Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidanka Booliiska Gobolka Sool oo Gacanta ku Dhigay laba Dambiile.

Ciidamada Booliiska Gobolka Sool, ayaa Gacanta ku dhigay maanta laba dambiile oo ay baadi-goobugu jireen sidii loosoo xiri lahaa.

· ifraax on November 19 2016 · Read More · 641 Reads ·Print

Waxa aad igu ogaataan waxaan ahaan jiray.

Waa Askari ka mid ahaan jiray ciidamadii Faqashta ee hormuudka u ahaa Gen.Maxamed Siyaad Barre.

· abdi on November 17 2016 · Read More · 1036 Reads ·Print

Ugas A/rahman wuxuu u xidhanyay Bashe Morgan.

Amarka lagu soo xidhay Ugas A/rahman Deria waxa bixiyey Baashe Awil Morgan waxana fuliyey Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha.

· abdi on November 17 2016 · Read More · 769 Reads ·Print

Maxkamadii Minnesota ee wiilashii Daacish lagu eedeeyey oo lasoo Gunaanadey.

Waxaa minnesota  lagu soo gabagabeeyay dacwadii ka dhanka ahayd wiilasha Soomaaliyeed ee loo heystay inay xiriir la yeesheen Daacish. 

· abdi on November 17 2016 · Read More · 767 Reads ·Print

Kol hadaan midig u dhacay Bidixdana baalaya kuma ogi !!

Anigu hadaba waxaan ahay neefki lagawracay ee islaantu ku tidhi midig udhac deedna yidhi Bidixdaba baalaya kuma ogi !!

 

· abdi on November 17 2016 · Read More · 825 Reads ·Print

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa Al-shabaab oo hada ka socda gobolada hoose.

Ugu yaraan 15 Ruux ayaa ku dhintay, Tiro kale oo ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo maanta degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool.

· ifraax on November 15 2016 · Read More · 759 Reads ·Print

Xukun Maxkamada Minnesota ay ku Riday SADDEX Dhallinyaro ah oo Somali ah.

Maxkamadda Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa Xukunno ku Ridday Saddex Dhallinyaro Soomaaliyeed ah.

· ifraax on November 15 2016 · Read More · 748 Reads ·Print

Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Raashin Iyo Biyo Gaadhsiisay 1600 Oo Qoys.

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland Oo Deeq iskugu jirta biyo iyo raashin soo gaadhsiisay 1600 Qoyis ,oo ka mid ah dadka ay abaaraha ba`an.

· ifraax on November 14 2016 · Read More · 1037 Reads ·Print

Isku soo bax Nabadeed oo ka dhacay Minneapolis Gobolka Minnesota.

Dibad-bax nabadeeed oo lagu muujinayo muhiimada Wada-noolaanshaha, loogana soo Hor-jeedo Faquuqa iyo Islaam-naceybka.

· ifraax on November 14 2016 · Read More · 728 Reads ·Print

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Dhawaan ku Dhawaaqaya Tirada Guud ee isku Diwaangalisay.

Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa la Filayaa in Dhawaan ku Dhawaaqan Tirada Guud ee qaatay kaadhka Codbixinta Doorashada Madaxtooyadda.

· ifraax on November 12 2016 · Read More · 824 Reads ·Print

Koox hubeysan oo Labo wiil oo Soomaali ah ku toogteen Columbus Ohio.

Labo wiil oo Soomaali ah ayaa midna lagu dilay midna lagu dhaawacay Columbus Columbus Ohio, Mareykanka.

· ifraax on November 12 2016 · Read More · 707 Reads ·Print

Wafdi uu Hoggaaminayo RW Somalia oo Gaaray Gaalkacyo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhaw gaaray magaalaad Gaalkacyo.

· ifraax on November 12 2016 · Read More · 732 Reads ·Print

Ardey Muslimiin ah oo Lagu Weeraray Gudaha Dalka Mareykanka.

Maamulka labo jaamacadood oo ku yaala gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Khamiistii la weeraray arday Muslimiin ah.

· ifraax on November 11 2016 · Read More · 835 Reads ·Print

Jamaal Xusseen dacwad ka dhan ah Feysal Cali Waraabe ka furaya maxkamada sare.

Garabka xisbiga UCID ee Jamaal Cali Xuseen, ayaa si weyn uga hor yimid shirkii xisbiga UCID ee Faysal Cali Waraabe lagu doortay musharaxa xisbigaasi.

· ifraax on November 11 2016 · Read More · 828 Reads ·Print

Soomaaliya oo safaaradeedii Yemen ka rartay Sanca oo geysay Cadan.

Dawlada Soomaaliya ayaa safaaradeedii Yemen ka rartay caasimadii Yemen ee Sanca una rartay Cadan.

· abdi on November 09 2016 · Read More · 829 Reads ·Print

Trump oo loo Doortay Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka.

Donald Trump ayaa loo doortay inuu Madaxweyne cusub ka noqdo Mareykanka, kaddib guul lama filaan ah uu ka gaaray doorashadii.

· abdi on November 09 2016 · Read More · 779 Reads ·Print

Waxaan Aniga iyo Guuleed isku Af-garannay in Xabadda la joojiyo.

Madaxwyenaha Puntland, C/weli Maxamed Cali [Gaas], ayaa sheegay maanta inuu khadka Teleefoonka kula Hadlay Ra’iisul Wasaaraha Somalia.

· abdi on November 07 2016 · Read More · 875 Reads ·Print

Ciidamada Burundi oo isaga bixidoona isbaheysiga Amisom.

Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah hawlgalka AMISOM ayaa laga yaabaa inay isaga baxaan AMISOM bacdamaa aysan helin wax mushaar ah muddo dheer.

· abdi on November 07 2016 · Read More · 606 Reads ·Print

Labadii Haween ee Al-shabab oo lacagta u Dirijiray oo Dacwadoodii Dib loofuri doono 2017.

Laba Haween ah soomaali ah ayaa lagu helay inay kaalmo dhaqaale u geysan jireen kooxda Al-shabaab. Muna Cismaan Jaamaca iuo Hinda Cismaan Dirane.

· abdi on November 03 2016 · Read More · 915 Reads ·Print

Dagaal dhimasho iyo dhaawac geystay oo maanta ka dhacay Degmada Caabud-waaq.  

Ugu yaraan lix qof, ayaa ku dhintay tiro toban qof ka badana way ku dhaawacmeen Dagaal culus oo maleeshiyo beeleed manta ku dhexmaray.

· abdi on November 03 2016 · Read More · 729 Reads ·Print

Ciidamada Kantaroolka Sheekh oo Toogasho ku dilay Dirawl gaadhi wadday.

Ciidamada Ilaalada Kaantaroolka Laga Galo Magaalada Sheekh, Ee Gobolka Saaxil Ayaa Habeenkii Xalay Dil Toogasho Ah Ku Dilay.

· ifraax on November 01 2016 · Read More · 731 Reads ·Print

Kulankii Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Imaaraadka oo Maanta lasoo Gunaanadayo.

Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maalmahaan uu shir uga socday Magaalada Abu Dhabi.

· ifraax on November 01 2016 · Read More · 941 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>