Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Cumar C/Rashiid oo shaaciyay inuu yahay murashax u taagan jagada madaxweynenimada.

Raisul wazaaraha Soomaaliya, Cumar C/Rashiid Cali ayaa shaaciyay inuu yahay murashax u taagan jagada madaxweynenimada doorashada sanadkaan.

· abdi on September 06 2016 · Read More · 834 Reads ·Print

Muqdisho oo maanta uusan Qaad kasoo dagin.

Magaalada Muqdisho ayaysan Maanta ka soo dajin wax jaad ah, balse deegaanno kale oo Somalia ka tirsan ayuu Qaad ka dagay.

· abdi on September 06 2016 · Read More · 767 Reads ·Print

Wadaadkaagaa Danlaawe Ah – Muqdisho Danbi Malaha.

Nin an saaxiibnahay oo ka tirsan madaxda hoggaamisa dawladda Soomaliya oo an qiyaastii 5 bilood ka hor iswareysaney.

· ifraax on September 06 2016 · Read More · 1008 Reads ·Print

Baaq Nabadeed oo ku socoda Deeganada Gobolka Sanaag Ceel Afweyn Dararweyne.

waxaan marka ugu horeysa tacsi u dirayaa eheladii iyo qaraabadii dhammaan dadkii ku geeriyoodey dagaalka ka socda deegaanada...

· ifraax on September 06 2016 · Read More · 732 Reads ·Print

Guddoomiye Cirro Oo Sharaxaad ka bixiyey Shir Lagaga Hadlayey Deegaanada.

Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sharaxaad ka bixiyay.

· abdi on September 04 2016 · Read More · 882 Reads ·Print

Iska-horimaad oo Ciidanka Booliis iyo Dad careysan ku dhexmaray Laascaanood.

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday, lix qof oo kalena ay ku dhaawacmeen iska-hor-imaad u dhexeeya ciidamada booliika.

· abdi on September 04 2016 · Read More · 885 Reads ·Print

University students hot targets for terror groups.

A surge in the number of students being arrested on suspicion of joining the Islamic State (Isis) has triggered alarm on the group’s recruitment efforts in the country.

· abdi on September 04 2016 · Read More · 960 Reads ·Print

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Ceel af-weyn.

Dagaal Beeleed shalay ka dhacay deegaanada Dararweyne iyo Dogoble, ayaa sababay dhimashada laba qof oo labada dhinac ka soo kala jeeday.

· abdi on August 31 2016 · Read More · 890 Reads ·Print

Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Kaantaroolka laascaanood.

Waxaa Goordhaweyd Ciidamo ka tirsan Kuwa Milateriga somaliland ay soo weerareen kaantaroolka bari ee magaalada laascaanood oo ay gacanta ku hayaan ciidamada booliska somaliland.

· abdi on August 31 2016 · Read More · 1039 Reads ·Print

Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Muqdisho.

Siyaasiyiin dhawr ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse aaminsan midnimadii burburtay ee Somaliya.

· abdi on August 31 2016 · Read More · 968 Reads ·Print

Afhayeenkii Kooxda DAACISH oo lagu dilay duqeyn.

Warar madax-bannaan oo laga helayo dalka Suuriya, ayaa sheegaya in duqeyn cirka ah lagu dilay afhayeenkii kooxda Daacish Abu Mohamed al-Adnani.

· abdi on August 31 2016 · Read More · 699 Reads ·Print

Dowladda Turkiga oo Canbaareysay Qaraxii Al-shabaab.

Dowladda Turkiga ayaa si adag u canbaaraysay Qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

· abdi on August 31 2016 · Read More · 868 Reads ·Print

Shacabka ha ka fogaadaan Meelaha lagu bixiyo Kaararka Aqoonsiga.

Al-Shabaab ayaa markii u horeysay waxay ka hadashay qaadashada Kaararka aqoonsiga ee bixintooda uu billaabay maamulka gobolka Banaadir.

· abdi on August 31 2016 · Read More · 640 Reads ·Print

Siyaasigaaga Ayaa Danlaawe Ah Muqdisho Danbi Malaha

Habeen dhaweyd ayaan TV-ga ka daawadey siyaasiyiin iyo odayaal ka soo jeeda Soomaaliland oo shir jaraa’id ku qabtey magaalada Muqdisho.

· ifraax on August 28 2016 · Read More · 892 Reads ·Print

Somalia’s Latest Selections Process & Somaliland: Here we go again!

Since the collapse of the Somali Democratic Republic state in 1991 and the reassertion of the people of Somaliland of their sovereignty in May 1991,

· ifraax on August 28 2016 · Read More · 874 Reads ·Print

Fahanka caqiidada “we & them” iyo saamaynteedaba..Q2aad

Aduunka sadexaad waxaa lagu qiimeeyaa oo ugu waawaynaa sadexdan qaybood waa siday ay wax u qiimeeyeene.

· ifraax on August 28 2016 · Read More · 874 Reads ·Print

Xukumada oo sheegtay in Diwaangalinta ay ka Bilaabidoonto Lix goobod oo waqooyiga Hargeysa ah.

Wasiiru-dawlaha wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay Lix Gobod oo muran ka taagnaa.

· abdi on August 27 2016 · Read More · 930 Reads ·Print

Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Shaaca ka qaaday in Dugsiyada Hoose lagu baran doono Af Soomaali.

Wasiirka Waxbarashada Somaliland, C/llaahi Ibraahim Habane, ayaa sheegay in dugsiyadda hoose caruurta wax loogu dhigo doono af soomaali.

· abdi on August 27 2016 · Read More · 806 Reads ·Print

Xisbiga Waddani oo Baabuur ugu deeqay Degmada Cusub ee Gunburaha.

Xisbiga Waddani oo uu u hadlaayey gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi Axmed Muumin Seed waxaa uu madasha ka shaaciyey gaadhi Cusub.

· abdi on August 27 2016 · Read More · 749 Reads ·Print

Muran adag oo kaTaagan Dhaqaalaha ku baxaya Doorashada Somalia.

Waxaa muran xooggan ka tagan yahay Dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka Soomaliya, xilli ay la isku dayayo in la dhimo tirada ergooyinka.

· abdi on August 27 2016 · Read More · 768 Reads ·Print

Al-shabaab iyo ciidamada DF Somalia oo ku dagaalamay qobolka Bakool .

Ugu yaraan 18-qof ayaa ku geeriyooday dagaallo labadii casho ee lasoo dhaafay ka socday deegaanno ka tirsan gbolka Bakool.

· abdi on August 24 2016 · Read More · 757 Reads ·Print

Banaanbax looga soo Horjeedo Booliska Canada oo lagu wado in ay ka dhacaan dhowr magaalo.

Hal bil ayaa laga joogaa markii uu geeriyooday Cabduraxmaan Cabdi oo dilkiisa lagu eedeeyay booliska Canada.

· abdi on August 24 2016 · Read More · 811 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>