|
|
Dhul-gariir dilay 97-qof oo burburiyay 14 Masjid oo ku yaala Indonesia.
Dhul-gariir ku dhuftay Gobolka Aceh ee Waddanka Indonesia, ayaa dilay ugu yaraan 97-qof, sida ay sheegeen Saraakiisha Millateriga Dalkaas.
|
· abdi on December 07 2016 ·
Read More · 684 Reads
·
|
|
|
Shirkii madasha-wadda-tashiga oo la filayo in uu maanta ka furmo Muqdisho.
Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirkii madash-wadda-tashiga Qaran ee hogaamiyayaasha Soomaalida.
|
· abdi on December 07 2016 ·
Read More · 739 Reads
·
|
|
|
Musuqmaasuq hadheeyay Wasaarada xidhiidhka Golayaasha & Mooganaanta M.Siilanyo
Wasaaradani waa wasaaradaha Qaranka dulsaaraka ku ah ee aan dheef ulahayn dhib mooyee yadoo aan lahayn haba yaraate wax wax soosaar ah.
|
· abdi on December 06 2016 ·
Read More · 737 Reads
·
|
|
|
Madaxtooyada Soomaaliya oo si adag uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Sharma'arke
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay hadal maalintii shalay ka soo yeeray ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya.
|
· ifraax on December 03 2016 ·
Read More · 770 Reads
·
|
|
|
Guddoomiye Cirro oo sheegay in loo diiday inuu xabsiga ku booqdo masuul xisbigoodda ka xidhan yahay.
Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland, ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,
|
· ifraax on December 03 2016 ·
Read More · 1027 Reads
·
|
|
|
Police launch manhunt after deadly Stockholm shooting.
Swedish police have launched a massive manhunt after masked gunmen barged into a Stockholm café and shot two people to death late on Friday.
|
· ifraax on December 03 2016 ·
Read More · 782 Reads
·
|
|
|
Magacyada xubnaha musharixiinta aqalka sare gobollada Waqoobi Galbeed.
Gudiga doorashooyinka heer dowlad gobolleed ee gobollada W/qooyi Soomaaliland ayaa soo saaray xubnaha xildhibaanada u tartamaya kuraasta aqalka sare.
|
· ifraax on November 30 2016 ·
Read More · 900 Reads
·
|
|
|
Donald Trump Oo Yidhi ma aheyn in uu dalka joogo Soomaaligii weeraray Jaamacada Ohio.
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ninkii Soomaaliga ahaa ee dhowrka qof ku dhaawacay.
|
· ifraax on November 30 2016 ·
Read More · 993 Reads
·
|
|
|
The Child of Somali Immigrants Who Makes OSU, and the USA, Proud.
Ilhan Dahir and Abdul Razak Ali Artan were both of Somali extraction. Both attended Ohio State University.But ISIS claimed 18-year-old Artan as a soldier after he attempted.
|
· ifraax on November 30 2016 ·
Read More · 14267 Reads
·
|
|
|
Maantana Alla Haw Nxariisto Abwaan Maxamed Jamac Warsame (Kayd)
Cudurka kaa gala fardaha hadii laga gubo dameerdawada lama gaadhayooanoon weli kuu gedbixingeed dheer bay saaran.
|
· ifraax on November 30 2016 ·
Read More · 807 Reads
·
|
|
|
Wax ka baro cudurka dilaaga aamusan ee Dhiig karka.
Maqaalkan waxaan kaga hadli doona cudurka dilaaga aamusan ee sameeyey dad badan oo ku nool dunada daafeheeda.
|
· ifraax on November 30 2016 ·
Read More · 942 Reads
·
|
|
|
Xirsi Caruurtu Yidhi "Cidla Lagaga Guuray"
SNM Ba rag ku faneen Xirsi "Aniga Kaara ii jiidhay"Tariikh ba rag ku faneen. Xirsi "Aniga buug siyasiyinta Somaliland oo dhan igaga hadlayaan ba layga qoray"
|
· ifraax on November 28 2016 ·
Read More · 910 Reads
·
|
|
|
Wasiirada Ugu Musuqmaasuqa Badan ee Samsam oo Cadaystay Dagaal iyo Boobka Hantida Wasaarada.
Agaasimihii lagu magaaci jiray ina Naakhuude waxa uu ahaa nin qalafsan oo anaani ah kaas oo lagu yaqaan karti daro iyo nacasnimo.
|
· ifraax on November 28 2016 ·
Read More · 966 Reads
·
|
|
|
Qisadii watergate ee Madaxweyne Nixon iyo Guusha Donul trump maxay ka siman yihiin.
Madaxweynihii 37aad ee Madaxweyne ka noqday maraykan oo ahaa madaxweynihii fadeexadii watergate ugu baxday wuxuu madaxweyne .
|
· ifraax on November 28 2016 ·
Read More · 888 Reads
·
|
|
|
Stockholm mosque desecrated by swastikas, anti-Muslim slogans.
Unidentified hooligans made their way into a mosque in Stockholm, Sweden on Saturday morning.
|
· abdi on November 27 2016 ·
Read More · 832 Reads
·
|
|
|
Qarax maanta lagu dilay waardiyaha Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho.
Waardiye ka tirsanaa illaalada Safaaradda Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ee Muqdisho, ayaa Maanta lagu dilay Qarax.
|
· abdi on November 24 2016 ·
Read More · 881 Reads
·
|
|
|
Dagaalo ka socda degaano ka tirsan gobolka Mudug.
Wararka naga soo gaaraya deegaannada lagu kala magacaabo Dumaaye iyo Dabagale oo ka wadda tirsan gobolka Mudug.
|
· abdi on November 24 2016 ·
Read More · 822 Reads
·
|
|
|
RW Sharm'arke iyo safiirka Mareykanka oo ka wadda hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya.
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke ayaa magaalada Muqdisho kula shiray safiirka Mareykanka Stephen Schwartz.
|
· abdi on November 22 2016 ·
Read More · 981 Reads
·
|
|
|
Jen. Galaal oo ka Warbixiyay Safarkiisa iyo Kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo.
Jen. Maxamed Nuur Galaal oo nidaamkii Siyaad Barre noqday Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa booqasho ku yimid magaalada Hargeysa.
|
· abdi on November 22 2016 ·
Read More · 800 Reads
·
|
|
|
Qalalaasaha iyo qaladaadkaa raagay waa khiyaamo saar qabiiloo cidkale ka quudsanayso .
Nolosha fahankeedu maaha astaanta inta wanaagsan oo la muujiyo ama wadaad u eekow,ama aqoonyahan ama oday ama siyaasi laakiin in aqoonta.
|
· ifraax on November 19 2016 ·
Read More · 805 Reads
·
|
|
|
Hanka Siyaasadu Dan wadaag maaha Ninba aashi buu wax u eegaya !!!
Siyaasi kasta marku saaxada soo galo wuxu leeyahay Han iyo Himilo isaga gaar u ah ! Somaliland waa dal kamida dalalka maanta isa soo saaray.
|
· ifraax on November 19 2016 ·
Read More · 824 Reads
·
|
|
|
AMISOM oo sheegay inay dileen 6 dabley ah oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
Ciidamada AMISOM ayaa waxaa ay sheegeen inay hawl gal ku dileen dableydaa ayagoo kaashanaayay ciidamada dawlada Soomaaliya ee SNA.
|
· ifraax on November 19 2016 ·
Read More · 788 Reads
·
|
|
|