Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Siday u baahnayd uma aad bilin.

Muuqaalkeeda waxaad ka arkaysay darxumada ka muuqata dhamaan oogadeeda,waxaad degdeg u halacsanaysaa diifta iyo baylahda ka muuqata guudkeeda.

· xaaji on August 05 2016 · Read More · 696 Reads ·Print

Mawqifka Turkiga ee Qaddiyadda Somaliland iyo Aragtida Dallada SSE.

Waxa bishan July 15kii 2016 ka dhacay dalka Turkiga af-gambi dhicisoobay. Marka dhan laga eego isku daygaasi af-gambi wuxuu ahaa mid aad looga xumaaday.

· xaaji on August 05 2016 · Read More · 935 Reads ·Print

Muuse Biixi Nin Hayin Ah Baa Kursiga Uga Horeeyee, Dulqaad Iyo Debecsanaan Baa Laga Doonayaa.

Muuse Dabeecad wanaag iyo Dabacsanaan ayaa Looga Baahan yahay Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.

· abdi on August 02 2016 · Read More · 792 Reads ·Print

Ma itaqaanaa? si fiican ii eeg? yaan kula eekahay?

Waxaan ahay somaalilander waxan ku jiraa xabsi, mudo ayaan xidhanahay sababta la'ii xidhay ma mooganid, waad taqaanaa, haddana waan kuu sheegayaa.

· ifraax on August 02 2016 · Read More · 1426 Reads ·Print

Gudoomiyaha Wadani oo Lacag ugu deeqay Wanqalka Degmada Cusub ee Bali-Mataan.

Gudoomiyaha golaha wakiilada isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo wafti balaadhan.

· xaaji on July 31 2016 · Read More · 1062 Reads ·Print

Khasaarihii Weerarkii Dhismaha CID-da iyo Al-shabaab oo Sheegatay.

Ugu yaraan 15 ruux oo ay ku jiraan Kooxihii weerarkan ka dambeeyay ayaa ku geeriyooday Weerarro is-miidaamin iyo toos ah oo xoogag ka tirsan Al-shabaab.

· xaaji on July 31 2016 · Read More · 824 Reads ·Print

Xildhibaan hore Saalax Badaado ayaa ka mid ahaa Raggii fuliyay Qaraxyadii shalay.

Xildhibaan hore Saalax Badaado ayaa ka mid ahaa Raggii fuliyay Qaraxyadii shalay.Idaacadda ku hadasha Afka Al-shabaab ee Andalus.

· abdi on July 27 2016 · Read More · 740 Reads ·Print

Xisbiga Dimuqraadiga oo u Xushay Hillary Clinton Doorashada Sannadkan.

Xisbiga Dimuqraadiga, ayaa si rasmi ah u magacaabay in xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxtinnimo.

· abdi on July 27 2016 · Read More · 765 Reads ·Print

A Somali-Canadian critically injured during arrest has died.

A Somali-Canadian Ottawa man with mental health issues who was taken to hospital in critical condition on Sunday after police tried to arrest him has died from his injuries.

· xaaji on July 26 2016 · Read More · 921 Reads ·Print

Soddonkii Maalmood ee oo aduunka gilgilay.

BREXIT Maxay ka dhigan tahay Brexit?Waa ereyga Loo isticmaalayo kabixitaanka  UK ka baxayday EU – ayaa eraya Britian BR PLUS Exit waxaanad helaysaa.

· xaaji on July 26 2016 · Read More · 919 Reads ·Print

Wadaad bal warran?

Dhalliinyaro dhiirran oo wadaadada si aad ah ugu wayraxsan ayaan inbadan qoraaladooda daalacday. Sidaa si lamid ah kuwo  iyana difaaca wadaadada.

· xaaji on July 26 2016 · Read More · 842 Reads ·Print

Waan Guddoomay Caleemmo-saarka Murashaxnimada ee Xisbiga Jamhuuriga.

 Ayadoo shalay loo doortay Donald Trumph inuu noqdo murashaxa doorashada ee u tartamaya madaxweynenimada Mareykanka.

· ifraax on July 22 2016 · Read More · 675 Reads ·Print

Madaxweynaha Somalia oo Ammaanay Ciidanka Kumaandoosta Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya, ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, Xasan Sh. Maxamuud oo shalay kormeer ku tagay xerada ciidamada.

· ifraax on July 22 2016 · Read More · 739 Reads ·Print

Ciidammo Cusub oo ka Socda Dalka Uganda oo soo Gaaray Magaalada Muqdisho.

Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho.

· abdi on July 18 2016 · Read More · 813 Reads ·Print

Fannaankii Shay Mire Dacar oo Hargeysa ku geeriyooday.

Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa fannaaniinkii Cabdullaahi Mire Dacar (Shay Mire Dacar) oo ka mid ahaa fannaaniinta Soomaaliyeed.

· abdi on July 18 2016 · Read More · 732 Reads ·Print

Guddomiye Cirro Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayey Oo Soo Kormeeray Dagmooyinka Ceel-Afweyn Iyo Gar-Adag .

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo weftigii ballaadhnaa uu hoggaaminaayey ee SAMA-WADE oo muddooyinkan ba socdaal.

· abdi on July 18 2016 · Read More · 1082 Reads ·Print

Xafladda ay isugu yimaadeen cuqaal iyo waxgaradka beesha Ciidagale Oo Maanta Ka Dhacay Hargaysa

Waxaa Magaalada Hargaysa ka Dhacay Kulan balaadhan oo loogu diyaar garoobayo Xafladda Wan-qalka Degmada Cusub Ee Balli-Mataan.

· abdi on July 18 2016 · Read More · 702 Reads ·Print

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay Xaalada Madaxweyne Siilaanyo oo ku sugan Turkey-ga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo booqasho nasasho ah ku tagay dalka Turkiga.

· ifraax on July 16 2016 · Read More · 862 Reads ·Print

Somaliland Oo Shirkado Caalami Ah u Wakiilatay ilaalinta Dheefaha Dekadda Berbera.

Xogo cusub oo ku saabsan diyaarinta heshiiska maalgashiga casriyaynta dekadda Berbera ee shirkadda DP World iyo xukuumadda Somaliland.

· ifraax on July 16 2016 · Read More · 732 Reads ·Print

Erdogan: Aniga Ayaa Weli Dalka u Talinaya Kadib Afgambi Dhicisoobay.

Recep Tayyip Erdogan, madaxweynaha Turkiga ayaa talefishinka kasoo muuqday kadib afgambi dhicisoobay oo dalkaa ka dhacay 24kii saac ee lasoo dhaafay gudahooda.

· ifraax on July 16 2016 · Read More · 689 Reads ·Print

Al-shabaab oo Maanta weerar gaadmo ah ku dilay askar ka tirsan ciidanka Kenya.

Al-shabaab ayaa maanta weeraray kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidammo Kenya ee AMISOM ka tirsan oo ay wehliyeen kuwo Soomaali ah.

· ifraax on July 15 2016 · Read More · 866 Reads ·Print

Feysal oo eedeyn u jeediyay Xisbiyada kale iyo Guddiga Doorashooyinka.

Faysal Cali Waraabe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo magaaladda Ceeri-gaabo, ayaa xisbiyadda kale ku eedeeyey inay bilaabeen olole aan sharcigu u banayn.

· ifraax on July 15 2016 · Read More · 959 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>