Somalilan waa dal ay ku dhaqan yihiin mujtamac kala duwan kuwaas ku bahoobay
diin kaliya , dawlad kaliya ,calan kaliya iyo luqad kaliya.
waxay in badan umadani ku jirtay halgan aad u adag oo ah dhinaca horumarka
bulshada siyaasada iyo ta ugu xooog badnayd oo ahay dhinaca dhaqaalaha
hadaba ma maraynaa ayaad u malaynaysaa wadadii saxda ahayd
ee lagu gadhi lahaa guusha wayn mise qolada siyaasiyiinta ayaa marba meel
cayaar inooga tumaaya oo umadiina kala qaybinaaya
Rag inuu galad badan Gobol inuu wacnaado
guudka saarto nimcada gunta midhaha buuxsado
ragana kaba godoomoo gobolkalana gaabiyoo
gaashaanka looqabto gawrac loo adkeeyo