Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Ra’isulwasaaraha Somaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa Ra’isulwasaaraha dowladda Soomaliya u magacaabay Xasan Cali Kheyre.

· abdi on February 23 2017 · Read More · 703 Reads ·Print

Dawlada Hoose EE Borama oo ku jirta Wakhtigii Ay ugu xumayd intii ay jirtay.

Somaliland  oo  hada  lix iyo labatan jirsatay 26 sano   ayaa  waxa  iska soo badalayay  magaalooyinka  waa waa  wayn.

· ifraax on February 16 2017 · Read More · 705 Reads ·Print

UAE Military Base Boosts Berbera International Trade Hub and Somaliland-Ethiopia's Relations and Economic Growth.

On 12 February 2017, the government of Somaliland accepted the formal application seeking permission from the Somaliland.

· ifraax on February 16 2017 · Read More · 941 Reads ·Print

Madaxweynaha cusub maxaa horyaala Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadmi baa qaatay.

Soomaaliya waa markii labaad ee dawlad lagu doortay ama lagu dhisay dalka gudihiisa. Markii ugu horeysay waxa lagu doortay dawladda.

· ifraax on February 16 2017 · Read More · 781 Reads ·Print

Baashe Tuug Moorgan Oo Sheegay In Saldhiga Milatari Ee UAE Laga Siiyey Berbera Uu Yahay Bilaash.

Jawaab uu ka bixiyey mar laweydiiyey saldhiga militari ee barbara Baashe Tuug Moorgan Oo Sheegay In Saldhiga Milatari Ee UAE Laga Siiyey..

· ifraax on February 15 2017 · Read More · 678 Reads ·Print

Somaliland oo codsatay in laga saaro liiska dalalka Trump uu ku soo rogay xayiraada Socdaalka.

Xukuumada Somaliland ayaa ka codsatay dawlada Donald Trump ee Mareykanka in laga saaro liiska dalalka Trump uu ku soo rogay xayiraada Socdaalka.

· ifraax on February 15 2017 · Read More · 746 Reads ·Print

Dowladda Burundi oo ciidamo cusub geysay dalka Soomaaliya.

Dowladda Burundi ayaa ciidamo cusub geysay Soomaaliya, kuwaas oo badali doona ciidamadii horay uga howlgalayay gudaha dalka Soomaaliya.

· ifraax on February 15 2017 · Read More · 628 Reads ·Print

Cali Guray oo ka Digay Saldhiga Imaaradka Berbera.

Siyaasi Cali guray ayaa ka digay saldhiga Dawlada Somaliland siinayso Imaaradka carabta.

· abdi on February 11 2017 · Read More · 767 Reads ·Print

Ururka Qareenadda oo xukuumadda ku Dhaliilay Qarsashada Heshiisyada Waaweyn ee ay gasho.

Ururka Qareenadda Somaliland ayaa sheegay in aanay xukuumadda Somaliland waxba kala socodsiin Heshiisyadda waaweyn ee ay kula gasho dalalka kale khayraadka.

· abdi on February 11 2017 · Read More · 670 Reads ·Print

Maraykanka oo sheegtay in ay si dhow ula Shaqayn doonto Madaxweyaha Cusub ee Somalia.

Dowladda Maraykanka ayaa si diiran u soo dhaweyasay Doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho.

· abdi on February 09 2017 · Read More · 685 Reads ·Print

Itoobiya oo soo dhaweysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.

· abdi on February 09 2017 · Read More · 741 Reads ·Print

War deg deg ah’’ Max’ed C/llaahi Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya.

Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii saddexaad ka tanaasulay.

· abdi on February 08 2017 · Read More · 922 Reads ·Print

Magacyada musharixiinta u gudbay wareega labaad ee doorashada.

Waxaa goor dhaw soo gabo gabowday codeynta wareega hore ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ku tartamayaan 21 musharax.

· abdi on February 08 2017 · Read More · 753 Reads ·Print

Cali Khaliif Galeyr oo Burco tagay isaga oo safar dhulka ah.

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo shalay ciidammo beleed deeganka Buuhoodle ku sugan ay u diideen in uu ka duulo..

· abdi on February 06 2017 · Read More · 677 Reads ·Print

Wasiirka Daakhiliga oo ka hadley imaatinka Cali khaliif galaydh ee Hargeysa.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Farotoon, ayaa ka hadlay imaanshiyaha Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khalliif Galaydh ee magaaladda Hargeysa,

· abdi on February 06 2017 · Read More · 867 Reads ·Print

Cali Khaliif Galeyr oo goor dhaw ka duulay magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr oo maalintii shalay ciidamo beelleed iska hortaageen in uu ka dhoofo magaalada Buuhoodle.

· abdi on February 06 2017 · Read More · 760 Reads ·Print

Maxkamadda ICJ oo Aqbashay Codsigii Somaliya.

Garsoorayaasha maxkamadda ugu sareysa QM ayaa maanta xukmiyey inay sharci u leedahay inay qaado kiiska muranka dhinaca badda.

· ifraax on February 02 2017 · Read More · 806 Reads ·Print

Shan Mujrim oo labo gabdhood ku kufsatay Goldogob oo xukun aanan cadaalad ahayn lagu riday.

Shan Mujrimiin ah oo dhamaadkii sanadkii hore labo Gabdhood ku kufsaday Degmada Galdogob kadibna mid ka mid ah gabdhaha.

· abdi on January 29 2017 · Read More · 789 Reads ·Print

Xukuumadda iyo Shirkadda TELESOM oo isku afgartay go’aamaddii madaxweyne Siiraanyo.

kulan ay ku kala garnaqsanayeen guddidii madaxweynuhu u magacaabay qiimo u yeelida shilingka Somaliland iyo madaxda shirkadda TELESOM.

· abdi on January 28 2017 · Read More · 738 Reads ·Print

Magacyada musharixiinta madaxweyne ee ilaa iyo hadda is diiwaangaliyay.

Xarunta Villa Hargeysa waxaa siweyn uga soctay diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha, 

· abdi on January 28 2017 · Read More · 784 Reads ·Print

C/raxmaan Faroole oo sheegay in Muqdisho qolo gaar ah ayaa hada u badan

Madaxweynihii hore ee dowlad gobolleedka Puntland C/raxmaan Max’ed Maxamuud Faroole oo hada ah xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya.

· ifraax on January 26 2017 · Read More · 749 Reads ·Print

Guddoomiyaha sarifleyda Hargeysa oo ku dhintay gudaha saldhiga booliiska.

Guddoomiyihii sarifleyaasha magaaladda Hargeysa ayaa maanta ku geeriyooday saldhiga dhexe ee magaaladda Hargeysa.

· ifraax on January 26 2017 · Read More · 889 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>