|
|
Geeluna tawaawaca kolka biyaha loo tubo ways tibaax yaqaanaa .
Bulshadeena bari ilaa galbeed (Saylac ilaa Lascaanod) yar iyo wayn hadafka nololeed ee horumarka aqoonta iyo isku filnaanshiyaha shakhsiga ah.
|
· abdi on August 24 2016 ·
Read More · 779 Reads
·
|
|
|
Qaraxyo ay al shabaab ka sameysay Gaalkacyo oo ay Dad badan ku Dhinteen.
Waxaa ugu yaraan 20-qof ayaa ku dhintay, illaa 30-qof oo kalena way ku dhaawacmeen qaraxyo is-xigay oo saaka ruxay Waqooyiga Degmada Gaalkacyo.
|
· ifraax on August 21 2016 ·
Read More · 837 Reads
·
|
|
|
Hoobiyeyaal lagu Weeraray Wasaarada Gaadiidka ee Xukuumadda Muqdisho.
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa lagu weeraray xarunta Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
|
· ifraax on August 21 2016 ·
Read More · 879 Reads
·
|
|
|
Shalay iyo maanta isu ekaa "waa halkii Carabtee maa ashbaha alayl bil baarixa.
Maqaalkan waxa aan kaga faaloon doonaa Dooradhada Somaliland Ee La saadalinayo Sannada 2017 omaliland Election April 2017.
|
· abdi on August 21 2016 ·
Read More · 737 Reads
·
|
|
|
Fahanka qaaciidada “We & Them” iyo saamaynteedaba.
Aduunka waxay reer galbeedku ku fasiraan “We,& Them” Inaga iyo iyaga oo macnaheedu tahay “We (Western countries)Aduunka koowaad.
|
· abdi on August 21 2016 ·
Read More · 705 Reads
·
|
|
|
Booliiska Puntland oo lagu Wareejiyay Gaadiid loogu Talo-galay Xoojinta Ammaanka.
Maamulka Puntland ayaa maanta la gudoonsiiyay 40-gaari oo kuwa booliiska ah, waxaana gaadiidkan ku deeqday Hay’adda SSF, waxaana maamulka Puntland.
|
· ifraax on August 20 2016 ·
Read More · 746 Reads
·
|
|
|
Jeneraal Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday Gobolka Virgina USA.
Jeneraal Maxamed Cali Samatar oo xilal badan kasoo qabtay Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku geeriyooday gobolka Virginia ee Mareykanka.
|
· ifraax on August 20 2016 ·
Read More · 793 Reads
·
|
|
|
Trump oo booqanaya Minnesota si uu u kasbado kalsoonida Soomaalida.
Kadib in badan oo uu caro galiyay Donald Trump Soomaalida Mareykanka asagoo weeraro afka ah ku qaaday ayaa maanta wuxuu Trump.
|
· ifraax on August 19 2016 ·
Read More · 772 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Somalia iyo Xoghayaha Guud ee IGAD oo Maanta kulan ku yeeshay Xamar.
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Somalia kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha Guud ee IGAD.
|
· ifraax on August 19 2016 ·
Read More · 785 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo oo isku Shaandheen Golihiisa Wasiirada iyo Barasaabyada.
M adaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay xilli dambe isku shaandheyn balaadhan ku sameeyey golaha wasiirada.
|
· xaaji on August 15 2016 ·
Read More · 840 Reads
·
|
|
|
Ciidamada Somaliland oo albaabada isugu dhufatey Bandhig-faneed lagu waday in uu Hargeysa Ka cado.
Xukuumadda Somaliland, ayaa ku ceebawday Fannaannadda Soomaaliyeed ee Nasteexo Ciise [Nasteexo Indho], ka dib markii ay ka joojisay.
|
· ifraax on August 15 2016 ·
Read More · 1038 Reads
·
|
|
|
Mo Faarax oo ku guuleystay ciyaaraha orodka ee 10ka kun ee mitir.
C iyaaryahanka kasoo jeeda Soomaaliya ee Mo Faarax ayaa ku guuleystay orodka 10ka kun ee olombikada ee Rio ee dalkaasi Brazil.
|
· abdi on August 14 2016 ·
Read More · 681 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo isku khilaafay Sarkaal maalin ka hor looga dilay Duleedka Degemada Beledweyne.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ka dhax oogan Tahay Xoogag ka tirsan Al-shabaab oo ku kala sugan Deegaannada Luuq-Jeeloow.
|
· abdi on August 14 2016 ·
Read More · 638 Reads
·
|
|
|
Xasan Sheekh oo Saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka .
Xasan Sheekh oo Saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka.
|
· abdi on August 14 2016 ·
Read More · 704 Reads
·
|
|
|
Sheekh Aadan siiro oo ku baaqay in Somaliland laga badbaadiyo kacdoono Siyaasadeed.
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin kacdoono Siyaasi ah.
|
· ifraax on August 13 2016 ·
Read More · 824 Reads
·
|
|
|
Xukuumada oo Shaacisay inay u fidinayso cafis Siyaasiyiinta Somaliland ee Muqdisha jooga.
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay maanta inay cafis u fidisayso Siyaasiyiinta Reer Somaliland ee rumeysnaa mabda'a Somali Weyn.
|
· ifraax on August 13 2016 ·
Read More · 792 Reads
·
|
|
|
We, an umbrella organisation for the Somaliland communities in Europe, are writing to you to express our gratitude for your moral and political support.
|
· ifraax on August 13 2016 ·
Read More · 687 Reads
·
|
|
|
Mudanayaal waad ku mahadsantihiin ansixinta heshiiska D.P.World iyo Somaliland.
Tani waa nolol iyo horumar,guud ahaan geyiga somaliland,gaar ahaana gobolka Saaxil aad ayaan u soo dhawaynayaa una hanbalyaynayaa xubnaha golaha baarlamaanka.
|
· ifraax on August 13 2016 ·
Read More · 763 Reads
·
|
|
|
Golaha Wakiilada oo cod Aqlabiyad ah ku Anxiyey Heshiiska Xukumadu la gashay DP WORLD.
Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansixiyay heshiiskii ay xukuumada Somaliland la gashay shirkada DPWorld ee ku saabsanaa maal gashiga dekada Berbera.
|
· xaaji on August 09 2016 ·
Read More · 882 Reads
·
|
|
|
Nin Itoobiyaan ah oo soo Dacweeyay laba Ruux oo Suudaani ah.
Nin Itoobiyaan ah ayaa soo Dacweeyay laba Ruux oo Ganacsato Suudaani ah oo ku nool magaaladda Hargeysa, ayaa loo gudbiyey dacwadoodii Itoobiya.
|
· xaaji on August 09 2016 ·
Read More · 766 Reads
·
|
|
|
Danjiraha Mareykanka ee Somalia oo soo Gaaray Muqdisho.
Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa ku soo dhaweysay maanta Muqdisho safiirka cusub ee Dalka Marykanka ee Somalia,
|
· xaaji on August 09 2016 ·
Read More · 658 Reads
·
|
|
|
Abdirahman Abdi’s death ‘could and should’ have been prevented says coalition.
The Justice for Abdirahman’ coalition, a group formed after the death of Abdirahman Abdi say there is a crisis within the Ottawa Police Service on how it interacts.
|
· xaaji on August 05 2016 ·
Read More · 1032 Reads
·
|
|
|