|
|
Xogo Cusub oo laga Helay Heshiiska Dekeda Berbera ee DP WORLD iyo Somaliland Dhex maray.
Halkan ka daawo Xogo Cusub oo laga Helay Heshiiska Dekeda Berbera ee DP WORLD iyo Somaliland Dhex maray .
|
· ifraax on July 14 2016 ·
Read More · 747 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo magacaabay todoba Degmo oo Cusub.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4090/072016.
|
· ifraax on July 14 2016 ·
Read More · 982 Reads
·
|
|
|
Golaha Wasiirada Somalia oo Maanta ka hadlay weerar lagu qaaday saldhig ay Al-shabaab.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu shir-gudoominayay RW ku-xigeenka Somalia.
|
· ifraax on July 14 2016 ·
Read More · 755 Reads
·
|
|
|
Hoggaamiyaha Al-shabaab oo Khudbadiisii ugu Horreysay kaga Warramay Arrimaha Soomaaliya.
Hoggaamiyaha cusub ee Al-shabaab, Axmed Diiriye oo Al-shabaab ay u taqaanno, Sh. Cumar Abuu-cudbeyd ayaa markii ugu horreysay hadal jeediyay.
|
· abdi on July 13 2016 ·
Read More · 674 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta ka Qayb-galay Aaska John Drysdale.
A llaha u naxariistee, Cabaas Idiris (Ex.John Drysdale) oo hore xilal uga soo qabtay Somaliland Wakhtigii Gumaystaha, isla markaana Sannadkii 2009-kii Diinta Islaamka.
|
· ifraax on July 12 2016 ·
Read More · 868 Reads
·
|
|
|
Nin Soomaali ah oo Si Cunsurinimo ah Shaqo Loogu Diiday Wadanka Canada.
Jaamac Xaaji Yuusuf, waa nin Soomaaliyeed oo ku dhashay kuna barbaaray aadna wax ugu bartay gudaha dalka Canada ee Waqooyiga Amerika.
|
· xaaji on July 08 2016 ·
Read More · 747 Reads
·
|
|
|
Shan Nin oo Somali ah oo lagu maxkamadeeyey wadanka jarmalka.
Maxkamad ku taalla Waddanka Jarmalka ayaa ku xukuntay Xabsiyo kala duwan shan rag ah oo la sheegy inay u Dagaallameen Al-shabaab oo Dagaal kula jirt dowladda Somalia.
|
· xaaji on July 08 2016 ·
Read More · 782 Reads
·
|
|
|
Jaaliyadda Soomaalida ee ku Nool Minneapolis oo Si weyn u ciidey.
Xarunta ugu wayn ee shirarka Magaalada Minneapolis ee lagu magacaabo Minneapolis Convention Center ayaa waxaa shalay Subaxnimadii soo buux-dhaafiyay kumannaan.
|
· xaaji on July 07 2016 ·
Read More · 824 Reads
·
|
|
|
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in ay Somalia ka Caawinayso Dib u dhiska Ciidamada Millateriga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay ka taageerayso xukuumadda Somalia.
|
· xaaji on July 07 2016 ·
Read More · 747 Reads
·
|
|
|
Warsaxaafadeed Baaq Hambalyada Ciida Fidriga.
Dallada xidhiidhisa bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) waxay dhammaan bulsho-weynta Islaamka.
|
· xaaji on July 06 2016 ·
Read More · 687 Reads
·
|
|
|
G/ J beesha Daauud Ismaaciil ee dalka Ingiriiska oo munaasibadda ciidul fitriga awgeed hambalyo u diray..
Annagaoo ah Jaalliyadda qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaacil(Ciidagale) waxaanu munaasibadda ciidul fitriga awgeed hambalyo ugu dirayna umadda muslimiinta.
|
· xaaji on July 06 2016 ·
Read More · 911 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Puntland oo Kala diray Golihii Deegaanka Gaalkacyo.
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Wareegto ku kala diray Golahii Deegaanka ee degmada Gaalkacyo.
|
· xaaji on July 04 2016 ·
Read More · 713 Reads
·
|
|
|
Hawl-gallo lagu Raadinayo Xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka soconaya Degmada Balad-xaawo.
Ciidamada Dowladda Somalia, ayaa Hawl-gallo Kawada Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo saraakiishu ay sheegeen inay ku baadi-goobayaan xubno ka tirsan Al-shabaab.
|
· xaaji on July 04 2016 ·
Read More · 830 Reads
·
|
|
|
Haweeney Soomaali ah oo Argagixisonimo lagu Haystay Muddo dheer.
Labo sano ka hor hayadaha sirdoonka ee Mareykanka ayaa sheegay in Aamina Maxamuud Ciise ay u sheegtay xubno ay iskula jireen bulsho.
|
· ifraax on July 03 2016 ·
Read More · 824 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Xasan oo 01-da Luulyo Awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahsoon.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo Midnimada Dalka awgeed ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon.
|
· abdi on July 01 2016 ·
Read More · 849 Reads
·
|
|
|
Dadkii Qaraxyada Ka Geystay Istanbul oo La Sheegay Inay Ahaayeen Ajinabi.
Dawlada Turkiga ayaa sheegtay in raggii qaaday weerarkii qaraxyada loo adeegsaday ee dhawaan lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Ata-Turki ee Istanbul.
|
· abdi on July 01 2016 ·
Read More · 733 Reads
·
|
|
|
Gudoomiye Ciro Dubai kula kulmay Shirkada DP World ee Dekeda Maal galinaysa.
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ugu weyn Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa martiqaad rasmi ah u fidisay.
|
· xaaji on June 27 2016 ·
Read More · 845 Reads
·
|
|
|
Somali Taksiile ah oo lagu dhaawacay Lousville, Gobolka KENTUCKY.
Maagaalada LOUISVILLE, Kentucky ayaa waxaa lagu dhaawacay nin tagsiile ah oo Soomaali ah.
|
· ifraax on June 27 2016 ·
Read More · 770 Reads
·
|
|
|
Dallada SSE waxay munaasbada 26ka Juun u aragtaa maalin lagu xasuusto markii aynu luminay Qaranimadii.
Dallada SSE waxay munaasbada 26ka Juun u aragtaa maalin lagu xasuusto markii aynu luminay Qaranimadii iyo Xorriyadii aynu ka helnay boqortooyada Ingiiriska.
|
· ifraax on June 27 2016 ·
Read More · 710 Reads
·
|
|
|
Midowgii Somaliland iyo Somalia Wuxuu Noqday MADHALEYS aan la Mahadin.
Xaflada balaadhan oo loogu dabaal degayo sanad guurada 56aad ee ka soo wareegtay markii calankii ugu horeeyey la saaray dhul soomaaliyeed.
|
· abdi on June 26 2016 ·
Read More · 993 Reads
·
|
|
|
Wasiir Cali Waran-Cade oo kulan la Qaatay Cuqaasha Gobolka Togdheer.
Wafdi Wasiirro ah oo ka tirsan Somaliland, ayaa kulan Albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay cuqaasha iyo madaxdhaqameedka gobolka Togdheer.
|
· abdi on June 26 2016 ·
Read More · 858 Reads
·
|
|
|
Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID Rooda A. Yaasiin oo lagu Xiray Degmada Abdaal.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee gobolka Saaxil, Rooda Axmed Yaasiin ayaa xalay lagu xidhay xabsiga saldhiga degmada Abdaal ee gobolka Saaxil.
|
· abdi on June 26 2016 ·
Read More · 928 Reads
·
|
|
|