Daawo Sawirada: Kulankii Jaaliyada Seattle Washington iyo Gudoomiyaha Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi.
Posted by xaaji on June 02 2013 23:30:50
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna sawirrada kulankii caawa dhexmaray jaaliyada gobalkan Washington iyo nawaaxigeeda ku nool.
Extended News
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna sawirrada kulankii caawa dhexmaray jaaliyada gobalkan Washington iyo nawaaxigeeda ku nool iyo Gudoomiyaha Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi.
Xafladan oo ahayd xaflad si heer sare loo soo agaasimay dad badi soo dhowayeen.





Magaaladan Seattle Washington ayaa baryahan danbe isku badeshay xarun xisbiyada Somaliland ku loolamaan.
Dhowr bilood ka hor ayaa waxa magaaladan ka dhacay kulan kan la mid ah oo uu xisbiga UCID. Musharaxa madaxwaynaha xisbiga ucud ku soo bandhigaan awoodooda.
Waxa Kaloo ku xigay kulan kale oo uu asna uu ku qabtay Prof. Axmed Ismacil Samatar, Kulankaas ayaa sabab u noqday in Prof Axmed Ismaaciil Samatar kaga soo diga rogto ka mid ahaanshaha dowlada faderaalka Somaliya.
Prof. ayaa xiligan ku sugan Somaliland