dhan 72-kun Oo Tan.
Dawladda Itoobiya ayaa Somaliland ku wareejiyey 18 baabuur oo nooca isjiidka ah oo caawimo loogu tallogalay dadka abaaruhu saameeyeen.
|
· abdi on February 24 2017 ·
Read More · 830 Reads
·
|
|
|
Cirro oo Kulan La Qaatay Haweeneyda Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Madaxa DFID.
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan gaara la qaatay uqaabilsanaha dawladda Ingiriiska ee Somaliland Mr’s.Lizzie.
|
· abdi on February 23 2017 ·
Read More · 735 Reads
·
|
|
|