|
|
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la wareegay ammniga xarunta madaxtooyada Galmudug.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM.
|
· ifraax on November 01 2016 ·
Read More · 748 Reads
·
|
|
|
Xukuumadda Somaliland oo ku baaqday in la joojiyo Dagaaladda ka socda Gaalkacyo.
Xukuumadda Somaliland, ayaa Baaq nabadeen ah u diray dadka walaalaha ah ee ku agaalamaya magaaladda Gaalkacyo ee labadda Maamul-goboleed ee Galmudug.
|
· abdi on October 25 2016 ·
Read More · 1000 Reads
·
|
|
|
Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Hada Furmey Iyo Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID Oo Ka Soo Qeyb Galay.
Shir weynihii golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa hadda si si rasmi ah uga furmay huteelka maan-soor ee magaalada Hargeysa.
|
· ifraax on October 19 2016 ·
Read More · 932 Reads
·
|
|
|
Donald Trump oo Doodiisa Caawa ku Casuumay Nin la dhashay Barack Obama.
Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, Donald Trump ayaa ku Casuumay Nin ay Walaalo yihiin - Mmadaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama.
|
· ifraax on October 19 2016 ·
Read More · 749 Reads
·
|
|
|
Waxaan leeyahay Aqalka Sare ha la baabi’iyo Soomaaliyana iminka way ka sii daraysaa
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Inj. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Aqalka sare ee Baarlamanka Somalia loo sameynayo.
|
· abdi on October 16 2016 ·
Read More · 911 Reads
·
|
|
|
Puntland oo mar kale soo Magacowday Xubnaha u Tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa mar kale magacaabey xubnaha u sharaxan Aqalka Sare ee Baarlamanka cusub.
|
· abdi on October 16 2016 ·
Read More · 1261 Reads
·
|
|
|
Law enforcement seek to reassure immigrants of thier safety.
Law enforcement sought Saturday to reassure immigrants in a diverse western Kansas community of their safety after three men.
|
· abdi on October 16 2016 ·
Read More · 678 Reads
·
|
|
|
Xabaalihii Boqol jiray oo Daad Qaaday iyo dayaca Lafahii Xabaalaha.
Xabaalaha xaafada Boqol-jire ee duleedka galbeed ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa gabi ahaanba dadkii xabaalahaasi ku aasnaa intoodi.
|
· abdi on October 14 2016 ·
Read More · 978 Reads
·
|
|
|
Xasan oo soo dhaweeyay Doorashada Guddoonka Barlamaanka.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Maamulka HirShabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.
|
· abdi on October 14 2016 ·
Read More · 735 Reads
·
|
|
|
Saylici oo lagu arkay isagoo ka cuntayna Makhaayada yar-yar ee Hargeysa.
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland ayaa ..
|
· abdi on October 11 2016 ·
Read More · 966 Reads
·
|
|
|
Qarax hal qof uu ku dhintay oo ka dhacey magaalada Muqdisho.
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay qarax shalay Isniintii ka dhacay Suuq Bacaad, magaalada Muqdisho.
|
· abdi on October 11 2016 ·
Read More · 775 Reads
·
|
|
|
Inaan tii Nasiibka Xumayd Naciima Abwaan Qorane !
Naciima Abwaan Qorane Waa Gabadha Dhalin Yaraah Oo U Dhalatay Somaliland Kana Soo Jeeda Asal Ahaan Sida Aan Warystay Caasimada Somaliland Ee Hargysa Waligeed Maysan.
|
· ifraax on October 10 2016 ·
Read More · 1005 Reads
·
|
|
|
Xaaraanta, Malla Xalaaleysan Karaa?
Xoolaha dawladda amma ummadda oo la dhacaa waxa ay aheyd wax weligeedba soo jirey Qiyaastii waxa ay aheyd 1964 kii.
|
· xaaji on October 09 2016 ·
Read More · 957 Reads
·
|
|
|
Dameer malab sidaa malab muxuu ka yaqaan.
Noloshaaba geeddiyoo,gedgedoonka ku caan ahe, hadaan waagii baryaa bildhaan iyo iftiin ku tusin hadaan aqoontu ku farin saadaasha maqan doon...
|
· xaaji on October 09 2016 ·
Read More · 834 Reads
·
|
|
|
Ma Dhab-baa In uu Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Puntland uu Xisbiga Ucid ka Noqonayo Murashax Madaxweyne ku-xigeen.
General Cabdisamad Cali Shire oo hore u ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland oo mudooyinkii ugu danbeyey ku sugnaa Magaalada Hargeysa.
|
· xaaji on October 09 2016 ·
Read More · 886 Reads
·
|
|
|
Ururka SOLJA oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta.
SOLJA-Ururuka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta.
|
· xaaji on October 09 2016 ·
Read More · 837 Reads
·
|
|
|
Guddiga Doorashooyinka oo ku baaqay in la Xaliyo cabashada Xubnaha ka-soo jeeda Somaliland.
Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa ku baaqay mar kale in la xalliyo Cabashada ka imaanaysa Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobollada Waqooyiga.
|
· xaaji on October 09 2016 ·
Read More · 720 Reads
·
|
|
|
Dowladda Somalia oo sheegay inay Weerar lagu dilay qaar ka tirsan Al-shabaab.
Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia ayaa sheegtay in hawlgal ka dhacay Deegaanka Lambar 50 oo gobolka Shabeellaha Hoose a ka tirsan.
|
· ifraax on October 05 2016 ·
Read More · 782 Reads
·
|
|
|
Waa Inaan Telefishanka Qaranka Laga Samaynin Xayeysiis Waxbarashada.
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta saree e Somaliland Md. Cabdilaahi Ibraahim Habbane, ayaa walaac ka muujiyey muunad-baxa.
|
· ifraax on October 02 2016 ·
Read More · 839 Reads
·
|
|
|
Cali Khaliif oo ku Hanjbay inay ka baxayaan Wadahadallada ay kula jiraan Somaliland.
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh, ayaa sheegay inay ka baxayaan wadahadalka ay kula jiraan Somaliland.
|
· ifraax on October 02 2016 ·
Read More · 843 Reads
·
|
|
|
Markii lay ged-bixi-waayey oo xaajo igu baahdey!!!
Waxa maanta Lagu dhawaaqay kiiski dacwada khilaafka UCID , Runtii waxaan ka yaabay aan lasii yaabay kana yaabay, labadi garab ee khilaafka UCID.
|
· ifraax on October 02 2016 ·
Read More · 802 Reads
·
|
|
|
Booliiska Burco oo soo xidhxidhey Dhalinyaradda Dadka Baadha.
Magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa sheegaya in ciidamada booliska gobolka togdheer hawl galo ay bilaabeen ay ku qabqabteen.
|
· abdi on October 01 2016 ·
Read More · 774 Reads
·
|
|
|