|
|
Dagaal Al-shabaab iyo xoolo dhaqato ku dhaxmaray gobolka Sh/dhexe.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in iska horimaad culus uu ku dhaxmaray Al-shabaab iyo xoolo dhaqato deegaan.
|
· abdi on January 12 2017 ·
Read More · 846 Reads
·
|
|
|
Wiil Somali ah oo Canada ku noolaa oo waalidkii dhaley ay kaga soo dhuunteen Afrika.
Video ka hadlaya anshax xumada Somalida Qurbaha ku nool oo caruurtii u rarey Africa, halkaa oo ay kaga soo dhuuntaan.
|
· abdi on January 12 2017 ·
Read More · 786 Reads
·
|
|
|
Dawladnimadu “Waxey ila Tahay” Kuma Shaqeyso. Distoor Ayey Ku Dhaqantaa.
Ilaahey abaarta ha inaga qaado oo dhibaatadaa dadkeena heysaa dheef xalaal ah ha uugu bedelo.
|
· abdi on January 12 2017 ·
Read More · 848 Reads
·
|
|
|
Nin Qurba jooga Somalida oo Safar ku tagey Somaliland.
Nin Qurba jooga Somalida oo Safar ku tagey Somaliland kana waramaya wixii uu ku arkey.
|
· abdi on January 12 2017 ·
Read More · 785 Reads
·
|
|
|
MUUSOW ADEER JIIB NOWM TAANI (Hurdo kale keen)
caqliga iyo garaadka koran ee caafimaadka qabaa marka horeba been abuurkan wuu garanayay,maskaxda aqoon dhalasheedka.
|
· abdi on January 12 2017 ·
Read More · 623 Reads
·
|
|
|
CAQLI DUMAY Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed.
QOLADII KULMYE maxaa loo soo sheegaay talow? yar iyo wayn waxaa ka soo hadhay doorasho,wax la yidhi kulmiye.
|
· ifraax on January 10 2017 ·
Read More · 669 Reads
·
|
|
|
Warmurtiyed ay soo saareen qurbajoogta beesha Daauud Ismail ( Ciidagale)
Annaga oo ah jaalliyadda qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaciil (Ciidagale) ee ku dhaqan dalka Ingiriiska,waxaanu ka biyo diidsannay habka..
|
· ifraax on January 10 2017 ·
Read More · 889 Reads
·
|
|
|
Telesom oo mar labaad deeq dhan Half million dollar ku deeqday dadkeeda baahan
Murugaa I dhaxashoo saqda dhexe I miiratee Maantase ma ku diirsaday (telesom oo mar labaad deeq dhan Half million dollar ku deeqday dadkeeda baahan)
|
· ifraax on January 10 2017 ·
Read More · 736 Reads
·
|
|
|
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meher wacan!!
Axmed Awyuusuf Magan, Sacdiyo Faysal Axmed, Ifraax Awyuusuf Magan, Maxamed Maxamud Haruun, Fartuun Sh Axmed,
|
· ifraax on January 10 2017 ·
Read More · 850 Reads
·
|
|
|
Letter to Mr Siilaanoy: Famine Economic Emergency Plan.
This letter will consider important aspect which is; Short run wealth distribution and delivering justice to all.
|
· ifraax on January 10 2017 ·
Read More · 787 Reads
·
|
|
|
Madaxda dhaqanka Somaliland ayaa iska horkeenay Muuse biixi iyo Cabdirahman Cirro.
Qaar ka mid ah madaxda dhaqanka ee Somaliland ayaa shalay kulan isku horfadhiisiyay labada murashax ee xisbiyada KULMIYE iyo Waddani.
|
· abdi on January 04 2017 ·
Read More · 803 Reads
·
|
|
|
Ilhaan Cumar oo xilkii dhawaan loo doortay loo dhaariyay.
Ilhaan Cumar ayaa xilkii dhawaan loo doortay loo dhaariyay shalay ayada iyo dadkii kale ee xilalka keeda la midka ah loo doortay doorashadii dhawaan.
|
· abdi on January 04 2017 ·
Read More · 648 Reads
·
|
|
|
Nin Somali ah oo Xaaskiisa iyo isagiiba isku dilay wadanka Koonfur Afrika.
Iyadoo in badan oo kamid ah bulshada Somaliyeed ee dalka Koonfur Afrika ay u dabaal-dagayeen dhalashada sanadka cusub.
|
· abdi on January 04 2017 ·
Read More · 911 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo shaacisay magaca shaqsigii isku qarxiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Ururka Al-shabaa ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay magaca shaqsigii isku qarxiyay Isniintii todobaadkan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
|
· abdi on January 04 2017 ·
Read More · 700 Reads
·
|
|
|
Qaybtii Labaad ee emailadii Faysal Cali Waraabe laga helay iyo waxa ay xanbaarsanyihiin.
Akhristayaal, sidii aan horey idiinku balan qaadnay, waxa aan idinla wadaagaynaa qoraalo emaillo ah oo laga helay email ka Faysal Cali-waraabe.
|
· abdi on January 03 2017 ·
Read More · 921 Reads
·
|
|
|
Taliyaha ciidanka Boliska Qaranka oo sheegay inay ciidankii heegan galiyeen.
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa heegan la galiyey, isla markaanan sheegay in ay bilaabayaan hawlgalkii ugu balaadhnaa.
|
· abdi on January 03 2017 ·
Read More · 893 Reads
·
|
|
|
Meydadka laga soo saaray bur burka dhismayaashii ku dumay qaraxii shalay Muqdisho.
Waxaa muuqata in wali uu sii kordhayo khasaarihii ka dhashay Qaraxii maalintii shalay lagu weeraray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
|
· abdi on January 03 2017 ·
Read More · 653 Reads
·
|
|
|
Maayarka Hargaysa Oo Awood Ciidan Ku Joojiyay Dhismihii Wadada Airportka Hargaysa.
Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa maanta joojisay waddo muhiim ahayd oo ay ka wadeen Madaaraka hargaysa taas oo si wanaagsan u socotay.
|
· abdi on January 02 2017 ·
Read More · 887 Reads
·
|
|
|
Xoghayihii Xidhiidhka Wadamada Carabta Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Xidhay Dalka Kenya.
Xoghayihii xidhiidhka wadamada carabta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddank Amb Axmed Safiina ayaa lagu xidhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
|
· abdi on January 01 2017 ·
Read More · 756 Reads
·
|
|
|
Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo La Weeraray.
Xildhibaan Weli Axmed Xaawa oo katirsan golaha wakiiladan Somaliland ayaa waxa weerar gacan ka hadal ah kusoo qaaday rag la sheegay inay qaraabo yihiin wasiirka.
|
· abdi on January 01 2017 ·
Read More · 740 Reads
·
|
|
|
Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ku soo baxday doorashada xubnaha aqalka hoose ee G Waqooyi
Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo horay u soo noqotay ra’iiasal wasaare ku-xigeen iyo wasiirka arimaha dibada Soomaaliya.
|
· abdi on January 01 2017 ·
Read More · 888 Reads
·
|
|
|
Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho.
Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kala saxiixday,magaalada Muqdisho.
|
· abdi on January 01 2017 ·
Read More · 855 Reads
·
|
|
|