maansadan heemaal mwaa maanso xaqiiqiyan ka waramaysa xornimadii somaliland oo dadka necebi ay u yaqaaniin xornimadii gobolada waqooyi xaqiraad darteed ayaanay u karin maga dhabta ah ee ay kula soo midowday waxa kale oo ay ka hadlaysaa wixii ay dhashay gobonimadaa iyo midowgeediiba waana tan ee akhris wanaagsan waxaanay soo baxday 18.11.1990