|
|
Qaraxii Maanta ka Dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo Sheegatay.
Ugu yaraan Saddex ruux ayaa ku dhintay, Lix ruux oo kalena way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay agagaarka xabsi..
|
· abdi on October 01 2016 ·
Read More · 1054 Reads
·
|
|
|
Daawo Ninkii Heesaha Xalaaleeyay Oo laga helay Sawiro anshax xumo ah.
Shaydaan Cali Raage Oo Markii Hore Loo Yaqiinay Sheekh Cali Raage Oo Ah Ninkii Hore U Sheegay Inay Heesuhu Xalaalal Yihiin.
|
· abdi on September 30 2016 ·
Read More · 1654 Reads
·
|
|
|
Danjiraha Mareykanka ee Somalia oo la kulmay Soomaalida Minnesota.
Safiirka Dalka Maraykanka ee Somalia, Spephen Schwartz ayaa Shalay Kulan la yeeshay Bulshada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota.
|
· abdi on September 30 2016 ·
Read More · 881 Reads
·
|
|
|
Dad Somali ah oo maxkamadi ka hor istaagtay inay tukadaan waqtiyada shaqada.
Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada.
|
· ifraax on September 28 2016 ·
Read More · 743 Reads
·
|
|
|
Diyaarado Duqeymo ka Fuliyay Bariga Gaalkacyo.
Diyaarado Dagaal ayaa Duqeymo Xooggan ka geystay Deegaan Dhinaca Bariga uga aaddan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
|
· ifraax on September 28 2016 ·
Read More · 845 Reads
·
|
|
|
Guddiga Doorashada Dadban ee Somaliya oo maanta ka hadlaya xilliga doorashadu dhacayso
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee ka dhici doonta dalka Dhamdaaka Sanadkan 2016, ayaa lagu wadaa inay mar kale maanta ka hadlaan xilliga doorashada.
|
· ifraax on September 25 2016 ·
Read More · 734 Reads
·
|
|
|
Maxkamadda Hargeysa oo laba Qoys oo isku haystay wiil ku kala Saartay DNA.
Maxkamadda Degmadda Hargeysa, ayaa Go’aan ka gaadhay dacwad muddo sanad ah ka socotay oo ah laba qoys.
|
· ifraax on September 25 2016 ·
Read More · 901 Reads
·
|
|
|
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Somalia oo Khudbad ka jeedayay Shirka Qaramada Midoobay.
Wasiirka arimaha dibada Somalia, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa khudbad uu kaga hadlayo Xaaladda Somalia ka jeediyay Shirka Guud ee QM.
|
· ifraax on September 25 2016 ·
Read More · 802 Reads
·
|
|
|
Shirkadda Yahoo oo sheegtay in Dowladi ay ka Xaday Macluumaad Gaaraya 500 oo Milyan.
Shirkada Yahoo ayaa sheegtay in burcada internet-ka ah oo "dawlad taageero ka haysta" ay xadeen macluumaadka 500 milyan oo ciwaan.
|
· xaaji on September 23 2016 ·
Read More · 667 Reads
·
|
|
|
Deegaanka Moqokori oo ay la wareegeen Al-shabaab.
Al-shabaab, ayaa dhawaan la Wareegay gacan ku heynta deegaanka Moqokori oo ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
|
· abdi on September 21 2016 ·
Read More · 828 Reads
·
|
|
|
Dibadbax looga Horjeedo sheegashada Kenya ee Badda Somalia.
Dibadbax ballaaran oo looga horjeedo sheegashada dowladda Kenya ay sheeganayso qayb ka mid ah badweynta Somalia.
|
· abdi on September 21 2016 ·
Read More · 798 Reads
·
|
|
|
War Deg-Dega Siyaasi Cismaan Hindi Oo Ku Geeriyooday London Uk
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Allah How Naxariisto Cismaan Cabdulaahi Cigaal(Cismaan Hindi) Oo London, Ku Geeriyooday.
|
· ifraax on September 18 2016 ·
Read More · 792 Reads
·
|
|
|
29 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Magaalada New York ,USA
Qarax xooggan ayaa ka dhacay New York dalka Mareykanka halkaas oo ugu yaraan 29 qof ay ku dhaawacmeen.
|
· ifraax on September 18 2016 ·
Read More · 859 Reads
·
|
|
|
Diyaarad kuwa Qaadka Keena ah oo shil ku gashay Garoonka Diyaaradaha Bardaale.
Mid ka mid ah Diyaaradaha Qaadka ka keena Kenya ayaa la sheegay inay shil ku gashay maanta Degmada Bardaale oo ka Tirsan Gobolka Bay.
|
· ifraax on September 18 2016 ·
Read More · 857 Reads
·
|
|
|
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo ka Warbixiyay Xarun Diiwaan-gelineed oo la Weeraray.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, Cabdulqaadir Iimaan ayaa sheegay in goob Diiwaan-galineed oo ku Taallay magaaladda laascaanood.
|
· ifraax on September 13 2016 ·
Read More · 1057 Reads
·
|
|
|
Shir-Madaxeedkii IGAD ee Muqdisho oo lasoo Gunaanaday.
Shir-madaxeedkii IGAD ee Muqdisho lagu qabtay ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed ay ka mid ahaayeen in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya.
|
· ifraax on September 13 2016 ·
Read More · 964 Reads
·
|
|
|
Munaasibadda Ciidulodxada awgeed waxaanu hambalyo u hawada u marinaynaa beesha Daa,uud ismaaciil(Ciidagale)
Aniga oo ku hadlaya magaca jaalliyadda beesha Ciidagale ee ku nool dalka Ingigiriiska waxaanu munaasibadda Ciidulodxada awgeed hambalyo.
|
· ifraax on September 13 2016 ·
Read More · 837 Reads
·
|
|
|
Wasiir Cali Xaamud Jibriil,Wasiirka Goloyaasha Somaliland wuxuu ku si foobay maahmaah ....
Hakhsiyaad aan kala garan waayay danta gaarka ah iyo tan guud. wasiir Cali Xaamud oo ah shakhsi isku tilmaama inuu yahay furaha madaxweyne.
|
· ifraax on September 13 2016 ·
Read More · 819 Reads
·
|
|
|
Dabley Hubeysan oo Puntland u dhalatay oo Af-duubatay Gaadhi laga leeyahay Somaliland.
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ay niman dabley ahi afduubeen gaadhi nooca rakaabka.
|
· ifraax on September 10 2016 ·
Read More · 742 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo oo go'aamiyay in la kala saaro Doorashada Wakiillada iyo Madaxtooyada.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa maanta sheegay in kala saarayo doorashadda madaxweynaha iyo golaha Wakiiladda.
|
· ifraax on September 10 2016 ·
Read More · 787 Reads
·
|
|
|
Somaliland iyo Puntland oo Maanta maxaabiis Iswaydaarsaday.
Puntland iyo Somaliland ayaa maanta xadkooda kula kala wareegay Siddeed maxaabiis ah iyo laba Gaari oo ah nooca Noah-hada loo yaqaano oo kala shaqeeyay deegmooyinka.
|
· ifraax on September 10 2016 ·
Read More · 921 Reads
·
|
|
|
Man convicted of hate crime for Grand Forks Somali cafe fire receives 15 years.
A Minnesota man who pleaded guilty to a federal hate crime for firebombing a Somali restaurant across the border in North Dakota has been sentenced to 15 years in prison.
|
· abdi on September 08 2016 ·
Read More · 755 Reads
·
|
|
|