Roobab duufaano wata ayaa ka da 'ay gobalka New York ee Cariga Mareykanka. Exclusive Hargeysa Online
Posted by xaaji on June 08 2013 04:31:48

Waxaa isbuucii la soo dhaafay ka da'ay gobolka New York roobab dhibco waaweyn leh dabeylona wata,roobaabkaasoo xanibay gaadiidka isku kala goosha high wayada iyadoo laga qabay cabsi weyn ayaana ilaa iyo hada waxba lagu noqon.

Extended News

Exclusive Hargeysa Online,New York